Комментарии:
Diiniyoo camoo wax badan baa warkaas oo kale been noqotay ee naga hubi
ОтветитьNinkan Runta ma sheegaa mesha Wan ku cusubahay
Ответитьninkan waa kadaab weyn waxaa lasiiyaa lacag dhan 150
ОтветитьNabad sugid ayaad ku waalatay
Ответитьwarya alle ka baq jooji beenta aad u tahay gaaljaceylka
ОтветитьGuul somalia 🇸🇴 Guul Guul
ОтветитьWaa wadan dowlado kale ay xukumaan ee aysan xukumin dadka sheeganayo inay madax yihiin
ОтветитьDalku.cadalad.ayu ubahanyahy
Waliba dagdag ah inlagu.ficiltamaina
Daninoma.aha.wakhtigan anjono
Inlagudagalamo gudaha magalada
Muqdisho wanasibdaro
Maxamed Diini Wll Lacak maa soo qaadatey sxp
ОтветитьBeenale
ОтветитьWaa nasiib taro in maraykan madaxda ciidanka somaaliyeed isagu mamulo waa faragalin shisheeye waxaana ceebtas nabaday xasan ee rabi hanooso celiyo qaraniimadii somaaliya
ОтветитьSOOMALIYA ALAAHA USOO CELIYO QARAANIMADII MADAX BANAANIDII IYO SARAAYNTII AYLAHAANJITA AAMIIN🇸🇴
ОтветитьHAYEE AAWAY MEEDKI ALSHABABKII LA DILLAY 🤣🤣🤣 ILLEEN PUNTLAND 👑🇸🇱❤️ WAA LA ARKAY MEEDADKII DACISH OO LA DILLAY 👁👁 BEENTA DHAAFA HASSAN DHIIQO ASAGA AYAA ALSHABAB AH IYO KUWA VILLA SOMALIYA💣💣💣🔥🔥🔥☄️☄️☄️☄️
ОтветитьMadax waayn farmaajo waa cokii ku aadana lakiin madaxda hada somaaliya haysata maahan kuwo u adeega ama dhibaatada haysa dadka somaaliyeed kanaxa ee wa kuwo jeebkoda iyo danaha reer shisheeya o ah cadawga somaaliya bay ushaqeeyan
ОтветитьGo'aankan waa mid muhiim ah in la wadda tashado sidii dalka maamuli laha oo ah mida Somalia wax looga qaban laha.
Somalia malaah karan koox yar oo isbahaystay inay taliyan dalkan go'odka ku sii dhacaya,
35tii sano ay ku jirtay Somalia buurburka waxaa hogaanka u hayay kooxo arxan lawayaal ah oo dhacay hantidii shacabka Somaliyeed kuwaas oo Dan ka lahayn dadka iyo dalka.
Waxaa dhamaaday waqtigii kooxahaas burcaada ah hogaankoodii.
Muhimaddu waxaa weeye in la hello kuwii wixii qaldamay sixi laha.
Marankanka asigaa taakuleeyo shabab ee sidee ku duqeyey
Ответить