DEGDEG OOMAAR BARBAR TOOGASHO CIIDANKA KABADBAADAY,KABTAN AYUUB IYO ISKALAAJI SHIRQOOLAY,XOG

DEGDEG OOMAAR BARBAR TOOGASHO CIIDANKA KABADBAADAY,KABTAN AYUUB IYO ISKALAAJI SHIRQOOLAY,XOG

Darwiish Tv

2 месяца назад

19,911 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh - 26.07.2024 05:01

Wuu sixran yahay, filinkaan oo kalayto qof igu dhaw ayaan ku arkay. Goorta quran la saaray walaga qeyliyey

Ответить
@AshaAli-q4z
@AshaAli-q4z - 26.07.2024 05:02

Ilahayow cafii

Ответить
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 - 26.07.2024 05:03

Bismillah wiilka Ilaahey ha caafiyo subxaanalah quraan hala saaro Ilaahey ha xifdiyo

Ответить
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 - 26.07.2024 05:04

Boot

Ответить
@AshaAli-q4z
@AshaAli-q4z - 26.07.2024 05:06

Please ninka quraan Sara oo fadlan dhaqtar Greta fadlan cawiiya willka Kesha Somali majoogto

Ответить
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h - 26.07.2024 05:08

Illahayoow caawi oo cafimaad sii

Ответить
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 - 26.07.2024 05:12

Ilaahow caafimaad sii Rabbiyow

Ответить
@joharonurr5611
@joharonurr5611 - 26.07.2024 05:18

War wiilka kadhamowo Doqoon yahowo 😢😢

Ответить
@jamahussein6860
@jamahussein6860 - 26.07.2024 05:20

Wuu waashey ninkani ee sasaba oo aayar qabta,

Ответить
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs - 26.07.2024 05:21

hala qabto oo quran halagu khariyo

Ответить
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs - 26.07.2024 05:23

soomalida quraba joogta haqabten oo quran haku khariyen ama wadanka hakuso celiyen

Ответить
@ja1946
@ja1946 - 26.07.2024 05:23

WAXA HEESA IYO WAXA HEESA DHEGAYSTA BAA KULIGOOD WAALAN LAAKIIN QOF MIYIR QABA BAA ISKA DUUBA VIDIO BARAHA BULSHADANA SOO DHIGA SHEEKADAAN WAXAY U EG TAHAY DHAQAALE RAADIS

Ответить
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 - 26.07.2024 05:24

Wiilka hala caawiyo hala seexiyo kadib quraan hala saaro

Ответить
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs - 26.07.2024 05:24

wixi sixray ilaahay haso qabto hafashilo

Ответить
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs - 26.07.2024 05:25

War soo qabta oo sheekh rusheeye ukeena

Ответить
@ja1946
@ja1946 - 26.07.2024 05:26

WAA RIWAAYAD VERY GOOD MOVIE WUXUU SHEEGAY JUUDAAN. LAFTA NAGAA BUU ILAAWAY

Ответить
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 - 26.07.2024 05:28

War ninka maxaad u fiirsaneysaan dhakhtar u geeya maxey yihiin dadkan oo ninka livka ka damiya meyee nimankii wuxuu u bahan yahay hurdo i am sorry walaahi

Ответить
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 - 26.07.2024 05:40

اللهم رب الناس أذهب البأس أشفي أنت شافي لا شفاء إلا شفاؤك .... اللهم يا واسع العطاء أعطيه شفاء تمٱ لا يغادر سقمٱ عاجلاً غير آجل
اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

Ответить
@abobasement346
@abobasement346 - 26.07.2024 05:43

Yutubaradi waxay helen fayus war yerkah kah fuqah ilahaw ha nah badin somalih

Ответить
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q - 26.07.2024 05:45

Illaahow caafi oo tayasiir .

Ответить
@abdijama1984
@abdijama1984 - 26.07.2024 05:50

Walla yaal qofka xanuunsan caawya oo haku fiirsanina ma ahan in aad dheh Daan waa daroogo ee caawiye ninka wuu xanuusanyahay lpz caawiya❤❤❤❤❤❤

Ответить
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys - 26.07.2024 05:55

War I soo tuur ka soo book daaqada War isdil

Ответить
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys - 26.07.2024 05:57

War ninkaan sheer buu rabaa War is dil ka soo book daaqa

Ответить
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht - 26.07.2024 06:15

Subxannallah subxannallah illaahow ugargaar yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

Ответить
@bossman1024
@bossman1024 - 26.07.2024 06:21

Meelahad ka ugadhsan jirtay aya lagadhay rufyanow

Ответить
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 - 26.07.2024 06:39

Mania waa dhafey waa psychosis, wiilka mey emergency psychiatric geeyan inaa lilaah wa ina ileyhi rajacun, war tilifonka ka qaada oo ugu yera emerg. Qofka marku xanunsado xitaa online ma ku dawaneysan? Cafimad saric alaah ha siyo isaga iyo intii xanunsan

Ответить
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi - 26.07.2024 06:51

Subxaanallaah

Ответить
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi - 26.07.2024 06:53

Allow caawi Allaah ayaa caawin leh😢Subxaanallaah 😢

Ответить
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 - 26.07.2024 07:20

Wakaxumauy. Ilahay. Javafoyo

Ответить
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 - 26.07.2024 07:46

War wiilka caawiya oo Ilaahay kabaqa oo Quraan saara oo kabixiyaa wuu xanuunsanayaa😢😢😢😢

Ответить
@shukrijama5399
@shukrijama5399 - 26.07.2024 08:20

Sorry inadeer Allah ha ku caafiyo aamiin ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Ответить
@DghkoHugoo
@DghkoHugoo - 26.07.2024 08:20

Wallahi I believe it what he saying their actually ppl who eat other people

Ответить
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i - 26.07.2024 08:28

Ilahaw kucafii wakanaxay uxanunsanyhy 😢😢😢

Ответить
@KhadraMuuse-h4w
@KhadraMuuse-h4w - 26.07.2024 08:32

Kuwaleh wadarogo ama leh ilmaaertis basixirtay ilahay kabaqa qofku waxanunsan kara wana cafimadikara labadaba ilah bahaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Ответить
@fatimanour9793
@fatimanour9793 - 26.07.2024 09:59

Waa Sixir Mental Dhakhtarka Dhimirkay Haladhigo Wala Sixray Balaayu Waxkudarsaday Naag U Jelaaday Naagta Saara Ba Kadambaysa Saaro

Ответить
@11naa44
@11naa44 - 26.07.2024 10:20

SubxanAllah Alle ha caafiyo 😭😭😭😭

Ответить
@AbdirahmanOmarmasaari
@AbdirahmanOmarmasaari - 26.07.2024 10:56

Kkķk

Ответить
@siman111
@siman111 - 26.07.2024 11:44

Naagti ugu danbaysay daroogo ka dherjisay ciidagale iyo omar mahomuud iyo hurdo la aan Norway wa wadan fiican iyaga sheegaya nooga daroogada ay tahay hadu rabo wa siinayan ama wa laga dhaqaya DJ subeerka uu sheegay iyo 3 angalka shaydan ka gaaladu caabudan oo trump hees yasha caabuda

Ответить
@sour.candly7868
@sour.candly7868 - 26.07.2024 11:54

Wiilka Caawiya aaway Soomaali Maxamed ma indhaha ayaad ka Fiirsaneysaan............Alle ka Baqqa...........wax kasta uu isticmaalayba Caawiya .............xaalka markuu halkaan gaaray Poliska ha loo yeero intuu istuuri lahaa........😭😭😭

Ответить
@sour.candly7868
@sour.candly7868 - 26.07.2024 11:56

Alle ha ku Caawiyo waa soo Duceyneynaa si kastaba Qofkaaga waa la Caawiyaa xaaladahan laguma Fiirsado...... Soomaaliyey Caawiya Poliska u yeera haddii xal la waayo.......inuu isdilo ama Daaqada ka baxo ....Allow Caawi....😭😭

Ответить
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 - 26.07.2024 12:12

Barafunka maa sixir baa..

Ответить
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid - 26.07.2024 12:56

Beenta joojiya ayuub Io iskalaaji waa ehelkisa ee dad kale ba sixray

Ответить
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 - 26.07.2024 14:13

Noo

Ответить
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud - 26.07.2024 16:12

Nacasta aya la,siiyey io buufin kabtan ayub aya ka dambeeyo

Ответить
@XussunMaclin
@XussunMaclin - 26.07.2024 18:32

Thdjdh🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮

Ответить
@Sarta100
@Sarta100 - 26.07.2024 18:56

Bisnmilashi war yey ku toogan booliska. War ni kasn soomasliya geeya oo quraanka saara. Sixir quranjas bixiya.

Ответить
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m - 26.07.2024 19:27

Allaha ninkaas ha caafimaadsho.

Ответить
@AdmiringAquariumFish-bv6xc
@AdmiringAquariumFish-bv6xc - 27.07.2024 03:38

Wabeenale doroogeeste walayaqanaa dadkasidaanuhadla wadadka dorogadaisticmaala

Ответить
@FarxaanShariif-l4e
@FarxaanShariif-l4e - 28.07.2024 11:10

Ninki haweseysto ayatul quri akhirso kudhex

Ответить