Maxaa Kusoo Kordhay Gaabdhihii caanka ahaa ee Muqdisho Lagu Xiray?

Maxaa Kusoo Kordhay Gaabdhihii caanka ahaa ee Muqdisho Lagu Xiray?

Dalsan TV

1 месяц назад

2,911 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@khalidabdullahi5492
@khalidabdullahi5492 - 25.05.2024 16:23

Xildhibanada dadaka guryaha ka haystana waa lagusoosocdaa alxd.sasawaye...

Ответить
@husseinaden7560
@husseinaden7560 - 25.05.2024 15:02

Mnsha allah police ka somaaliyeed guul,ilaahay ha idin la garab galo hawshasha culus ee aad haysaan

Ответить
@siradm
@siradm - 24.05.2024 19:37

Waa ku ammaanaynaa dowladdu shaqada ay hayso.

Ответить
@roodo2246
@roodo2246 - 23.05.2024 22:49

Madaxa laqabto waayo ku xil ka haayo wadanka ayaa ugu riyaqo oo baraha bulashada latagan nagahan iyo nimankan hadii runta leysku sheeko sheeko laso dhisay ayeey ku socadaan dal iyo dibadba ragwayen gurban u haayo

Ответить
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 - 23.05.2024 21:43

Dhalinyaradu eed malahan waayo mar hadii madaxdii dalka ay dadka dhegaha oogu shubayaan qabiilka dadka aanan arag dowlad sidayda oo kale inaan gadaal u noqono maxaa diidaya??????

Ответить
@munahussein9687
@munahussein9687 - 23.05.2024 18:54

Caan kuye wa mooryan ee wa in sharciga laguqada,magalade xamarba waxey ku heystan xaran hala xukumo

Ответить
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz - 23.05.2024 18:52

Qabiila waa dhintaya

Ответить
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz - 23.05.2024 18:51

Sax

Ответить
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 - 23.05.2024 18:51

qofki garsoorayasha maxkamad.dhahayan.laluush.aya qateen waa in ay kenaan cadeymo hadey keeni wayaan waa in xukun lagu rida

Ответить