CAJIIB: MAXAAN KUSOO ARKAY XAMARWEYNE?

CAJIIB: MAXAAN KUSOO ARKAY XAMARWEYNE?

52,039 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@MUtaama
@MUtaama - 14.02.2023 19:07

Alaabtaan caadi ma ahan ustaadka waa kala kiciyay😆

Ответить
@ishowspace1
@ishowspace1 - 14.02.2023 20:07

360 caadi maahan 🔥 underrated 📷

Ответить
@najihalhilowli
@najihalhilowli - 14.02.2023 20:30

Masha Allah!
great video brother, a lot of childhood memories in this area, my mothers birthplace!
THANK YOU !!!
keep filming, I'm waiting.

Ответить
@akashicman2338
@akashicman2338 - 14.02.2023 22:07

Nice work bro keep it up🔥🔥

Ответить
@channel0509
@channel0509 - 14.02.2023 22:41

Insta 360 ustaadi gacantaadu way fadhida allah haku barakeeyo

Ответить
@Mishtygwal
@Mishtygwal - 14.02.2023 22:46

Ayy waxkle ❤🎉

Ответить
@Cirguje2023
@Cirguje2023 - 15.02.2023 00:25

Dhaxal wanaagsan baad umada uga tagtaa iyo xusuus aan waligeed lumayn .
Halkaa ka wad magaalo kasta oo soomali leedahayna tag sida aad hadaba samayso qalbigaan kaala soconaa iyo indhaha

Ответить
@Umu0618
@Umu0618 - 15.02.2023 01:23

Masha Allah walal tourists guide can you be a tourist guid to a lot of Somali diaspora to show them the country . Beautiful historic city ❤

Ответить
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 - 15.02.2023 09:38

Illahow hakusodumin WAA guryo qadiimi ah

Ответить
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 - 15.02.2023 10:04

Thank you for showing the beautiful side of our ancient capital Mogadishu eternal ❤️

Ответить
@Raas639
@Raas639 - 15.02.2023 12:15

Next kismaayo old town AKA calanley noo soo duub walaalo

Ответить
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 - 15.02.2023 12:57

Waa muuqaal aad u qurux badan, masha Allah.

Ответить
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 - 15.02.2023 16:41

Best

Ответить
@yayamuse4743
@yayamuse4743 - 17.02.2023 13:14

Mnshlh waligey xamar ma arkin lkin wan imanayaa inshlh

Ответить
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 - 21.02.2023 20:35

WOW XAMARWEYNE WAA JECLAHAY WLH WEEK 4 JEER WAA IMADAA WAXA U IMADAAN SI AAN U ARKO DHISMAHA QADIIMIGA QURUX BADAN WAXA KALA MARNE IDHAAFIN MAC MACANK BAJIYE IYO LEEF LEFOOWGA IYO DAD WANAAGSAN OO FUR FURAN WA KU MAHADSAN TAHAY WAXA SOO DUUBTAY QEEYBAHA UGU JECLAHAY XAMARWEYNE HALKAAS KASII WAD

Ответить
@fardowsabestbeauty3980
@fardowsabestbeauty3980 - 27.02.2023 17:38

Masha Allah wan u xiisay Xamar wayne

Ответить
@arabe9921
@arabe9921 - 27.02.2023 23:58

MSHLLH TABARAKALLAH QAAB FIICAN AYAAD USOO DUUBTAY SXPOOW MHDSND💙

Ответить
@Abdirixmanmohamed
@Abdirixmanmohamed - 02.03.2023 17:28

muuqaal aan ku raaxatsatay ,pro horay
usoco.

Ответить
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u - 08.03.2023 11:48

Allah nadaafadii aawey waxaa cuneysiin waa idin baryaa waxaas waalalaku caayaa waxaan ka wadaa nadaafad xumada

Ответить
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 - 02.04.2023 05:57

Somalia 🇸🇴 thank u

Ответить
@dancingtheplanet6403
@dancingtheplanet6403 - 08.04.2023 16:03

can you usbtitle? does somalia have manufacturers? or small business that sell shoes?

Ответить
@muminhussein7604
@muminhussein7604 - 19.04.2023 19:35

Xamar weyne 😢😢😢❤❤❤❤ degmada aan xamar oogu jeclahey

Ответить
@aminaabdi-be1vr
@aminaabdi-be1vr - 20.05.2023 03:44

❤Masha Allah

Ответить
@aminocabdi6088
@aminocabdi6088 - 05.06.2023 02:32

Muqdisho muuq wng❤❤❤❤❤

Ответить
@alvezarooz6471
@alvezarooz6471 - 28.08.2023 00:30

very nice. Appreciate your work brother. keep it up.

Ответить
@sweetkokii
@sweetkokii - 13.10.2023 09:03

Video graphic skills on point 👍👍

Ответить
@nba2kshooter702
@nba2kshooter702 - 15.10.2023 02:02

Manshalah bro keep going ☺️👍👍 somali united soon inshalaah

Ответить
@hassandeco2326
@hassandeco2326 - 20.10.2023 19:54

Masha allah

Ответить
@gatonyekuria7443
@gatonyekuria7443 - 26.11.2023 21:21

I cant hear Somali but I still got so much insight, thanks for good work.

Ответить
@Qosol-funny
@Qosol-funny - 31.01.2024 10:18

Gaamirada qurxiya sawan sawan ayaa la moodaa muuqaalka midabkiisa

Ответить
@kalilrage8873
@kalilrage8873 - 06.08.2024 14:54

kaluunka waxa fiicnaan lahayd in loo helo qaboojiye iyo meel lagu nadiifiyo

Ответить
@kalilrage8873
@kalilrage8873 - 06.08.2024 15:01

basharax legend

Ответить
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 - 03.10.2024 22:39

Xrif xoftas mesha wax ku gadeyso itilmam

Ответить