SICIID QALINLE ||  SIDA LAYLA IYO QAYS  || wadne kaabe official || 2022

SICIID QALINLE || SIDA LAYLA IYO QAYS || wadne kaabe official || 2022

NAGIIB WADNE KAABE🎙️

2 года назад

608,096 Просмотров

CODKA SICIID QALINLE
KABAN CABDI QURBAANI
CAMERA AND EDITING
CABDIQANI ADDISON
VOICE RECORDER
DIGAALE YARE


MY REAL CHANNEL
SOMALI SINGER🎤
NAGIIB WADNE KAABE
PLEASE SUBSCRIBE
🥅GOAL 100K⚽

Тэги:

#WADNE_KAABE #NAGIIB_WADNE_KAABE #WADNE #JACAYL #FANKA_IYO_SUUGAANTA #BARMAAMIJKA_SANADKA_CUSUB #QARAAMI #QAACI #HEESO #HEESO_JACAYL
Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@user-jy8ke2sm5x
@user-jy8ke2sm5x - 05.01.2024 08:12

Somali song manshaalla

Ответить
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 - 26.07.2023 11:19

catoosh socdaal balbalaarka iyo dadki baroorta loogu talo galay ayaad noo kenaysa adeer fanku waa dhaxal waqooyi

Ответить
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h - 17.07.2023 21:47

Sida layliyo qaays yaan u
Laasimayo hurda kaama
Ladoo lama yeesho xidhiidh dumarkii lumiyee

Ответить
@NaasiremailGahayr-ph5xo
@NaasiremailGahayr-ph5xo - 16.07.2023 01:19

We

Ответить
@ismaciiFarsamo-lh7kv
@ismaciiFarsamo-lh7kv - 03.07.2023 15:19

Sxb waan kutageere ilaahey balo kumatuso

Ответить
@RamadanAto-qs9iv
@RamadanAto-qs9iv - 10.06.2023 13:21

Qalinle waa Fanaan Waqti badan Ayaan Asxaab Ahayn isku team ahayn wan Isla soo korney Hal weel wax ku wada Cunay intaa waxa Sii dheer inan Ilmo Abti ilmo eedo ruma aan nahay❤️

Ответить
@xuseencali8689
@xuseencali8689 - 05.06.2023 20:47

Oday iyo nin

Ответить
@salaadsalaadmaxamed
@salaadsalaadmaxamed - 23.04.2023 16:19

M.a halkeeda ayaa dhigtay jiilka hada jiro ee fanka ah poqorka cod adiga waaye zxp waxaan ahay taageerahaaga 1aaad fanka madaxa ka maamulaynaaa

Ответить
@mahamedyare672
@mahamedyare672 - 19.04.2023 00:43

Heeestan xasuuus iii thy

Ответить
@mohannedahmedhashi7427
@mohannedahmedhashi7427 - 06.04.2023 21:32

Qisada sxbkey fanka ugu biirey iyo hibadii uu laha bar bilowgi dhalinyaro wlhi xasuuso badan kadib sxb wad muujisey waqtigii ku riyoon jirtey wn jeclan laha inaad ka sheekeyso bilowgii iyo curashadi fanka u maleyn mayo qof iiga ogaal badn inu jiro anigu wa jeclan laha ina taarikhda ka tagto keep going bro

Ответить
@issa3480
@issa3480 - 21.03.2023 16:16

Ninka tumaya gacantiisu ashqaraar ayey ledahay

Ответить
@cabdicasiismaxamed427
@cabdicasiismaxamed427 - 09.02.2023 03:26

9.feb/2023/habeen khamiisa tariikh lma ilwaana

Ответить
@cabdicasiismaxamed427
@cabdicasiismaxamed427 - 09.02.2023 03:24

Waaw laqan.yaad noqotee laqan.yaad noqotee

Ответить
@ilkacaseqeys8792
@ilkacaseqeys8792 - 28.01.2023 17:42

War niyahu sxp iga qabso goo a
Cimamadu wayyartahee
Siciid qalinlee

Ответить
@deckowsheikh4057
@deckowsheikh4057 - 15.01.2023 06:00

Gold voice

Ответить
@naasirjaamac
@naasirjaamac - 08.01.2023 01:22

Weey siciid qalinle fanaan dhamays tirin haduu helo dadkii fanka

Ответить
@zamzammukhtar7967
@zamzammukhtar7967 - 01.01.2023 17:35

Qalbigad luuata AxAx

Ответить
@alicijo5051
@alicijo5051 - 31.12.2022 00:14

This guy never disappoints ya salaam.

Ответить
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 - 10.12.2022 23:08

Xoogaa ssuuro majeerteen ah ayaad noogu qurxisee masuul

Ответить
@sadiqf7683
@sadiqf7683 - 17.10.2022 02:17

I like musiq and his voice but his acting is not where he was supposed to be he looks that he doesn't understand the lyrics

Ответить
@amaalcqadir6093
@amaalcqadir6093 - 18.09.2022 19:11

Codkan inabo cadi maha🖤😊

Ответить
@sadiiqmohamud2091
@sadiiqmohamud2091 - 04.09.2022 13:13

ma ka daalo in aa dhageso hesten iyo cidka saciid qaline hadii hestan bacno iyo music dagan eheen badaas ayaa ka galaa hesan saciid ayaa ku macantahay

Ответить
@shaq2900
@shaq2900 - 31.08.2022 06:55

What amazing 👏voice 😍❤

Ответить
@anisaahmed7753
@anisaahmed7753 - 28.08.2022 23:43

The voice 💯🙌

Ответить
@abdowali463
@abdowali463 - 12.08.2022 21:10

Waaf waaf inama caadi ma ahan. Halaasi!

Ответить
@zadiqfarahsheikhali5785
@zadiqfarahsheikhali5785 - 11.08.2022 15:34

Golden voice said qalinle hor mar wacan pro

Ответить
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 - 07.08.2022 02:51

Wah wah

Ответить
@ahmedmohamedhassan6702
@ahmedmohamedhassan6702 - 27.07.2022 12:00

Coddahable watagera sicid

Ответить
@mohamedabdulqadir2917
@mohamedabdulqadir2917 - 26.07.2022 13:34

Fantastic Voice😘✅ Ninkan Cimamadisa lama haysan karo Horey u soco Said Qalinle.

Ответить
@ahmedsaidmahamud844
@ahmedsaidmahamud844 - 20.07.2022 18:38

fanaan somaliyeed halagu boobo sabiscriebta

Ответить
@nishbaby413
@nishbaby413 - 17.07.2022 22:49

Ayyy waaaaw Yailabkiciye ♥️🔥🔥🔥🔥🔥

Ответить
@mohamedamin9042
@mohamedamin9042 - 17.07.2022 11:14

Masuul laqanyaad noqotay maaha, waa ligan baad noqotay. Liqi waayay cunto ligan baad noqotay weeye. Ma qof laqanyo kugu noqotay ayaad hadana u heesaysa, laqanyadu tii mataga ka horaysay mayna ahayn mise waa la badalay.yaab

Ответить
@nagiibwadnekaabe981
@nagiibwadnekaabe981 - 16.07.2022 23:25

Dadkaygii qiimaha badnaa Alle ha idin sharfo wlhi idinkaa wax idinku nahay hadii aad dhamantii reply idiin soo wada Gali Kari waayo iga raali noqda lkn dhamaantii waan idiin mahad celinayaa guulaysta dadkaygii sharaf igu noolada

Ответить
@faaraxadamcawed6979
@faaraxadamcawed6979 - 12.07.2022 01:56

Nagiib wadne kaabe haniyo himilankugu ogahy sxpaan taageero ahna fanaankayga qaaska ah waayo maha shiqsiyadayda ee wa dhaman dhakoorida buluuga ah inata sidadta waxan u aqaan sxpkayga qaaska ah( POL from sanaag

Ответить
@Officialmohamed247
@Officialmohamed247 - 10.07.2022 15:54

Subscraibe isaara no xaasidnimo qayr

Ответить
@Somali_Cultural
@Somali_Cultural - 10.07.2022 13:04

What's amazing his voice mnsh allh 🇸🇱🇸🇴👑🤍

Ответить
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 - 08.07.2022 00:58

Laba wiiloo shaqadooda ku raaxaysanaya!🤙👆

Ответить
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 - 07.07.2022 19:51

What a manly voice 🔥

Ответить
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 - 07.07.2022 18:33

AlFannaan Qalinle Never Disappoints!.
Ya Salaam!

Ответить
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm - 07.07.2022 13:45

Wax waliba kabanka Iigu Daran halkeeda ayuu dhigay Waa laga shanqariyey Waa uu kaga shubay

Ответить
@AhmedIbrahim-sr9wn
@AhmedIbrahim-sr9wn - 06.07.2022 21:55

Wooow awesome

Ответить
@murtimaalmedia4115
@murtimaalmedia4115 - 05.07.2022 21:37

Habeen arbaca 5/July 9:36Pm jawiga Dagan

Ответить
@abdikadirknaan4206
@abdikadirknaan4206 - 05.07.2022 21:24

HIS VIOICE IS SO INCREDIBLE

Ответить
@dooyaale1062
@dooyaale1062 - 04.07.2022 11:51

Kani fannan waa dhaafay yaa qalinle

Ответить
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 - 03.07.2022 02:17

Heesah qaar ayaan ku fiicneeyn codka waaweeyn ee ku wacan codka dhuuban ama dhexe sida heestaan Siciid sxb heesta waad dishay .

Ответить
@Simanadan1
@Simanadan1 - 02.07.2022 01:26

Siciid yare wlhi waa fanaan axxx

Ответить
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 - 30.06.2022 14:50

Masha allah axsan cod Saed Qalinlje allow cimri dheer iyo caafimaad ku sii aamiin 🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺

Ответить
@suldaanwardi8284
@suldaanwardi8284 - 30.06.2022 10:00

Zxbkay siciid Qalinle
Maxaad samaysay Yaa salaaam
Waynakaa

Ответить
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 - 30.06.2022 01:43

Walee ninka kabanka tumaayo waanka haray wuxu gacan macaana😀😀😀😀😀😀

Ответить
@Najmamohamout
@Najmamohamout - 28.06.2022 09:54

Ayyy codkisa🥺❤

Ответить