MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024

MAXAMED DAYAX - XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024

Waqal WStudío

1 год назад

2,996,530 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@abshirosman26
@abshirosman26 - 14.01.2025 23:10

14/1/2017 waxay ahay malintan
Isbarany my ❤
Sanado badan ayan kunoolahy xasuus madow
14/1/2025
man ilaawin iyada

Ответить
@RoodoMaxamuud-y1d
@RoodoMaxamuud-y1d - 15.01.2025 17:53

ax ax🎉

Ответить
@NasteexoBashiir-bo2kd
@NasteexoBashiir-bo2kd - 16.01.2025 10:15

😢

Ответить
@inayonis3418
@inayonis3418 - 17.01.2025 14:48

Murtida 100%
gabadha 100%
video place and production 100%
fananka stayl kisa 40% because timihisa Qaabka u u jaranyahay iyo heesta isma lahaa

Ответить
@hussainabdallah6246
@hussainabdallah6246 - 18.01.2025 21:33

Markaan adiga kuu baahana iga mashquusha, milgihiyo wanagaan mudnaa maad iwada siin, erayo dhaba 18|01|2025

Ответить
@SucaadaSucaadaliiban
@SucaadaSucaadaliiban - 19.01.2025 15:06

Qalbiga ayuuu kahadley. Wllhi 😢

Ответить
@MOHADIGITAL07
@MOHADIGITAL07 - 19.01.2025 16:09

Inkastoon muquunshoon isiri yaanay wadamuuqan maqarsoomo dhawaca qalbiga meel fog kagayaalee. Ereyo culus

Ответить
@diiriyerijaal534
@diiriyerijaal534 - 20.01.2025 17:38

Ax😢

Ответить
@MohamedSomali337
@MohamedSomali337 - 21.01.2025 07:19

gulled reygal abwaan erayo macaan👍🏿

Ответить
@MohamethBille
@MohamethBille - 22.01.2025 22:15

Mar hadaad idayso mcaan iga fogaaneyso talow ya xasuusahan madow iga tira maanka 😢2025💔🔥

Ответить
@AminaMohamed-r2g
@AminaMohamed-r2g - 23.01.2025 05:28

🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😢

Ответить
@mdiinilovecity1282
@mdiinilovecity1282 - 23.01.2025 13:19

Hala is adkeeyo dhalinyaro 😢

Ответить
@SeadaAbdela-t4z
@SeadaAbdela-t4z - 24.01.2025 07:12

❤❤❤❤

Ответить
@MounirIsmail-il1hz
@MounirIsmail-il1hz - 27.01.2025 19:08

😅😅😅😅😊😊😊😅😢🎉🎉😂😂❤

Ответить
@SimaneEnamis-h9s
@SimaneEnamis-h9s - 02.02.2025 04:46

😊😊😊😊😊😊

Ответить
@abdirisaaqanshax3102
@abdirisaaqanshax3102 - 02.02.2025 12:34

Maxaa iga danbeeyoo ku helay❤

Ответить
@bedradinarji
@bedradinarji - 09.02.2025 14:50

Muhashada xasuustale dareen
Muudhkan igu baahay
Murugada wajiga saaran iyo
Madi ahaantayda
Inkasoon muquunshoon is idhi
Yaanay wada muuqan
Maqarsoomo dhaawaca
............qalbiga
Meel fog kaga yaale
Intaas baa soo koobaysa xaaladii wakhiyadii iyo waayihii adkaa een soo jiidhay ilaa hadana aan qarsado dhaawac yada qalbiga ay igaga reebeen

Ответить
@abdimohamed-h4i
@abdimohamed-h4i - 11.02.2025 19:21

DUNIDA MASO MARIN QOF KA SHARAF BADAN XABIBKENA UDGONA E MUXAMMAD SCW LOVE-TA HALA DHAFIN WLL FADLAN QALI ❤🎉

Ответить
@NimcaXasan-l5w
@NimcaXasan-l5w - 15.02.2025 11:38

❤❤

Ответить
@MohamedDhakuul-s7h
@MohamedDhakuul-s7h - 16.02.2025 18:47

tolow yaa xasuusaha madaw iiga tirin maanka

Ответить
@xaayowxaayowoff
@xaayowxaayowoff - 16.02.2025 20:33

😢😢😢😢 wllhi waxamodaa ine anig
iga haleso wllhi allo igara gaar😢😢😢

Ответить
@farduuzofficial7755
@farduuzofficial7755 - 16.02.2025 21:22

Waxan daremayo qoral kuma koobikaro lkn nabsi iska ogow hadiikle nolosha inay kakala dadato mooye inay kutosto hafilan wll waa iga waano✅️😢😭😭😢😢

Ответить
@istaahilmaxamed37
@istaahilmaxamed37 - 17.02.2025 19:30

Taan hees waydhaftay

Ответить
@RudwaanIbraahin-t9x
@RudwaanIbraahin-t9x - 22.02.2025 10:46

Meye wacdjeenii❤❤😢

Ответить
@CllahiCalidheere
@CllahiCalidheere - 24.02.2025 10:47

Maxa igu danbeyee kuhely waa mid igu weyne😢

Ответить
@cumarjr6227
@cumarjr6227 - 27.02.2025 17:20

Mohashada xasuurada bert 😢😢😢😢

Ответить
@cumarjr6227
@cumarjr6227 - 27.02.2025 17:21

Ax💔😢

Ответить
@cabdiwalimaxamed-r9f
@cabdiwalimaxamed-r9f - 03.03.2025 20:33

😢

Ответить
@GilgilsheYare
@GilgilsheYare - 05.03.2025 01:30

Malaga yaba inan dib uhelo qoftan jeclka waxu yhy ibartay xamdi 😢

Ответить
@NurCarab-b2q
@NurCarab-b2q - 05.03.2025 23:17

Ma Qarsoomo DhaawaCa QalbiGa meel foG kaGa YaaLe 💔

Ответить
@sumeya6849
@sumeya6849 - 06.03.2025 18:42

Talow ya xasuusaha madow iga tiri maaanka😢

Ответить
@HalacJamac-m6k
@HalacJamac-m6k - 07.03.2025 22:17

HeestaN waxay soo baxday anoo reer leH oo aan habenka isku dhacnay xazkaYga ka dhip habeenkii oo dha. Waxaan dhagaysnayay heestaN nasiib daro waan kala tagnaY iyadoo uur ileH oo ijecel Ana waan jeclaaa haDa waxa gursaday nin kale aan saxiibo naHaY. Walina waa jeclaHaY. Waxaan leyaHay nolow nolushuna kuma xumayso waa habeen rabadene igu soo duceya in ilaHaY niyaDa iga reebo waxaan ahay iskabule😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@khalidAbdilahi-cb1rx
@khalidAbdilahi-cb1rx - 08.03.2025 03:01

2025 Ramadan kariim

Ответить
@NimcoXasanmuuse-h9p
@NimcoXasanmuuse-h9p - 08.03.2025 03:11

😢

Ответить
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j - 10.03.2025 03:07

Hees aniga iga hadlaysaa😢

Ответить
@istahilweer5608
@istahilweer5608 - 10.03.2025 18:50

😢😢😢😢

Ответить
@SmilingCanoe-wk4he
@SmilingCanoe-wk4he - 11.03.2025 02:10

Ayuub ak😮😮

Ответить
@NIMCOCABDISALAANMAXAMEDXASAN
@NIMCOCABDISALAANMAXAMEDXASAN - 11.03.2025 05:52

😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@Cabdiraxmaan-i1x
@Cabdiraxmaan-i1x - 13.03.2025 00:28

Wlle waa hees iyo baabah maxamed dayax ❤❤❤❤

Ответить
@LoukmanYacin
@LoukmanYacin - 15.03.2025 20:00

Ответить
@nicimamaxamuud
@nicimamaxamuud - 22.03.2025 19:09

🎉

Ответить
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 - 22.03.2025 19:36

Ma qarsomo dhawaca qlbiga meel fog kaga yaale 😢 qof bila sabab loga tagy uun ba dremi kara hes kaas runtii 😢😢💔

Ответить
@NuuRaNouRa-h1w
@NuuRaNouRa-h1w - 25.03.2025 13:43

❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮😊😊b

Ответить
@izxaqdawlad5749
@izxaqdawlad5749 - 25.03.2025 17:15

Muda badan xidhiidhkaan wadnee beernay midhihiisa
Muxibiyo anoo huray jacayl mug iyo miisaan leh
Misna kuu wacnaa baad tagtee meeyay wacadkeenii
Maxaa iga danbeeyoo ku helay waa mid igu weyne

Nolol aad ka maqan tahay ileen malaha xiisayne
Malyan jeer ka badan ruux ku tebay baan maslaxayaaye
Tolow yaa xusuusaha madow iiga tiri maanka

Markaad adiga kuu baahnaad iga mashquushaaye
Milgihiyo wanaagaan mudnaaa maad iwadasiine
Manaad furin fariimahan inbadan meesha kuudhigaye
Bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneeyay


Muhashada xusuustaleh dareen Muudhka  igu baahey
Murugada wejiga saaran iyo madi ahaantayda
Inkastoon muquunshoon is idhi yaanay wada muuqan
Ma qarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kaga yaale

Kama maagin hadalkaaga iyo mudan codkaaagiiye
Maalin qudha cidlay kaaga tegi sooma dhigin meele
Malihiyi sidaad doorataa muran dhextaala

2025 23 March baan dareemaya qisadan (maalin qudha cidlay kaaga tegi sooma dhigin meel)😢

Ответить
@IkraanM
@IkraanM - 27.03.2025 08:30

Doni Dan ma so marin ruux la mid ah nabigeena mohamed❤❤❤❤❤❤

Ответить
@IbrhaamCusmaan
@IbrhaamCusmaan - 29.03.2025 00:00

Waah waah

Ответить
@NataashaCusmaan-x7q
@NataashaCusmaan-x7q - 30.03.2025 11:43

💔😔

Ответить
@QaasimCisman-h6h
@QaasimCisman-h6h - 31.03.2025 08:29

Madi ahan teyda ❤

Ответить
@WaqalStudio
@WaqalStudio - 10.12.2023 20:12

Mudo badan xidhiidhkaan wadneen beernay midhihiisa
Marxabiyo anoo huray jacayl mug iyo miisaan leh
Misna kuu wacnaa bad tagtee meeyay wacadkeeni?
Maxaa iga danbeeyoo ku helay waa mid igu wayne?

Nolol aad ka maqan tahay ileen malaha xiisayne
Milyan jeer ka badan ruux ku tabay baan maslaxayaaye
Mar hadaad i daysood macaan iga foganayso
tolow yaa xasuusahan madoow iiga tiri maanka?

Markaan adiga kuu baahanaad iga mashquushaaye
Milgihiyo wanaagaan mudnaa maad i wada siine
Manaad furin fariimahaan in badan meesha ku dhigayee
Bal maxaa qof iga maarmi kara igu mataaneeyay

Muhashada xasuuste leh dareen muudhka igu baahay
Murugada wajiga saaraan iyo madi ahaantayda
Inkastoon muquunshoon is idhi yaanay wada muuqan
Ma qarsoomo dhaawaca qalbiga meel fog kagayaale


Kama maagin hadalkaaga iyo mudan codkaagiiye
Mashaqiyo dagaal nama dhex marin maan ku badin ciile
Maalin qudha cidlay kaaga tagi sooma dhigan meele
Malihiyo sidaad doorataa muran dhex1 yaalaa

Ответить