Free Course: Google AdSense Sidee loo sameeyaa? SOMALIA

Free Course: Google AdSense Sidee loo sameeyaa? SOMALIA

Eng. Abdishakur Mohamed

1 год назад

62,955 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Eng. Abdishakur
Eng. Abdishakur - 06.05.2023 22:21

Saaxibada qiimaha badan waa ku mahadsantihiin dhiirra gelinta, Like-ta iyo commentga wanaagsan hadii aad suáal qabto iigu reeb halkan Allah haku sharfo

Ответить
Yaasmiin Abdi
Yaasmiin Abdi - 18.09.2023 16:08

Vido maanaty u baahday 4 bil kadib malaga yaabaa inaa ii soo jawabto

Ответить
Yaasmiin Abdi
Yaasmiin Abdi - 18.09.2023 16:07

Teacher su aal inaa ku weeydiiyo rabaa

Ответить
Somali Tiktok Lives
Somali Tiktok Lives - 03.09.2023 17:01

Hadi adan website lahayn ma furan karta google ads ka legenow

Ответить
إلى الأمام التكنولوجيا
إلى الأمام التكنولوجيا - 25.08.2023 12:14

wll dukumenti m.a hesti qofa wadamadan ijogone maleh sidas darted siden ku awodikara anaa xayisin usodesto AdSense blogging ? surtagal matahay ina icawiso wll

Ответить
Shamla Kinga
Shamla Kinga - 24.08.2023 20:16

❤❤❤❤

Ответить
dhiin media
dhiin media - 22.08.2023 14:10

Asc wllky Egn Abdishakuur waxaan rabay in aad igu caawiso camer mida ugu fiican ee la isticmaali karo sid mida aad iskaga duubto

Ответить
hamse abdi
hamse abdi - 19.08.2023 17:15

Si daacadnimo ku jirto oo hagar la’aan ah ayaad wax u soo gudbisaa wll

Ответить
zahra ali
zahra ali - 15.08.2023 23:36

War blogger somalia maba ka shaqeyo secml

Ответить
Smoothing Relaxation
Smoothing Relaxation - 15.08.2023 12:44

Waxa inogu soo dartaa sidha account bank loogu xirto i.a

Ответить
Smoothing Relaxation
Smoothing Relaxation - 15.08.2023 12:43

Walal wankaga mahadcalina sidha quruxda badhan oo muqalada inogu soo gudbisa

Ответить
Hoby2 official
Hoby2 official - 03.08.2023 20:58

Sxb google adsense iyo blogerka marka la isku xiro ilaa meeqa ayay xayesiiska qaadanaysa adoo raliya

Ответить
Bishaaro Sahal
Bishaaro Sahal - 29.07.2023 09:49

Thank you teacher .
Lkn waad bobsiisay video kale nooga soosamay.

Ответить
Win With Cadale
Win With Cadale - 25.07.2023 01:55

Mida kale ustaad maxee ku Kala duwan yihiin blogger and WordPress Keena fiican isticmaal kiisa shukran

Ответить
Win With Cadale
Win With Cadale - 25.07.2023 01:52

Asc ustaad aniga oo jogo south africa ma isticmaali karaa somali passport

Ответить
Iltireh Media
Iltireh Media - 19.07.2023 18:04

❤❤

Ответить
abdi Khalif
abdi Khalif - 18.07.2023 14:11

Side website loo sameya bro

Ответить
Dimple girl
Dimple girl - 13.07.2023 08:07

Mahadsanid ustaad
Hadii aan qof dibada joogo ku xirto lacagta sideen ugala baxayaa ma qofkaas ayaa la iigu dirayaa

Ответить
Zhacraawi tube
Zhacraawi tube - 11.07.2023 23:25

wll qli uganda joga shaqo a ma hayo bloger wan samaystay post ii gaara waan soo galiyaaa
wxa iga dhiman google adsence
addres wan haya
mid uk
keliya isugu kay xidhihdi

Ответить
Hebel Dacar
Hebel Dacar - 06.07.2023 16:49

Pls noso fahfahi

Ответить
Yacquub Xaaji
Yacquub Xaaji - 05.07.2023 17:25

zxp 10 arday igu dar

Ответить
Abdulkadir Mohamed
Abdulkadir Mohamed - 05.07.2023 10:27

Waa isku dhex qastay ustd in aad kala sarto ay aheed

Ответить
xaliimo sacdiyo
xaliimo sacdiyo - 04.07.2023 22:42

Hambalyo 50k

Ответить
Nabiil Nuurshe
Nabiil Nuurshe - 01.07.2023 03:07

Sxb asagoo fahfahsan soo dhig

Ответить
Ali Hassan
Ali Hassan - 24.06.2023 23:18

10 arday course kiribti karansi

Ответить
Scar•Face
Scar•Face - 22.06.2023 16:07

Soofaahfaahi

Ответить
sagal ibrahim
sagal ibrahim - 12.06.2023 21:30

10 arday cryptocurrency

Ответить
XERAALE MEDIA
XERAALE MEDIA - 08.06.2023 15:34

Waa too advance ustaad soo faah faahi 😊

Ответить
najaaxa channel
najaaxa channel - 06.06.2023 07:05

❤❤❤ aad iyo aad ayaad umahadsan tahay

Ответить
MAAMAN YT
MAAMAN YT - 05.06.2023 11:25

Somalia malagu sameysan karaa hee

Ответить
Abdi rahman max'ed Jiin
Abdi rahman max'ed Jiin - 05.06.2023 10:03

Uztad whatsAppka kalas so xiriiray 19 may farintada ayaan sugayaa mahadzanid

Ответить
Ahmed gab official
Ahmed gab official - 04.06.2023 21:15

Website sidee loo furta

Ответить
Yasin Ahmed Osman
Yasin Ahmed Osman - 19.05.2023 23:28

Masha Allaah

Ответить
AYDARUS ABDI
AYDARUS ABDI - 19.05.2023 00:19

Thanks dear
Si hagar la aan ah ayaad wax usoo gudbisa Blogger ka so saame video

Ответить
Dr Abdullahi CC
Dr Abdullahi CC - 11.05.2023 01:48

Wadna kumahadsan tahay sida ad dhalayarada ugarab tagan tahay kama dalno waxad so dhigto in an dawano.

Ответить
Dr Abdullahi CC
Dr Abdullahi CC - 11.05.2023 01:47

Walal wan kusalamay horta telegrmkada farin malguso qori karo ta dhib ayan kuqabay
Sualo ayan kuweydinayaa wayo waxan ka mid ahay groupka kugu xeran.
1. Marka an sameysanayo google adsence anigana an ahay qof somali joogo passport keyga miyaa kusameysanayaa oo dadka an dibida jiro adreaska un miyaan ugu bahanahay mise passport koda ayan ubaha ahay bloggerkana waa lamid.
2. Marka an lacagta account usameysanaayo qof dibida jiro account gisa qasab miyaa labadas iga so jwb adiga oo mahadsan
2.

Ответить
Umar Aliz Mohez
Umar Aliz Mohez - 09.05.2023 14:10

Somali ano joga maku shaqeysan kara mise waxa qasaba qof wadan kle joga inu kuso sameyo ustad

Ответить
𓂸me shiine𓂺☻︎
𓂸me shiine𓂺☻︎ - 08.05.2023 14:15

Sxb wxan raba inad ii shegto Facebook profile kega shurudaha wuu buxiyey balsa somali joga mana ii furna xayeysinta
1 suasheda waxay tahay hadan u dhiibo qof wadan kale joga oo laga kiciyo yacni wadan Facebook ogol yahay Ana an is delete gareyo mai shaqenaya

Ответить
Wiil Waal
Wiil Waal - 08.05.2023 09:00

Walalka waxan Rabay inaan kulasoxiriro ee inteen kalasoxiriraa adigo mahadsan

Ответить
Hamse Ceero Official
Hamse Ceero Official - 08.05.2023 08:02

Wll facebook marge kasoo diyaari casharkan casharka xiga

Ответить
Mohamed Abdirahman Abdillahi
Mohamed Abdirahman Abdillahi - 08.05.2023 00:28

mahadsnid Eng abdishakur

Ответить
Zaki Karazaay
Zaki Karazaay - 07.05.2023 17:24

Blogger google adsense aqbalaayo theem fiican so duub insha Allah walal

Ответить
code with radwan
code with radwan - 07.05.2023 15:48

walal waxaan rabana ama aan raba sida aan ku sameyn lahay terms & conditions io privaty policy qabka aan ku sameyn lahayn
fadlan angu cawi wll

Ответить
ANIMALS CHANNEL
ANIMALS CHANNEL - 07.05.2023 15:37

Ustd su'alo gaar inan ku waydiiyo rbaa xagen kaagala soo xiriiraa plz

Ответить
Suleiman Moallim
Suleiman Moallim - 07.05.2023 14:51

Facebook sida lacag looga sameeyo on demand ads ka kasoo hadal i.a qof somalia joogo

Ответить
DHAMBAALKA DHALINTA
DHAMBAALKA DHALINTA - 07.05.2023 13:42

Mahadsanid wll ❤❤

Ответить