Kenya iyo Somalia: Yaa Qasaaraya Khilaafkooda?  | Sheekh Abdirahman Bashiir

Kenya iyo Somalia: Yaa Qasaaraya Khilaafkooda? | Sheekh Abdirahman Bashiir

Abdinasir Kuluc

3 года назад

3,685 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@Hakammed
@Hakammed - 29.01.2021 05:06

Somali Sheekh Iyo Shariif wlh Somali Shaqsi Si Daacada U Hadlaya lagama Soo Helayo Runtii🤔

Ответить
@ekb3848
@ekb3848 - 13.01.2021 07:58

masha allah mahadsanidiin culimo

Ответить
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo - 12.01.2021 01:44

sh allah u naxariisto siduu wax u kala dhigdhigey ayaan kaheley illaahey danbigiisa ha dhaafo somaaliya waad hurdeysiin wallaahi wax alle waxuu sheegey waa sax ee somalaay calooshood u shaqeystayaalbaad tihiin oo wax yar lagu iibsankaro hadii aad qabiil kahariweysaan wey idindhamaatey hadii kalena wey guuleysan nin xanuusan baa waxuu yiri calanka baluuga waa astaan somaaliyeed magaranaayo wadaniyada calamada qabiilada sameysteen buu moodey kuwa aduunka lagaagayaqaano iska dhaafa cuqdada caqliga hashaqeeyo madaxda maamul gobaleedyada weyshaqeysanayaan waa fbi cia kgb waa ninman sixran

Ответить
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 - 07.01.2021 15:39

Wallaalayaal isoo booqda allah dartiisna subscribe iigusaara allah ha idin bara keeyo aduun iyo aakhiraba aamiin ya allah mahadsanidiin❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😘😘😘😘🇸🇴 🇹🇷🇸🇴🇹🇷🙏🏽💐🙏💐

Ответить
@MahdiAliHussein
@MahdiAliHussein - 07.01.2021 03:00

Ninkan ashkhaasta weeraraya dib yanu u waraysan sheekha... NN ba madax martay.. horta adu dhex noqo..

Ответить
@YASMIN_32022
@YASMIN_32022 - 06.01.2021 15:38

Sheekh barnaamijkan ma waxa skale qolooyinka calanka buluuga jecel somalidii kale meeye djibouti iyo somaliland wadaad iyo siyaasad maxaa kalahaysta

Ответить
@alifedow4602
@alifedow4602 - 25.12.2020 10:30

Shiikha waxa uu ictimaaday barnamijka aljazeera ee mutaxarik waxa aana ognahy in Qatar qeyb katahay siyaasaaha isdiidan marka ee tixraac uga dhigan garnaa

Ответить
@gulaamsiyaadamiin688
@gulaamsiyaadamiin688 - 25.12.2020 09:47

Fadlan shekh Bashiir weydii kuwa hubka u qaatay in ay wadanka mar kale burburiyaan hadalkoodu noqday WAAN BURBURINEYNAA.

Ответить
@zakariyeibraahim4709
@zakariyeibraahim4709 - 25.12.2020 00:23

Dhinac bay ka raran tahay

Ответить
@maxamuudmirood3997
@maxamuudmirood3997 - 23.12.2020 14:27

Guul soomaliya .madax waynahana guul

Ответить