Astaan Orchestra | Heesta - Gabadhahaan Gacalkooda | Axmed Naaji Sacad.

Astaan Orchestra | Heesta - Gabadhahaan Gacalkooda | Axmed Naaji Sacad.

Astaan

1 год назад

81,818 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

- 28.01.2024 17:15

Saxaphone Alto, Saxophone Soprano, clarinet- contra-alto, clarinet-contrabass., shepherd's crook-cornet,and the trumpet.
Acoustic-Guitar. Electric-Guitar, Electric Bass Guitar, electronic keyboard, synthesizer keyboard, violin, and ofcourse
the oud. battery drums and the bongo drums.

Ответить
@rocky4066
@rocky4066 - 23.01.2024 20:42

Musiga soomaalida weli ma horumarsana. Mana lahan( background music) sababta waa iyagoon ubaran si academic ah waxani Orchestra music lama dhihikaro sorry

Ответить
@mawlemagan
@mawlemagan - 08.01.2024 22:03

Astaan TV waxaad mudan tahay sharaf iyo in la idinku taakuleynta soo nooleynta classuc music qarankeena la burburey. Kun jeer waa mahadsantihiin...

Ответить
@suhebabdirahman4593
@suhebabdirahman4593 - 07.01.2024 20:33

Heestan maxaan ku mirqaamay aadbaan ugaranayaa

Ответить
@yonishajji
@yonishajji - 28.12.2023 22:19

Gabdhahan gacalkooda
Gebigey ku dhamaadee
Wax makuu galaane
Waxna kuuma gartaane

Alla yaxma AXMED NAAJI😢😢

Ответить
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 - 27.12.2023 22:24

Heesta "Yaan u gar sheegtaa" waa
Mirihii Aweys Geeddow Diinle iyo
Muusikadii Axmed Naaji Sacad
Dhammaan Allaha u naxariistee.

Ответить
@mucaddahir5204
@mucaddahir5204 - 26.12.2023 08:27

Cadi ❤ maha❤

Ответить
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 - 17.11.2023 05:20

Maasha Allaah. Khayr Allaha idin siiyo, muraadkiina Allaha idiin sahlo idinka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Ответить
@maryanxaajiaxmed325
@maryanxaajiaxmed325 - 04.11.2023 13:49

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@calicabdi2252
@calicabdi2252 - 10.10.2023 20:04

Wlhi inaba caadi ma ahan aad ban u qiirooday habka ay u garaaceen music 🎶 masha Allah

Ответить
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 - 14.09.2023 06:37

Allha u naxariisto Axmad naaji bishan ayuu ku dhintey London, rerkisa iyo Somaali oo dhan samir Allaha ka siiyo.Aamiin

Ответить
@Roobleh
@Roobleh - 07.09.2023 01:17

Suudaan ayaa yaabtay camal. Masha alah. Heer sare dheh

Ответить
@highflyer215
@highflyer215 - 06.09.2023 20:05

Illahay haunaxariisto ustaad Ahmed naaji,
Thanks astaan

Ответить
@jamalahmed9372
@jamalahmed9372 - 06.09.2023 16:23

Is Wonder-full good job Astaan TV

Ответить
@1mohamedhersi
@1mohamedhersi - 05.09.2023 20:48

May his soul rest in his eternal paradises

Ответить
@charmarkeabdourahman1366
@charmarkeabdourahman1366 - 05.09.2023 16:19

Merci , vraiment astaan 👍👍👍👍👍

Ответить
@ademzh
@ademzh - 05.09.2023 11:38

Love it! Our people are talented in so many ways. They just need a great environment to thrive!

Ответить
@M.Duran71
@M.Duran71 - 05.09.2023 08:50

Allaha u naxariisto Ustaad Ahmed Naji oo hadda la ii soo sheegay geeridiisa Samir iyo iimaan reer Naaji gaar ahaan Cabdallah, kooshin Yasin Osman ilaa Sakhaawadiin.

Ответить
@abdullaahimohaali4645
@abdullaahimohaali4645 - 04.09.2023 22:54

Alle janadii fardowso haka waraabiyo Ahmed Naaji Sacad oo caawa magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday, Ahmed Naaji waxa uu ahaa mid ka mid ah tiirarkii uu lahaa Fanka Soomaaliyeed.

"God Aakhiraa iiga roon
Gebdhahaan seey ii galeen"

Ответить
@alishariffsadak2131
@alishariffsadak2131 - 04.09.2023 22:47

Ninkaan hada ayuu geeridiisa isoo gaaray Allah ha naxriisto 😢, danbigiisa Allah dhaafo.

Ответить
@ahmedwarsame6315
@ahmedwarsame6315 - 25.08.2023 11:51

Waad mahadsantihiin

Ответить
@Kingofbali401
@Kingofbali401 - 20.08.2023 04:13

Yaasalaam viva Astana group

Ответить
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 - 16.08.2023 21:36

Gurigooda agtiisaan
Galab walba tagaaye
Gabadh la iima dhigo
Iyo gogol aan ku fariisto

Ответить
@moofficial5692
@moofficial5692 - 16.08.2023 19:37

Well dine Astan,
It reminds old days,
Keep to revive our calute

Ответить
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge - 14.08.2023 17:16

Music producer-ka aawey.
Guiter player ka active ma ahan❤❤❤

Ответить
@FarasCade-ti8mr
@FarasCade-ti8mr - 11.08.2023 01:22

Allow ma soolaabatay oo masoo soctaa sharaftayadii, oo mafaani karaa maantaba...
Hees Orchestra ah oo aad leedihiin bal natus bay iwaydiiyeen qolo Carab iyo Sudan ahi. Wax 1980s kii ka danbeeyay oo aan dad tuso ayaan waayay! Tola'ay Astaan

Ответить
@fatimaosman2653
@fatimaosman2653 - 07.08.2023 17:49

Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

Ответить
@EastAfricanLion
@EastAfricanLion - 06.08.2023 08:20

Good old days😢😢 I remember I had hair

Ответить
@SoolChanal
@SoolChanal - 02.08.2023 22:22

Awesome reminder me home Somali damn beautiful ❤❤

Ответить
@EastAfricanLion
@EastAfricanLion - 30.07.2023 09:27

It's meditation ❤❤❤, and relaxing music ❤❤❤

Ответить
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 - 26.07.2023 06:40

Thanks guys … you made us all proud SOMALIA 🇸🇴

Ответить
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg - 24.07.2023 21:36

Waxaa kabanka garaacaya oo fhan waa eber laxankaba lama hayaan. Sidii suudaanta bey iyagoo kun qof ah isoo hor dhoobteen musicga laxanka la haystana meesha lama iman hhhh

Ответить
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 - 17.07.2023 10:58

Soomaaliya dal dhinac walba ka buray iga dheh oo kaaga daranee wax sii bur buraya mooyee aan wax wanaagsan la arkayn

Ответить
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 - 16.07.2023 07:46

Sudan ayaa yaabtay oo ina leh somali musician noocana ma ledihin mansha allah mahad gar ah astan iyo mamulkisa ayaa iska leh 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✌️🤌🤌🤌👉👉🤝🤝💞💞💞

Ответить
@user-cm1dt5ex1l
@user-cm1dt5ex1l - 15.07.2023 20:06

Anigu aad baan u qiirooday waana waayo waayo oo aan aduunka kula tartami karno (astaan aad baad u mahadsan tihiin horay u socda)

Ответить
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 - 14.07.2023 18:08

❤❤❤❤😮❤

Ответить
@hamzaawo1023
@hamzaawo1023 - 08.07.2023 18:36

It sounds like it but it was worth the shot the least that could’ve been done is to remove viola don’t throw random instruments in when the band doesn’t need it

Ответить
@maanobiibi4369
@maanobiibi4369 - 06.07.2023 18:27

Astaan positive badan bay kusoo kordhiyeen bulshadeena

Ответить
@kingboy3996
@kingboy3996 - 03.07.2023 00:34

Ustaadada inaad magacyadooda soo wada qortaan ayuunbaa ka dhiman bahda Astaana aadbaan idiinku mahad naqayaa hawshaad ummada soomaaliyeed u haysaan

Ответить
@apdoulwahab8309
@apdoulwahab8309 - 02.07.2023 01:58

Haadba haadba kici kici
Sudaantii way na kicisay 🤣🤣

Ответить
@haruunciise9112
@haruunciise9112 - 01.07.2023 17:48

Mar hadaydan gadhay baytul cuud ka Sudan Naf malihidina

Ответить
@feysalluuje1880
@feysalluuje1880 - 30.06.2023 00:42

Waxaan oran karaa maahan wax la arkay oo la maqlay kooxdaan anigu hadaan ah wiil hoog reer gaalkacyo ah waan idin siiyey cimaamadiina

Ответить
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 - 29.06.2023 17:54

Somali musicgi layaqanay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Ответить
@user-dt5bw2kr9n
@user-dt5bw2kr9n - 29.06.2023 02:56

Caadi maaha

Ответить
@fitamiinoos
@fitamiinoos - 29.06.2023 01:42

🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@mussemohammed6148
@mussemohammed6148 - 29.06.2023 00:53

For sure al-fanan Ahmed Naji
Will proud of you guys.
Respect 🙏 Astaan

Ответить
@xasanadan573
@xasanadan573 - 29.06.2023 00:01

So noqotay tani belo alow ka hay,Amin

Ответить
@user-jc2pt2tl7o
@user-jc2pt2tl7o - 28.06.2023 21:10

Wow mostikaystayaasha iyo astaan waad mahadsantihiin❤❤❤❤❤❤ somalia hanoolaato.

Ответить
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 - 28.06.2023 20:54

Somalia and sudanese is same music and culture❤❤

Ответить
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 - 28.06.2023 17:33

Keep moving team astaan

Ответить