HUBAAL CAASHAQ FARTUUN BIRIMO

HUBAAL CAASHAQ FARTUUN BIRIMO

WAJIREAN ONLINE RADIO

10 лет назад

928,559 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@salmaanjr1005
@salmaanjr1005 - 20.12.2023 18:14

Heestan waxa iigu dambaysay inan dhegeysto 2011 wakhtigu orod badana maantana taariikhdu waa 20/12/2023 sanadki cusba 2024 waxa ka hadhay 10 cisho alle nabad qab haynagu gaadhsiiyo haynoogana dhigo sanad aynu barwaaqysano dhamaanteen

Ответить
@apdimajiidali5336
@apdimajiidali5336 - 11.12.2023 16:28

WXtigan dawanay /12/2023 🧤

Ответить
@user-dq8ql7gt9p
@user-dq8ql7gt9p - 19.11.2023 09:46

18:11:2023 hada iga dan beeyso like dhac kusii 😂😂❤

Ответить
@mohamedarab215
@mohamedarab215 - 15.09.2023 16:08

Meel ladhaho caafi ayaan ku dhegeysan jiray heestaan

Ответить
@bobbyhuska6758
@bobbyhuska6758 - 12.09.2023 15:04

Birimo Legendry girl 😢

Ответить
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 - 23.08.2023 14:19

Allaha noo danbi dhaafo dhamaanteen aamin

Ответить
@Hurre43
@Hurre43 - 15.08.2023 22:22

Ifka hiilku weeyee
Ruuxna ruux ma haybsado
Haddii hoyga aakhiro
Loo kala hayaamo! 😢


Adduunka inta aannu dul joogno ayaan wax isu tari karnaa uun. Aakhiro waa qof walba iyo camalkii.
Eebboow magantaa. 🤲

Ответить
@Hurre43
@Hurre43 - 15.08.2023 22:15

War ciddii igu dhaanta ha ila wadaagto xogta heestaan. Heestaan "Hubaal Caashaq" ma Fartuun baa asalkeedaba leh oo abwaankii ereyada sameeyay uu u dhiibay mise waa looga horreeyayoo dib bay ka soo qaadday heesta?
Qofkii xog ka haya. 🙏

Ответить
@user-tp6zy3pq1o
@user-tp6zy3pq1o - 10.08.2023 12:20

Hestan dumishey jcel amin

Ответить
@user-qz9pc4sq6z
@user-qz9pc4sq6z - 19.06.2023 18:32

2023 qofki wali Hastan dawanaayo waan salamaya

Ответить
@issackabdi8455
@issackabdi8455 - 14.05.2023 10:12

my childhood memorieessssss wlh

Ответить
@mohamedshakani8653
@mohamedshakani8653 - 12.05.2023 15:34

It's Friday 12th of May 2023, watching still in same position i was watching it 5 years ago. It never gets old.

Ответить
@nurdinomar5754
@nurdinomar5754 - 11.05.2023 02:49

My favorite 🥰😊

Ответить
@fahiimahassan5313
@fahiimahassan5313 - 05.05.2023 17:27

Waah waaah😂❤

Ответить
@user-gl9bl9cs7i
@user-gl9bl9cs7i - 04.05.2023 12:17

Amazing voice ❤❤

Ответить
@abdulqadiraweyshaydar3052
@abdulqadiraweyshaydar3052 - 01.05.2023 18:48

2023❤❤

Ответить
@yassinjamac9312
@yassinjamac9312 - 30.04.2023 11:30

Boqarada dumarka somaliyed
Codkeeda aad ban u jclhy birimo

Ответить
@abdullaahimohaali4645
@abdullaahimohaali4645 - 22.04.2023 22:53

Absolutely correct I like it was good song birimo 👌

Ответить
@SOMALIlyrics12
@SOMALIlyrics12 - 22.04.2023 13:31

2023❤🎉 eid Mubarak somali maxamed

Ответить
@ipraahimadan1741
@ipraahimadan1741 - 22.04.2023 07:04

22/4/2023 waxan salama dadka gadaalkey dhegeysan doono

Ответить
@khadijajiran7737
@khadijajiran7737 - 10.03.2023 17:36

Hooyo mcn waxbadan waaso heeste markan fanka kabax inuu ilaxi jano kugaliyo intaa aqriso haigagarsiyo f.tun birimo anigo hagesanayo Ayan oyee ayathan unehee

Ответить
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre - 02.03.2023 20:21

Xasuusti 2014😢🙈

Ответить
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia - 14.02.2023 07:24

Allah caafiyo jooqle laxankan cajiibka ah asiga leh
Codka fartuun

Ответить
@manalabdirizak4962
@manalabdirizak4962 - 03.02.2023 19:12

Memory am here 2023

Ответить
@azzadeid5131
@azzadeid5131 - 27.01.2023 14:42

27 , janeary 2023 qofka dhagaysanaaya walliba jiifka iyo fadhi isku dhex jira kudawanayaa waan sallmayaa

Ответить
@maahiraadanjoiseph9673
@maahiraadanjoiseph9673 - 06.01.2023 22:17

Heestydii mcneyd alla mxan xili jawi degan iyo Carro udgoon Bdn kugu so raaxeystay🤣🥰

Ответить
@abdiaziizmohamed7002
@abdiaziizmohamed7002 - 30.12.2022 22:44

2023 hadad heestan jiif ku daawaneysid aad Ila mid tahay like iisaar

Ответить
@abdulaahixasan7642
@abdulaahixasan7642 - 25.12.2022 19:15

25/12/2022 inta daawaneysa like me😁💔😭😫

Ответить
@rushdaa1840
@rushdaa1840 - 15.12.2022 08:00

I never get tired of listening to this song 🥰🥰

Ответить
@mohamedabdirashiid2543
@mohamedabdirashiid2543 - 14.12.2022 16:36

Nin layidhaahdo ahmed abdi warsame "ahmeto" ayaa i baray heestan ❤️❤️

Ответить
@amishahassan5790
@amishahassan5790 - 08.12.2022 23:08

I'm watching this son 8/12/2022 ilove it,

Ответить
@sharkashire4476
@sharkashire4476 - 29.11.2022 11:06

Damn the voice and the song on top birimo

Ответить
@kaafisoshiiq5572
@kaafisoshiiq5572 - 29.10.2022 20:48

Malaga yabaa in somaliya qarax ka dhamaado 290ct 2022 qarax aya dhacaa tolow 29oct 2050 sidee noqndontaa

Ответить
@qaysarcabdiwali7184
@qaysarcabdiwali7184 - 20.10.2022 14:45

Hees qiraleh fartuun birima

Ответить
@moha_adan
@moha_adan - 18.10.2022 14:31

My favorite song Still watching this song 18-10-2022😊❤

Ответить
@deeqa445
@deeqa445 - 10.10.2022 02:05

Ano caawa dageesanay heesta wlhi ila hada hurdo wan iska layhy runtii Ax 💔💔 qof tan horta halkee bay ku nooshahay horta asxabay Mach Allah danbigaga ilahay ha dafo wlaley 🥰🥰

Ответить
@dhuubo.....
@dhuubo..... - 08.10.2022 09:14

8/10/2022
Waa markale iyo jacayl dareen

Ответить
@m.j.u.a.j.i721
@m.j.u.a.j.i721 - 03.10.2022 22:54

Nice song

Ответить
@simiranbebbran8046
@simiranbebbran8046 - 03.10.2022 14:03

Wxan mar waliba xasuustaa Gabar si xun ii gashay on waliba an jeclahy

Ответить
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 - 30.09.2022 23:45

The best song émotionnel

Ответить
@asmaabdulkadir6390
@asmaabdulkadir6390 - 19.09.2022 22:09

Still she has more energy m.a

Ответить
@japyareofficial5903
@japyareofficial5903 - 14.09.2022 11:48

2022

Ответить
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 - 12.09.2022 02:17

12/09/2022 present

Ответить
@maankaabdi580
@maankaabdi580 - 11.09.2022 14:46

11/09/2022 yurup ayaan ka dawamaya qabowga aad la yaabiso qaas ahaan xaawo casir🤣🤣
Hubaal aragtidadee markan ku halacsaday sow jacaylka ima helin🤩🤩🥰

Ответить
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 - 02.09.2022 00:33

02/9/2022 jimce waa haben xalda jacayl cakirantahay ee ha la iiso ducayo

Ответить
@cwaaxid3695
@cwaaxid3695 - 01.09.2022 22:18

Hees taan qafkii daa wa naaya 2022
Like ta isoo saar mhd sanid 🙏🥰💯💯

Ответить
@anisamohamed6019
@anisamohamed6019 - 27.08.2022 19:51

Hesta xasuus bey galisay cawa
Hestaan mar wxa xasusta wiil an friends ka nahay social media aya so sarn jiray sa wa jeclady iso dir ban ku iri wu iso diray ilaa io hda cawa dawanayo 27/8/2022 telkyga wey ku jirta wilkiina manta wu inga hoseyaa😥😥 gacan ka xaqdaran ba ku dishay magalda Minneapolis dalka mareykanka🥺 16/March/2021
Hamze alow ku naxariiso wll 😥🤲 intii iga dnbeyso si niyd ah iguso duceya wllayaal🙏🙏🙏🙏🙏😥

Ответить
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 - 27.08.2022 02:18

Waw 2009 heestan iyo ceelafweyn waansoo doonsy maxaanu asxaab. Wàda dhagaysanay

Ответить
@user-nc5gy8dv3l
@user-nc5gy8dv3l - 27.08.2022 00:05

Still I'm here 🧐2022

Ответить