Heestii lafoole (damac baa iga kaa gallay )officiall video 2019

Heestii lafoole (damac baa iga kaa gallay )officiall video 2019

hamsezaki channel

4 года назад

626,250 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@hamsezaki
@hamsezaki - 07.07.2023 02:41

Channelka i fallow gareya asxaabta qaaliga ah dhamaantinba aad baad u mahad tihin 🥰✊🙏

Ответить
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 - 06.01.2024 21:32

2024 haa dgageysanyo ❤

Ответить
@saharamuridi9620
@saharamuridi9620 - 22.12.2023 16:49

Xxhsjria2ygxqy4ebvegjde7sjlf❤❤❤❤❤

Ответить
@abdulmalikhajji1565
@abdulmalikhajji1565 - 21.12.2023 06:52

21december 2023 malin qamiis 6:51Am ayan wxn ku dhagesanaya qol afar mitir dhaxdisa weliba aniga oo leh xiisad ama jamacad xisada ugu horesana bilabaneso 7:00Am ayan 6:51Am xfda dhax jiifa 😂 hestan sababta ana u dhegsanayo ani xitta wa radinoya😂😂

Ответить
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 - 19.12.2023 09:41

Wahwaaah lgend lafoole.❤🫶

Ответить
@user-xl7dm3iz3t
@user-xl7dm3iz3t - 17.12.2023 10:50

Dadku yuuu isku keen dirin😢

Ответить
@maxamedmuxumed8684
@maxamedmuxumed8684 - 17.12.2023 00:03

Hestan waxa sameyay wllkey Ahmed farah diiriye (joon)
Waxana horay uqaday Abdihakiin Hassan Hussein (diini)
Waxad ogataa inan adi ku dorto dumarne kugu jecelahay inaba cadi maha

Ответить
@jawjawofficial5648
@jawjawofficial5648 - 14.12.2023 19:03

17/1/2023

Ответить
@fadumomohamed982
@fadumomohamed982 - 13.12.2023 20:52

December 13😢 ❤

Ответить
@Kalsoonxasan-rb5qt
@Kalsoonxasan-rb5qt - 07.12.2023 21:24

1 November 2023❤️😭🫶

Ответить
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 - 28.11.2023 23:24

🏄🏼‍♂️🤸🏻🏄🏼‍♂️🤸🏻

Ответить
@muunarashiid96
@muunarashiid96 - 24.11.2023 13:25

Heestan waxan dhagaysana 2023 /11/ 24/ malin jimcaa anigo dhibana jacayla😢 waxaad ugataa inaan adi kudorto dadka dhex socodo raga kugu hecelahay😢❤

Ответить
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 - 18.11.2023 00:37

dadku yuu isku keen dirin dab dhexdeena laga shidin❤❤❤♾️👑




17/11/23. …… friday 9:38pm

Ответить
@sumayoalisame3535
@sumayoalisame3535 - 17.11.2023 08:51

Dhab Dhexdeena laga shidin Hees & Badh Lafoole.... 8:51am in Muqdisho 17/11/2023🎉

Ответить
@Ayni88
@Ayni88 - 03.11.2023 14:48

Friday 3rd NOV the legend M.H.H iyo weliba jawi rooban magalada hargeisa💚🤍❤️

Ответить
@user-fh6it4jq6m
@user-fh6it4jq6m - 31.10.2023 14:22

Yes

Ответить
@user-dd2pz2vu6q
@user-dd2pz2vu6q - 27.10.2023 08:38

Hkfjigjw0

Ответить
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 - 27.10.2023 05:24

Xasuus 2010ki Kentucky Louisville

Ответить
@yaabarag4366
@yaabarag4366 - 25.10.2023 11:06

Taariqdu 25/10/2023 Saacadu waa 09:4 daqiiqo subaxnimo goobteyda ganacsiga ayan jawi kuqaadanaya goobtu waa angola luanda

Ответить
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 - 20.10.2023 20:53

Jimce 20 October 2023
8: 50 fiidnimo
Laascaanood degmada shacabka
Jawi aad u qurux badan

Ответить
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 - 18.10.2023 11:12

Maxamed.xasan xuseen lafole.
Hesihisa oo idil..waxy ka.hdlan. qalbiyada dadka. ..xasus gomi. Ah
Hestan 2012 ban gabr. Waxn iska.barana aalad la.oran jiray nimbaz wags logu isticmalka badna muda markan wada soconay ban gabrti ibalamisay. Aniga. Nin ladhnyraha hdne wags ma.jirn sda hda lo.ilbaxsanyhy gabrtu bananba lo.ma.ogalyn. almuhim. Wan kllulanahy wli. Goob ayndadwynhu iman jiren makina cajin malintas darenkyga sudu aha ila.hda ma.qiysi.karo.gabdhi markn araky qrxdeda hdlki baba igu dhagay. Iydina way xishoneysa qadar. Hdl. Wan baxa. Batan istagy kama.dhaqaqin ila ay. Ka baxdo oo.waxay ka baqeysay in la iskuken arko. Wil.asxbnhy ba. Mesha igu imaday iga so waday. Waxn imid guriga. Hoyo. Oo radio. Cajalad ugu jirto.guriga. ged ku hos yilay. Dhar ku dhaqeyso. Hestan ba udarned
❤Dawashada wacane.
Damac ba iga ka galay.
Waxa iga dar darn. On kga digaya.
Dadku yu isku ken dirn dab dhaxdedna laga shidn 😢
Hesti oo.hoyo ku luqeyneyso. Ban. Ana is clin wayay. Darnka iga dhax guxeyo aniga hesti jibta la.racay. ilin. Ku dary ban is arkay hoyo mcn. Way idarenty inn drnkyga badalnyhy. Igama.. nixin. Hesti ban dhamysnhy. Iydo.iso dhawaty. Madx gcnta.iga sarty.
Hoyo darn badn ba idhashy. Ugu danbyn hssta way dhamaty
Way iwareystay. Almuhim. Waxn qabo iga ohiyaybn ushegy. Qlbigy idajisay hoyo. Wliga qlbigag sdn qf ha usin. Laga yabo inay ka tagto hoydy. Warkda qlbigag kuma.scon lkn warkdi wa dhamacy
Oo gabrti 2014 malin qamis ah bay gbdho oyneyso isi wcday i imow ba igu tiri mel. Qf an. Jgin ban tagny. Wax ku dhacy bay ishegty nin ba lgu daray. Oo.la.siyy. bishn dhaxded aroskda dhaca. Ee so bax wan isla.baxsaneyna ababay alx unaxriste ba igalataliyay. Gabr. Uu rerkda ku ogoleyn waliga ha gursanhda ducorbtd gabdhi tas inysan dhacyn ban ushegy. Alx maxy xnnbdn. Ilmo bdn naga qubaty. Ugu danben. Ninki ba gursady oo mid fcm ugu dhigay. Way ibartay. Hda. Noloshoda wa hersaro.way iso xaririyan ana ila.hda midn ku dago ban radis ugu jira. Hestan. Wal qalbi hdl. Markn maqlo hoydey io jclkygi. Ban so xasusta

Ответить
@user-Abdulqadir_03
@user-Abdulqadir_03 - 06.10.2023 17:11

Lafoole fanan dadka daremahoda Ka hadlo 😢 ruun ahnti Gabdhaha taalada zxbadod aye qataan kuwas oo wanaga aan la jecleyn hdna Ka taga wilka dacada uu aha 😢 Hdana so bararugan mrku Ka taago iney noloshoda Ku wacna 😢 6/10/2023

Ответить
@user-ri6qd8fv3c
@user-ri6qd8fv3c - 05.10.2023 22:17

Gift from my ruuxii❤😢

Ответить
@xamdacabdi2511
@xamdacabdi2511 - 04.10.2023 11:11

Ответить
@user-qk1ey8iw9d
@user-qk1ey8iw9d - 01.10.2023 19:53

🥹🥹🥹

Ответить
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 - 01.10.2023 02:52

Fananiinta somalida oo dhan ninka kali ah aan dhagahayga u hibeeyey aan jawine ku qaato heesihiisa Mohamed hassan hussein"Lafoole" ultra legend life long".👑

Ответить
@user-sj7oq4sv4o
@user-sj7oq4sv4o - 25.09.2023 16:38

Alle calaf alle waa igu kadaran najib alle hayka xafido

Ответить
@lakiwarsame
@lakiwarsame - 22.09.2023 22:49

Dadka waxad ku digataa
Markaan kuu dadaaloo
Ubad ubad daadwhayeee ❤

Ответить
@Khadraiido
@Khadraiido - 22.09.2023 21:28

Hestaan wiilka aan kula dardarmey ilahey calaf ha iguh daro ❤️🥰🤴🏼☝️

Ответить
@user-my7yd5pl4o
@user-my7yd5pl4o - 07.09.2023 07:44

❤❤❤❤❤❤

Ответить
@user-ge3fl1wx3r
@user-ge3fl1wx3r - 06.09.2023 16:02

Dadku Yaysku keeN diriN dab dhexdeNa laga shidiN mss ....

Ответить
@user-ey5ik2og4c
@user-ey5ik2og4c - 31.08.2023 03:22

Dadku Yuu iskukeen dirin DaB dhexdeeda lagashidin❤😢😊HamtiyeY😂

Ответить
@user-lq3ug9pe7o
@user-lq3ug9pe7o - 30.08.2023 08:12

30/8/2023 goobta hrgysa gar ahan calamada :::: wakhti kle kuso laban.ano is badal badan sameyay😢❤

Ответить
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 - 23.08.2023 00:16

❤❤❤❤❤❤

Ответить
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 - 13.08.2023 12:39

Waa hees mcn thanks cawayska dalmar

Ответить
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 - 07.08.2023 09:14

Wxaa iga dar darana oon kaga digaya wxa wxa iga dardarna oon kaga digaya dadku yuu isku keen dirin dab dhexdena laga shidya 🥺😔 hdy hdal dalishaan dibnahaga haw celin hdy kula dagalana u dulqado waliga 🥺dusha hdalka kaga tuur iyga daremiye haa heeh heeh hoo hoo 🥺😭

Ответить
@jamahasan5970
@jamahasan5970 - 25.07.2023 21:39

heestan iyo jawi murqan wax iska macan ma jiran 2023😂

Ответить
@shafieali3093
@shafieali3093 - 22.07.2023 01:44

Waxa aad ogaataa!😮
Inaan adi kudoortoo Dadka kaa dhex soocdoo Dumar kuugu Jecelahay ❤😢 Cajiib
The legend Lafoole 😎✌🏾

Ответить
@shukrimohamud5062
@shukrimohamud5062 - 20.07.2023 01:22

Abbu Mohammed❤

Ответить
@user-kd4up8kb8z
@user-kd4up8kb8z - 14.07.2023 13:48

❤❤❤❤❤❤

Ответить
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 - 12.07.2023 10:36

Dadka waxaad ku digataa markaan kuu dadaalo
Ubad daadahysee🥺🤦‍♀️

Ответить
@ayaanapdiwahap5837
@ayaanapdiwahap5837 - 07.07.2023 11:58

Fv 🎵❤

Ответить
@maxacusubtv6408
@maxacusubtv6408 - 04.07.2023 18:41

Booskii cumar dhuule . Maxamed xasan xuseen laafole aya igu jirta wax walba aad manta dhigato barii baad heleysa. Cilmi bodhari markii loo diidey ayeydey hoodan godobtii ay ka galeyn aya manta ii daba socota 😢

Ответить
@alfanancaska434
@alfanancaska434 - 04.07.2023 15:05

Fananka kaliyeen ku daydo❤

Ответить
@asmacrashiid
@asmacrashiid - 01.07.2023 19:05

Hadey hadal dalishan
Dibanahaga haw celim
Hadey kula dagalan
u dulqaado waligaa🥺💯

Ответить
@user-bm6df1dl6x
@user-bm6df1dl6x - 22.06.2023 13:09

Aa AAA caadi ma Ahaa

Ответить
@user-uo9fy4mp8h
@user-uo9fy4mp8h - 20.06.2023 21:27

Sanadka waa qiyastii 2013 ilaa 2014 gobta wa beledwein hiran somaliya fxda howl wadaag sanad ahaan waxan jiraaa 13 ilaa 14 waxa deris nala ah gabar ladhihi jiray saafi o xaaslaqaba ah darenku waa magacedu waa fardowso waxay ka iman jirtay xfda bunda weyn malmaha qanista iyo jumcada si ay ula joogto walashed saafi o an deris nahy gortu waa duhur xfda waa cidlo daren jecyl xakameys maleh waxay iigu so bandhigtay si dareenleh inkastoo an yaraa hadana xishodka iga tanbadiyay xfad wan kasoo tagay iyadana malmihii fasaxa way dhamaden waxa lagaaray sabti iyo waqti wax barasho darenku waa laba kacleya ba layiriye intii qamistii dambe laga gaaraya waxay ila noqotay 1sano waaba haday imaado isbuuci labaad way ugu jiiday kii sedexaadna sidoo kle o may imaan ane sidan ahay garanba maayo anigoo melan wax kabilabo garan la bay iskeentay isbuuci 4 aad alx wan utagay sidan wax ugu sheego garan maayo heestan baa soo gashay idaacad horn afriic ladhihi jiray janis ban u arkay inaan u miidaaro nasiib wang anagoon isfahmin malmihii fasaxa way iga dhamaaden wan so raacay ilaa albaabka xfda aay kaso baxeysay ugu dambey anigoo fiirinaya heestana kucelcelinaya niyad ahaan ban sii qoransadaa wa taa wadada kudhacday iyo sug isbuuc kale sidan marwalba imaashaheeda iskugu qancinjiray ugu dambeyn waa leyga guursaday anigana maba guursan laheen o wan yaraa lkn daren jeceyl dhayalsi maleh alx hada xaasa ahay qiyasti waxan jiraa 27 sano juba s sudan melay kudambeysay ma aqano haday noshahay Alle ha dhowro ❤❤

Ответить
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 - 20.06.2023 19:37

20jun 2023 still waan dhageysanaaa heestan qof anoo waliba aad y dareemaya🥹♥️🫶🏼🫡

Ответить
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 - 18.06.2023 11:27

Dab dhaxdeena lagashidin
Ninkaan hesihiisa qalbiga bey tabanayaan
Waliba dadka dhibanaha jaceylka uah 😢😢

Ответить