Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo

Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo

Khabiir Qaraam

2 года назад

791,475 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@Lagubaray
@Lagubaray - 16.11.2023 08:15

Waxan diidaya inaanka duurko sidii dawri aar dibadaha maree ,taani waa raga bacdad bananka loodhigay ee cirka deer dhulka dheer xalkoodu yahay ee quurbaha,

Ответить
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl - 04.12.2023 00:46

Waaaaw mashaalah coodki Aun cumar

Ответить
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail - 09.12.2023 20:31

Wow what song 🎵 ❤

Ответить
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail - 09.12.2023 20:32

Cumar Dhuul Cali Rahmullah

Ответить
@abdullahisalad4166
@abdullahisalad4166 - 11.12.2023 14:49

Heeskaan xaaskiisa gacalo ayuu u qaaday ❤❤❤❤❤❤

Ответить
@HodanCabdi-z5x
@HodanCabdi-z5x - 16.12.2023 16:04

Ilaahyoow u naxariisoo dembigiisa dhaaf

Ответить
@maarigmmc7631
@maarigmmc7631 - 20.12.2023 17:50

Waa ta hada i haysata heestaasi hanaloo garnaqo ani iyo gacaladay

Ответить
@sowdoabdi4401
@sowdoabdi4401 - 20.12.2023 22:53

ah ayaa jacyl😢😢 hadan abwanad ahan laha waxa qalbikayga ka goxayo ayaa so bandhiki laha allah ha u naxaristo 😢

Ответить
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 - 01.01.2024 19:27

1-1-2024 hadaa iga damyso muuji

Ответить
@FatahMohamed-x6r
@FatahMohamed-x6r - 03.01.2024 12:43

Qofkataa jacaylkiisa halkan haku xuso

Ответить
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 - 01.02.2024 22:09

still 2024 Cumar Dhuule

Ответить
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO - 08.02.2024 05:10

2024❤🎉😢 heestan waa heesha qaaliga ah ee ay soomalidu leedahay waana hees dhaxal gal ah oo midho qaaliya kujiran anigu heestan waan dhagysta kamana daaalo markaan isku dhacno gabdhan 5 ta caruura ii hysaa markaan isku dhacno❤😢

Ответить
@XamdaXasanmuxumed-y6u
@XamdaXasanmuxumed-y6u - 13.02.2024 08:44

Eebe haw naxaristo fanankii wayna cumar dhule😢

Ответить
@faranjifaamoosofficiall7994
@faranjifaamoosofficiall7994 - 14.02.2024 23:56

Illahay wuxuu hibo u siiyay inan waligii gabadhiisa la heshiisiin oo codkarnimadiisa iyo hees wacnidiisa ku kasban jiray alle haw naxariiste waa qof ku dayasho mudan

Ответить
@kohimakahil3135
@kohimakahil3135 - 15.02.2024 00:44

See, musicians of my own, they aren't talking to us , Somalians. theiirr point is understand between the lines. it is crap.

Ответить
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 - 04.03.2024 20:37

4/3/2024❤;😢

Ответить
@Abdulaziz-lc1os
@Abdulaziz-lc1os - 04.03.2024 23:33

4/3/2024

Ответить
@Top-killer
@Top-killer - 05.03.2024 14:43

Axsan kaban❤

Ответить
@hudamohamet9682
@hudamohamet9682 - 06.03.2024 09:45

Cumar dhuule wuxuu u hadlay mucaashaqiinta inta aan waxba soo gudbin karin🙁


Alle ha u naxariisto

Ответить
@karamoige5268
@karamoige5268 - 08.03.2024 03:01

What a amazing.!😮

Legend AHUN Cumar dhuulle cali Boqorkii fanka soomaaliyeed.

Still listining 08/03/2024.🎻🔥

Ответить
@AxmedCabdicasiis-x5t
@AxmedCabdicasiis-x5t - 08.03.2024 16:42

Alle hakuu naxariisto adiga iyo umada islaamka ah

Ответить
@AbuukarCantoobMaxamed
@AbuukarCantoobMaxamed - 14.04.2024 18:59

Wey ideeysay

Ответить
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 - 19.04.2024 01:59

Door baan bide ama ila dadaal ama haba dagtee doonida Burburi Waah waah Cumar dhuule cali Allayarxamak 2024 bishi 4/20 12:00am inti iga dambeysa nooli kulante

Ответить
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 - 25.04.2024 21:16

Naxaris Alle

Ответить
@abdisheikh7457
@abdisheikh7457 - 07.05.2024 07:57

Ya salaam

Ответить
@calinuuriyedhimbil344
@calinuuriyedhimbil344 - 15.05.2024 14:25

😢Iniga iyo Gacaladey Hanaloo Gar-naqao

Ответить
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 - 18.05.2024 21:45

Yaa salam
18/05/2024
Wn idin salamay Asxbta soobogon doonta

Ответить
@FadXiLuuLKhaDraNaJmaNazHaaD
@FadXiLuuLKhaDraNaJmaNazHaaD - 19.05.2024 01:26

Alle naxariistii jano haku siiyo cumar dhuulaw zxp

Ответить
@Farhanmahamada
@Farhanmahamada - 24.05.2024 09:10

❤❤❤❤❤

Ответить
@AlideqDahir
@AlideqDahir - 25.05.2024 17:58

Yaa salaam

Ответить
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 - 31.05.2024 22:35

❤Masha ALAAH cod macaana ALAAHOW kuu naxariso ameen

Ответить
@AbdirizakOmer-nf6se
@AbdirizakOmer-nf6se - 05.06.2024 08:45

Filinkan magiciisa oo saxan yaa iisheegi kara oo ciyal hindi ahaa

Ответить
@user-Abdifitah
@user-Abdifitah - 15.07.2024 14:57

Who's watching 15/7/2024

Ответить
@cumaryare5161
@cumaryare5161 - 18.07.2024 21:15

❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan diidaya inan kaa durkoo sida dawri aar dibadaha mareee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
18/07/2024

Ответить
@MustafeMuhumet
@MustafeMuhumet - 26.07.2024 15:10

Waxaan doonayaa inaan kaa dugsado nacab daalineee😢😢😢what a song

Ответить
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 - 27.07.2024 00:38

Sida an maqlay cumar dhuule laxanka wuxu ka dhex sameyn jiray kabanka😎

Ответить
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV - 09.08.2024 21:22

Ina rageed waa kii adkeystee kaa uur adeygee😢😢😢

Ответить
@ifka2877
@ifka2877 - 18.08.2024 01:40

Waxaan doonaya dawadeydiyeey
Inaan ka dugsado
Nacab daaline ❤❤❤

Ответить
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 - 30.08.2024 02:26

HAnaloo gar naqo😢

Ответить
@AbdirisaqMohamuud
@AbdirisaqMohamuud - 02.09.2024 02:10

Wah waah yaa cumar

Ответить
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 - 12.09.2024 17:01

Warda karaama waxay ka soo jeedaa hoy faneed❤

Ответить
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 - 12.09.2024 17:07

Hanoloo garnaqo waa hees aanan ka daalin dhageysigeeda, waxa cajiib Siduu cumar heesta farriintiisa uu ooridisa ugu gudbinayo, waxaan dhageysanayaa anoo ka shaqeynaya meel if iyo aakhira la dhaho oo ay tahay galab khamiisaad 10/09/204 anigoo dareemaya xaalka cumar lkn aysan jirin cid aan gar u qabo.


Waan idin salaamay tageerayaasha cumar dhammaan, waa dad dadka iga duwan, cid kasta cumar fankiisa ma taageerto illaa saaxibul fakar iyo caqli mooyee❤❤

Ответить
@Xirsiev
@Xirsiev - 26.09.2024 11:43

Ashqaraar!

Ответить
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 - 27.09.2024 01:39

Heestani waa qarnaqsi dhab ah oo dhex maray cumar dhuule iyo ooridiisii uu jeclaa xili xurguf yari dhex taalay
Kadib cumar ayaa intuu kabankiisii soo qaato la hor imanaya gurigii ooridiisu ay timid markay soo cadhootay
Kadib dadkii guriga kubsugnaa ayaa odhanya cumaraw aanu kaaga ergayno xaajiyadaa
Kadib cumar ayaa odhanya naga dhex baxa idinku
Iyadaa marka ay kabanka iyo heestan maqasho i raacaysee

Tii cumar ayayna noqotay oo markii ay heeskii maqashay hore ayay ka raacday saygeedii


Eesh calaaa jacayl dheh

Allah ha janeeyo cumar dhuule cali
Iyo intii inaga horaysay ee mootan dadkeenii
Aamiin aamiin

Ответить
@AsiyoMaxamed-li5se
@AsiyoMaxamed-li5se - 02.10.2024 22:09

Waxan gocanayaa xaal gabobey 😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahow 🫀❤️‍🩹💔😭😭😭😭😭

Ответить
@BrowningJonas-j5i
@BrowningJonas-j5i - 09.10.2024 08:31

Wilkinson Junction

Ответить
@youngyahye4765
@youngyahye4765 - 11.10.2024 18:14

Banger

Ответить
@osobeey1459
@osobeey1459 - 11.10.2024 21:14

I'm listening 11/10/24 Friday 😢

Ответить
@updy952
@updy952 - 11.10.2024 21:37

10/10/24 gudiyay maqloo hanaloo garnaqo aniga iyo gacalady 💔

Ответить
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 - 13.07.2022 01:01

Aramidayda armiday nayaa
Arimiday waad u aayise
Inan rag waa kii adkaystee
Kaa uur adaygee💔

Ответить