hadii aad dareemayso in aanad qurux badnayn

hadii aad dareemayso in aanad qurux badnayn

Zuhours

1 год назад

20,919 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@Abdul1842
@Abdul1842 - 25.02.2023 20:02

Qiimaha qofku kuma xidhna xidhna muuqaalkisa iyo sida uu u eegyahay lakin qiimihiisu waa Maxa qofkan ku dhex jira? Aqoon maleedahy, nolosha hadaf sare maka gaadhay, qof daacda dhaqan wacan ixtiraam badan akhlaaq leh Alle ka cabsi leh astaamahan ayaa qofka qiimihisa kor u qaada, ee quruxdu waxba maso kordhiso aniga ra'i gayga

Ответить
@medabdi2661
@medabdi2661 - 25.02.2023 21:25

Salam, i saw through your videos that you are a lover of reading
watching this video I remembered an excellent book that I read a long time ago and that I liked to share with you "free your brain" idriss aberkane
which talks about the human brain, conformism and education.

Ответить
@medabdi2661
@medabdi2661 - 25.02.2023 22:11

since you are a lover of reading, I suppose you have probably heard of the concept of Ikigai.
it could be very interesting to be able to talk about it in Somali in your vidéo
walal mahadsaanid..

Ответить
@safah5228
@safah5228 - 26.02.2023 00:22

Remember you are beautiful exactly the you look ❤🤩😍

Ответить
@nageeyaali609
@nageeyaali609 - 26.02.2023 02:23

Absolutely wxa kastoo dhalaala dahab maha

Ответить
@Rag_dhaan
@Rag_dhaan - 26.02.2023 16:24

Zohour wllo I love you so much wlahi video yadada noso badi ado mahadzan👸♥️

Ответить
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama - 27.02.2023 02:17

Masha allah wll you did great 👍

Ответить
@Harris_piano
@Harris_piano - 27.02.2023 07:49

Hada inaa foolxumahay wanba ujeedaaye been maa isku sheegaa nafteyda hhhh

Ответить
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 - 27.02.2023 15:05

Thanks 😊👍😊😊👍

Ответить
@princess_naduu
@princess_naduu - 27.02.2023 16:26

Mnta chanelkaga igu horeysay waan kahelay m.a abyo keep going☺️❤️

Ответить
@abdikarimdawood2585
@abdikarimdawood2585 - 27.02.2023 21:46

Ilahayow walshy danbigeeda dhaaf Masha Allah wll zuhour dar Alla kujecelhy wllhi abyo💞

Ответить
@fatush411
@fatush411 - 27.02.2023 22:01

Wow! Well said abaayo

Ответить
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 - 27.02.2023 22:29

what a amazing inspiration thank you sis 👍🏻👏😍

Ответить
@kimhodo1830
@kimhodo1830 - 27.02.2023 23:03

She is cute omg

Ответить
@aishamuhayadin-iq3tn
@aishamuhayadin-iq3tn - 28.02.2023 01:12

Abaayo lanbrkk isoo dir

Ответить
@ruu6208
@ruu6208 - 01.03.2023 09:42

Zuhuureey imika ma waxaad doneysaa bishii hal vedio kaliya inaad soo dajisid ina adeer saa arrin baaa ☹️

Ответить
@suu403
@suu403 - 01.03.2023 11:49

Bal k wrn qof isjecla oo isu arke inu qurux badan yy lkn mar qura quruxdiisa ay baaba do😥

Ответить
@MaymaAwale
@MaymaAwale - 01.03.2023 17:01

Ani dholocadeyn qurux bdn malihi waxa darema inan qurux badneyn🥺

Ответить
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 - 01.03.2023 22:04

Allahuma baarik 😍 adigaan ku heystaa quruxdaada walaal

Ответить
@haniaxmed5937
@haniaxmed5937 - 02.03.2023 07:17

Abyo adiga wad idho qurxontahay

Ответить
@ayaan850
@ayaan850 - 02.03.2023 12:51

illahay sidii ugu quruxda badan ayuu inoo abuuray wll lkn bini aadankan wey dhibbadan yihiin kolay anyway wll hore usoco waanadku mhdsantahay dhiirigalintada love you hppti💋😅

Ответить
@ubahsworld7698
@ubahsworld7698 - 03.03.2023 14:46

Waad mahadsnthy walal intabadan waan kugu raacsanahay ,balse waxay ilatahay hadii uuqofku uu naftiisa kudho talents kalo ayaan leyahay oo aan qurux Aheen, inay qalad tahay oo aywanaagsantahay waan inuu is kudhaho waan quruxbadanahay ,balse quruxteedu mahan waxa aan waxa kuhelayo ee waa tusaalo waa aqlaaqdeeda, oo waxan arkay dad dhahayo aniga maqurxooni lkin cilmi ayaan leyahay tasi waxay ilatahay qofka inay dhibata ukeeneyso, naftiisa iyo kalsoonida naftiisa mahadsanid abaayo

Ответить
@Armaan.khan2542
@Armaan.khan2542 - 03.03.2023 17:22

Abyo wllhi janalkaan hadaa ayaa arkee waana ka heele welcome sis❤

Ответить
@mohamedsaidahmed9575
@mohamedsaidahmed9575 - 07.03.2023 10:55

gabigeed adduunyada
gobol-gobol u qaado
hablo werrar gali kara
hablo geela dhiciin kara
hablo geesi dili kara
gobonimona hanan kara
hablo talada goyn kara
garta madal ka niqi kara
garashana iskaga mida
quruxdana ka wada gobe ah
geesteenna mooyee
geeyi kale ma joogaan

ABWAN: maxammed xadraawi

Ответить
@fuaadmahamud317
@fuaadmahamud317 - 11.03.2023 07:23

I know you well intelligent girl and hard woker.

Ответить
@queenrahma6373
@queenrahma6373 - 13.03.2023 15:59

Asc
Zohuurey do you have socials walalo.

Ответить
@faaiza2078
@faaiza2078 - 16.03.2023 20:45

This channel xoog baan ujeclhy ❤

Ответить
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid - 18.03.2023 23:17

mansha allah mahadsanid walaal casharada aad soo gudbisaa wa kuwo aad muhiim u ah oo hablo badan maskaxdooda dhisaya waayo waqtiyada danbe hablo badan ayaa kalsooni darro ku dhacday heer qaarkood gaadheen inay nacaan qaabkii ilaahay swt u abuuray.

Ответить
@zhaymailkacaz6304
@zhaymailkacaz6304 - 25.03.2023 00:42

Wll tooyinka intixamka f4 nalawadag

Ответить
@sacdiaabdulhakim2183
@sacdiaabdulhakim2183 - 16.04.2023 22:43

أفكارك رائعة وأراك أنك شخص واثقة من نفسها❤

Ответить
@user-mr9nu6gm2t
@user-mr9nu6gm2t - 18.04.2023 20:20

Mahadsanid abaayo, Ani Wan isweydiiyay marar badan inan qurxonen Lakin hadalkaaga waxaan ka dhandhansadey in ay quruxdu muhim ahayn oo ay muhim tahay shaqsidada sida ay tahay, so jazakallahu khayran sis❤😊

Ответить
@Hanmor3412
@Hanmor3412 - 19.04.2023 23:26

Ma foolxumi lkn waan buuranay😂😂

Ответить
@mjama7664
@mjama7664 - 03.05.2023 13:49

Quruxdu maleh indicator sax ah ama hal beeg wayo qof ba si bu u arka quruxda tusaale ahan raga dhadher qurux bn u aqan hadana marar badan waxan arka rag gagaban o ka qurux badan kuwa dhadher quruxduna wa gurgurta mar waxa la jeclada gabadh qarka danbe u wayn sanad ama labo sano ka dib hadana waxa suqa so galayso gabadh siman o dhuban ba qurux badan and dadku waxay bilabayan in ay is dhuban. Mar kle cadan ta lagu yacaya hadana black is beauty ba la maqlaya dadku hadana halka bey u yacayan quruxda sax ah waxa weye akhladada iyo personality gaga

Ответить
@sacdiyasiman3363
@sacdiyasiman3363 - 10.05.2023 23:08

😂 war qeybta dhuubnida anaa dhib ku qaba anigu cayilka ma jecli familkana waxay idhahaan naa iscayili caatadu waa foolxumee iminkaan warkaasi waa iga badbatay oo qofkii guriga imadaaba malaha indho kale maleh oon dhuubnidayda haan baan is iraahdaa soo anigaa inaan iscayiliyo u janjeersan gaaray 😂 soo laabtay maskaxda haiga wasaqynina dadow waa inaan dhahaa 😂

Ответить
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 - 17.06.2023 13:48

Sheekhad Paa Tahya Wax Maad ibarii

Ответить
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 - 29.06.2023 11:12

gabdhkastaa way qurxbadantahy waxan uu anen hadalkas xawo oo ah hoyaden ah hal ahed..... adiga bedel qofka aad egesid haa ufirin si iskacadi ah. is dheh waa qurxon yahay qofkani eg waxad darento xita naftadad.

Ответить
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 - 03.07.2023 19:19

waxkastoo dhalaala dahab maaha 😊

Ответить
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk - 03.07.2023 22:24

Alx aniga waan aamin snhy inay naag iga qurux bdn ay jirin waayo waan isku kalsonahay ilaahay wuxuu I siiyey caafimad iyo lixadkeyga alx mahadas ilaah ayaa iskaleh

Ответить
@AbdinaasirMohamoud
@AbdinaasirMohamoud - 09.07.2023 19:41

Qaacido ka duwan tan an hada hasyto ayaan haystay ka hor intanan daawa muuqalkagan wllshy waad mahadsantahay ❤waxaan kaaso salaamaya burco,muqaalkan wan daawaday ka hor maalmo badan balse wan kuso ceshaday,kaliya kan maaha muqaladaada wan wada daawaday waanan kuso ceshta wlhi waaniga dhaartaye maalintayda haadanan daawaan muuqaladaada haba yaraadaane iimaba aha indeero❤Cishqi farabadan ayaan ku hayaa inder❤️😚👸Love you♥️💯

Ответить
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 - 14.07.2023 16:34

Joog
Joog
Joog

Waqigaa Wax Kubari Doono+Your Education

Ответить
@yacqupyuusuf6972
@yacqupyuusuf6972 - 15.07.2023 23:58

Ani sanka ka foolxumahay kama dhalan dad san balaran. 😂 waan layabe

Ответить
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 - 20.07.2023 01:39

Luqadii Baan la xiiqsanahay waan baranayaa ugu dambayn hadba waxan Ku noqdaa muqalkaagii sidaan Ku bartay English 😢fariid baa Tahay walashada Yar from hargaysa

Ответить
@qasincabdi1124
@qasincabdi1124 - 23.07.2023 01:30

mashaa alhhh gadh aqli badan oo somaliyad ah waa ii 1' alaha kubarakyo abayo mcn

Ответить
@asmacabdaleasmacabdale1554
@asmacabdaleasmacabdale1554 - 25.07.2023 16:49

wllhi alhamdullhilah first one waxan aamin sanahyba waa inanan qirxbadanahy ❤very Beautiful 😍

Ответить
@Deeqsan108
@Deeqsan108 - 07.09.2023 14:30

abyo wan ku jeclahy runtii dar ilhy kuu jeclahy ❤🎉 ilhy haku xafido wallasheydiyeyy

Ответить
@user-jl4iy9et1i
@user-jl4iy9et1i - 15.12.2023 16:05

Thanks 🎉❤ for your motivation

Ответить
@yurubgalaal9394
@yurubgalaal9394 - 14.04.2024 17:48

Waxaad tahay qof si wacan hadalkeeda ufahmo

Ответить