Cosob iyo dhul dooglaay | Hees Qaaci Macaan, Ceeldheer. Xaguuga Tv.

Cosob iyo dhul dooglaay | Hees Qaaci Macaan, Ceeldheer. Xaguuga Tv.

Xaguuga TV

4 года назад

324,992 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@hariirDubbe
@hariirDubbe - 27.01.2024 20:33

27/1_2024 maalin sabti ah 8:33pm

Ответить
@ahmedtuure8612
@ahmedtuure8612 - 24.01.2024 02:10

Heestii ceel dheer
Erayada apwan mxamed sofe ( kaneco)
Codkii cumar bongo
Kabankii cumar muse bongo

Ответить
@maxamedcabdi7457
@maxamedcabdi7457 - 23.01.2024 23:26

2024, old is a gold

Ответить
@s-hayna6421
@s-hayna6421 - 19.01.2024 00:43

ooof cleek nice voice

Ответить
@masterharbi4011
@masterharbi4011 - 13.01.2024 00:24

2024 wali waku hestan hestan kama dhamado ❤️❤️❤️

Ответить
@abdishakurosman8317
@abdishakurosman8317 - 12.01.2024 23:23

2024❤❤❤❤

Ответить
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 - 05.01.2024 19:29

Stil iam listening 2024 cuudkan caafimaadka qaba

Ответить
@user-ss5uf8vc2i
@user-ss5uf8vc2i - 04.12.2023 14:17

Waxkali hatan wanjiclahy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@user-dp3pg1gv4e
@user-dp3pg1gv4e - 10.11.2023 18:16

Cali Maxamed Maxamued 10/11/2023

Ответить
@SunamiPoi-hd4sz
@SunamiPoi-hd4sz - 09.11.2023 11:13

Hees iyo bar

Ответить
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 - 28.10.2023 23:11

Shay mire dacar

Ответить
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi - 26.10.2023 22:29

Xaguuga, Waxaan Aqaan Banka Gashaamo marka loosocdo
Dhul Hyonisa

Ответить
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 - 22.10.2023 23:05

😊jah waxani waa dhaaftay hees.

Ответить
@nimcodirir2317
@nimcodirir2317 - 13.10.2023 20:29

Subxanallah mamoyin waa weyn ujeda

Ответить
@ShiineC.Naasir-zt5em
@ShiineC.Naasir-zt5em - 09.10.2023 22:00

Habaynku waa talado
Tariqdu waa 2023/10/10
Safar gaban o balanbale to cw ah

Ответить
@abdi2951
@abdi2951 - 16.09.2023 22:28

2023 still I loved 🥰

Ответить
@calisuugo7484
@calisuugo7484 - 08.09.2023 21:16

😂❤

Ответить
@Yahyemohamed607
@Yahyemohamed607 - 18.08.2023 00:47

Yaa waduud❤️

Ответить
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 - 31.07.2023 14:50

Fanaanku heestaan jeclaaye ceeldheer barteedi buu dhigay laxankedii io codkiisa io kabanka wuu isku helay 🔥🫡

Ответить
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 - 08.07.2023 00:10

Waw
Waxan dhageysanaya kaligey
Habinimo lix saac
Tarkhudna 7/7/2023
Habenimo jimco ah
Biritoole sabti ah

Waw wa hees aad u mcn
Heeskan aad ayu u mCN yahy wana xasuus aan dib ugu so laaban doono
😊😊👋🙏🙏👑👑

Wa hees aan dib u so booqn doono
Xasuus wayn in ay ii noqoto aya raba
Insha alh
Aniga iyo .............
❤❤👑👑👑❤🙏🙏

Ответить
@cabdiraxmaan.aalley
@cabdiraxmaan.aalley - 12.06.2023 15:41

Codkiisa hadaan dhaho waan cabiraya hadaan kun sadar qoro wali waa qabyo cajiib

Ответить
@saedibrahin3177
@saedibrahin3177 - 10.06.2023 21:41

Amazing voice

Ответить
@ibrahimbarre508
@ibrahimbarre508 - 09.06.2023 08:15

2023 iyo Mombasa, Kinya

Ответить
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 - 08.06.2023 17:44

Wah waaah🎉❤

Ответить
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 - 21.05.2023 23:27

Magicii fanaankan

Ответить
@akshorts4265
@akshorts4265 - 03.05.2023 10:48

Any one in 2023 🥰

Ответить
@salloadam298
@salloadam298 - 22.04.2023 04:55

Inta tiktok kaso aragtay ee so radisay farta taaga 2023

Ответить
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 - 13.04.2023 23:45

War wuxuh muxuuh lagendery yahay😮😊😅

Ответить
@JaceelowYard-ex4rk
@JaceelowYard-ex4rk - 13.04.2023 00:56

Farta taaga inta sideydoo kale heesaha cuudka soo raadshay

Ответить
@QaysCade-rz2to
@QaysCade-rz2to - 17.03.2023 17:55

HeesTaaN waxaan dhagaYsanjiraY 2017 waxaan joogay meel Tuulo aH waxaan aHaYn aniGa abtigaY oo aHaY labaqoF oosidhaba iskuGu dhaw oo zhpoaH waxaaN baRaN jiRaY iskool waxaan imaanjiraY TuulaDa Fasax walba waxaan baRTaY GabaR Gabadhaas oo ibaRaY abtigaY isaguna wuxuulasheekaYsanjiraY gabadhuu ibaRaY walshiis isaGu wuu jeclaa aniGanu gabadhii kale jacaYlbaan uQaadaY abtiGaY wuxuu ioranjoraY aan soomehersano labadaba abtigaY waxaan oranjiraY HaYe lkn Qaadwale buu aHaa ana waan lasocon jiraY HabeenkasTa waan lakulmijirnaY maalinTii danbe aYaaN waxaaN aaDaY maGaladaYdii oo aHaYd GaRawe balse abtigaY meeshii aYuujooGaY gabadhii xiriiir fiicanba nadhexmaRaY malinkii DaNbe aYaY idhaHDaY waa inaD TimaDaa ana HaYe baaN iri aroorTii aYaaN Gaari RaacaY galabTii aYaaN uTaGaY aRoos aYaa kadhacaYaY TuulaDa aGTeeDa aniGiYo maRka waxaYTiri ARoosKaan jooGaa waan UTaGaY aniga iyo abti waan salamaY caawa aYaaN sifcn ukulmaYnaa ayay itiri gaban ilmo adeer naHaY ayaa iyiri gabadhaa ayaan lakulmayaa caawa ana waan yaabay oosee baan iri suu iyiri waan labaxayaa 😢😢been ayaan moodayay waan wacay habeenkii waxaa lanbarkeedii igaqabTaY walasheed ootiri ilaacaawa ma arag habeenbarkii markaan waayay ayaa waxaa iyimi walalkay iyo abtigay ooqoslaya oo iyiri QoFTaadii ina adeerkaa ayaa LabaY Halkii aYaan qalbi jab kuseexanwaaYay abtiGaY wuuTaY magalo kale ayuu aadaY isagana Gaari BaaladhacaY subaxdiii oo wuu dhiTaY aniGana IlaaHaDa abtiGaY aYaaN xasuusTaa😢oo zhpkaY qaliGaa Ayuuu AHaa 😢 Yadu HaidhaaFTaY abtiGaYna dhimaY😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@shaaficikhadar1853
@shaaficikhadar1853 - 15.03.2023 21:09

2023 ,[3)15 march habeen khamiisa hees macan

Ответить
@ionsi1
@ionsi1 - 27.02.2023 22:45

Cosob iyo dhul dooglaay
Xareed ubax ku taaleey
Kayma ubaxa curiyaay
Ceeryaamo heeso
Xareed laga cabaayee
Labo caano maal geel
Loo caweysimaayee
Ceeldheer allahaaayow
Ka dhig meel cagaara wayn
Hoobaanta xiintiyoo
Cirko da,a habeenimo
Lagu tumo ciyaaraha
Anoo caafimaad qabo
Caafimaad qabo
Wad iceliya mooyee
Ceeldheer kamaan caweesteen

💓💓💓💓💓💓💫

Waxa aan calmanayaa
Shimbirkaan caluuqa leh
Cirka iyo hawada mara
Waxa aan calmanayaa
Shimbirkaan caluuqa leh
Laga siiyay cududooo
Shimbiryahow adoon carin
Camashooninoo didin
Marka hore bal caga dhigo
Codka hadalka iga qaad
Xubbidsan jeclaan jiray
Ceeldheereey ku nooshahay
Cududaada ugu geey
anoo caafimaad qaba
Cafimaad qaba
Wad iceliya mooyee
Ceeldheer kamaan caweesteen😪

Ответить
@cafaanabdi2402
@cafaanabdi2402 - 21.02.2023 19:18

Her calami👍

Ответить
@nuuroowxaaji8165
@nuuroowxaaji8165 - 25.01.2023 15:11

Wa hees iyo bar rera marqaan ba fahmi karo

Ответить
@Bn99757
@Bn99757 - 18.01.2023 10:28

Hees macan

Ответить
@anyaleaxmed6153
@anyaleaxmed6153 - 26.12.2022 19:24

Legend

Ответить
@xuseenyare3039
@xuseenyare3039 - 08.12.2022 18:24

Ceeldheer 🩸💪

Ответить
@fuadalli6241
@fuadalli6241 - 08.12.2022 11:46

8 Dec 2022 dhawr jeer baa ku celceshaday

Ответить
@kaskaychannel
@kaskaychannel - 04.12.2022 02:17

Wlhi wa hees aan inaba caadi ahyn waxan kaso arkay tiktok anigoo jclkayga ❤️ kala xanaaqsanhy 😭😭😭 hees wa kuwi hore I love old songs only for qaraami 👍👍👍 wxn dhagaysaneya anigo safar u ah USA from yurub

Ответить
@cabdifitaaxyare3323
@cabdifitaaxyare3323 - 17.11.2022 19:23

Ceeldher kama caweyste

Ответить
@ismacilahmedosman3420
@ismacilahmedosman3420 - 10.11.2022 10:22

Ereayada iyo kabanaka iyo codkuba intuba caadi ma aha waxan uxiisay dhulkiii hooyo gaaar ahaan magaladi Qardho mar ay noqoto wan tagi dooona wixii iga dambeeya Likita ha ila dhaaafin

Ответить
@faaraxmaxamuud5656
@faaraxmaxamuud5656 - 09.11.2022 22:58

9 nov 2022 Ayaan dhagaysanaya Heestan😭🤐hees macaan wlhi

Ответить
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 - 08.11.2022 10:26

Aniga muniira ah da,deydu Waa 20 kir qaaraami laygama Soo maro ❤❤waliba heestaan sbbtoo ah ceeldheer baan kasoo jeedaaaa

Ответить
@cwaaliqandaraas1943
@cwaaliqandaraas1943 - 07.11.2022 16:31

Woooow

Ответить
@cwaaliqandaraas1943
@cwaaliqandaraas1943 - 07.11.2022 14:05

Heeso waa hesihii hore

Ответить
@hassanabdikadir7051
@hassanabdikadir7051 - 06.11.2022 11:34

From 2019 to 2022 watching this song ✅✅

Ответить
@gedihagigedi7741
@gedihagigedi7741 - 13.10.2022 23:55

inkastoo reer ceeldheer aan ahayn hadana dareenka gaarka ah ee marka laga heesayo dhul aad taqaano wax ka macaan kana macno weyn malaha, Aniga ayeeyada meesha fadhisa dareenkeyga matasha ❤

Ответить
@abdisamadahmed3832
@abdisamadahmed3832 - 12.10.2022 11:09

I like my amazing qarami 🎵 🎶 ❤😘😘😘

Ответить