Rahma hassan _رحمه حسن _Babuurki nacabka waday \official clip \ Somali song 2023

Rahma hassan _رحمه حسن _Babuurki nacabka waday \official clip \ Somali song 2023

Rahma Hasan

8 месяцев назад

4,587,763 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Salmo Mohamed
Salmo Mohamed - 08.11.2023 20:11

🥲🥲🥲🥲🥲imss you so much baby

Ответить
HD nature
HD nature - 08.11.2023 19:36

Rdff

Ответить
F E
F E - 08.11.2023 18:38

please share, subscribed and click the like the button. This girls is the best Masha Allah. I was at Elite Hotel last week and it was the best show ever wallahi. Go Rahman and thank you for the pictures.

Ответить
Najib Abdullahi
Najib Abdullahi - 08.11.2023 18:19

Nafteyda xalad ba ku timi
Inay ku deysay hadeer
Maskaxda ku haysaye
Sidee kugu tilmaama


Inaad kaftan ka dhigtay
Xidhidhkeeni baad keentay
Ana kal kalisan u bahanahay

Kolna xanaaq baad
Naftada ku beeraysa
Ana kaarka ba i hayaa


Laba aad ku beerantahay
Inay ku desay rabtaa
Xaladana ay ka baxdo


Kibirka ruux yahay
Waa kii burburiyey
Jeceylkan korinay
Kaalintii saree ku jirey ba
Dhulkad ka hoos marisey
I daa ku deyn karimaye 😢
😢😢😢😢😢😢

Ответить
Ciise Abdi
Ciise Abdi - 08.11.2023 17:18

QueN wlhi fanKa hablaha QofTa kaliya an Ka tagero❤

Ответить
Maxamed Arizola
Maxamed Arizola - 08.11.2023 17:07

rahma hssan golden voice what a music karaama 🥶

Ответить
manam_luckyy
manam_luckyy - 08.11.2023 14:48

Kuwie KaLa Paydhie Jirayyy JacyL Isu Bahie Tiryy BarBrtie KacgcyLka Qabyyy Aya isu Baxyyy 😢

Ответить
free Palestine 🇵🇸 ❤❤
free Palestine 🇵🇸 ❤❤ - 08.11.2023 14:18

Kuwii xanta bufiin jiray 🥺🥺🥺dulka hanilagoaaa 😽😽😽😽😽😽

Ответить
Neima houssein
Neima houssein - 08.11.2023 12:43

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
Ayaan Mmxumed (Ayaan muhumet)
Ayaan Mmxumed (Ayaan muhumet) - 08.11.2023 11:44

erayga zarbeebtaa cidilga laga keenay edo mcn waa Isaaq mafahan raxmaay Hadun baad dhiiqo lugaha lagashay cabdi shakuur hakazaaro dhilooy🤫

Ответить
Rooble Cali
Rooble Cali - 08.11.2023 09:00

Best song❤

Ответить
Bishar Mohamed
Bishar Mohamed - 08.11.2023 06:56

The beat and voice is another level keep the ball rolling raxma I am one of your fans

Ответить
Cabdiqani Caaqil
Cabdiqani Caaqil - 08.11.2023 06:10

LYRICS.❤🎉

Kuwii Xanta Buufin Jiray
Dabkooddii baa bakhtiyay
Basaaskii waa la helay !!!
Dunidii Basar baa ka dhacay.
X2
Baabuurkii Nacabka Waday
Boolkii mixnaddaa u baxay
Taayirkooddii ban jaray !!!
Wakaa burjiggii af-laxay!!!
X2
Baddaa xaasidkii liqddoo
Cidluu badowgii ku dhacay
Hadday isku beegan tahay.!
X2 Kooras

Gayaan kalla baaqan jiray
Ayaa isku soo baxsadday
Kuwii kalla beeri jiray!!!!
Jaceyl isku baahi tiray!!!

Barbaartii kalgaceylka qabay
Ayaa isku soo bax dhigay,,,,
Qofkiiba qof intuu boqraday
Bishii malabkaa la gallay!!!!
Bishii malabkaan dhexgalay.

Baddaa xaasidkii liqddoo
Cidluu badowgii ku dhacay
Hadday isku beegan tahay.!
🎉X2 Kooras/Rogaal Celis❤

LYRICS:- By Cabdiqani Caaqil😊

Ответить
alaska finga flip
alaska finga flip - 08.11.2023 05:53

Bada xasadkii liqdoo cidluu badawgii kudhacay what a beautiful song my ex kuwi nadhax galay ma idin cafin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Ответить
Mahamud Ahmed
Mahamud Ahmed - 08.11.2023 03:52

Golden voice ❤❤❤

Ответить
Farah abdi Aloore
Farah abdi Aloore - 08.11.2023 02:28

Best song❤❤❤❤

Ответить
omar musa
omar musa - 07.11.2023 23:58

😊

Ответить
Ibrahim Baaxeer
Ibrahim Baaxeer - 07.11.2023 23:08

Rahma Golden Voice ❤

Ответить
Dr adan Hassan
Dr adan Hassan - 07.11.2023 23:01

What a amazing and brilliant voice keep going baayo

Ответить
Maxamed Jimcale
Maxamed Jimcale - 07.11.2023 22:58

❤❤❤❤❤🎉🎉

Ответить