Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)

Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)

Dhouh D. Dualeh

8 лет назад

13,469 Просмотров

Gabay la magac baxay GIBLAN, oo uu curiyey Xasan Maxamed Cawed (Xasan-gurey). Waa gabay aan cidna durayn, balse faallo guud ah, kaas oo si ballaadhan uga hadlaya is-beddelka iyo dhibaatooyinka caalamka maanta badidiisa, marka dambena Soomaalida ayuu si guud u dul marayaa, oo dad iyo dalba dhammaynayaa. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.
Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии: