48sano jir ku eedeeyay in uu Tashkiiliyay Saraakiil Ciidan.

48sano jir ku eedeeyay in uu Tashkiiliyay Saraakiil Ciidan.

Somali National Television

11 дней назад

133,553 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 - 24.05.2025 22:30

DIINTEE HEEYSATAA OO KUU BANEEYSAY INAAD SHACAB SOMALIYEED ISKU QARXISO, XASUUQDO??
FADLAN HALA GUBO AYAGANA OO XANUUNKA HALA DHADHANSIIYO.

Ответить
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 - 24.05.2025 22:31

DIINTEE HEEYSATAA OO KUU BANEEYSAY INAAD SHACAB SOMALIYEED ISKU QARXISO, XASUUQDO??
FADLAN HALA GUBO AYAGANA OO XANUUNKA HALA DHADHANSIIYO.

Ответить
@Vologer9291
@Vologer9291 - 24.05.2025 22:42

Qareenkan dhaqan xumaa,bal tuugan alshaabka ah ee umadii dhameyey bay difaacayaan subxaanalaah.

Ответить
@AhmedFarhaanNoor
@AhmedFarhaanNoor - 24.05.2025 22:57

Marba haduu awukataha udoodaayo eedeesanaha uu dhahay haween aa gurigiisa loogu daatay laso qabte adeer waxba ha daalin waala aqaanaa cida hawenkii guryaha udaadato cidaasna lacala iyo shaki iyo tuhun qofna kumaso qabtaan ee wax sugan ayee kuso qabtaan marka bariiskaaga iska bisleeso ileen ninkaan waaku daaye wax cad lagu so qabtee😂😂

Ответить
@mohanbinabdalla8056
@mohanbinabdalla8056 - 24.05.2025 23:13

Waba xolo illhey ma Abe iyo wilksa oo somali ah miya din ku Kala tagayo

Ответить
@abduwahabhaji346
@abduwahabhaji346 - 24.05.2025 23:16

waa nuuca somaliada gaaleysiyo ee diinta ku been abuurta ee hala toogto Khawaarijka

Ответить
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 - 24.05.2025 23:43

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isagoo soo jeeda riyoonaya ayaa yiri "Somaliland waa gobol soomaaliya ka tirsan"

Dad gaaray doorasho qof iyo cod ah 30 sano ka hor ayaa ah qayb ka mid ah meel laaluushka la isku doorto

Meel madaxweynahooda uusan tagi karin suuqa xoolaha iyo xamar jadiid ayaa leh waxaan madaxweyne u ahay dad madaxweynahoodu uu suuqa lugayno isagoo aan wadanin ilaalo ka badan laba qof oo bistoolado wata.

Madaxweyne ay ilaaliyaan shisheeye ayaa leh waxaa I hoos yimaada meel madaxweynahoodu uu suuqa iska laafyoodo oon ilaahay maahee cid kale ka baqaynin.

Madaxweyne meeshii uu ku dhashay AS ka taliyaan ayaa leh ha I hoos yimaado madaxweyne intuu laba go' qaato oo tago baadiyha geelii aabihiis si nabad ah ku maalanaya.

Isaaqu waa madi caqli leh oo aan dib ugu laaban doonin wixii shalay ku dhacay,Isaaqu waa madi caqli leh oo aan qabiil kale oo soomaali ah gargaar ka sugaynin taas badalkeedana iyaga is dhisay oo dadaalay,isaaqu waa madi caqli leh oo hadaf iyo ujeeddo leh kana dhabayn doona..

Dunidu waa meel xaqdarro ka jiro kii ku dilay oo isaga isa sii dilay ku biir haddii kale lagu aqoonsan maayo waa taan ka yaabay,si kastaba aniga waligay kama tanaasulayo fakarkii aan qabay 1991 dii oo ahayd in somaliland oo xor ah oo la aqoonsaday aan arko,dadka lagu goobto oo la buuso oo la ximo oo dulmi aan mandaq ahayn lala daba taagan yahay waa kuwaas kuwa aan doonayo inaan arko iyagoo dawlad ah oo nabad iyo xoriyad ku nool.

Somaliland ma argagax galin karaan kuwa wasaqoobay ee midba kan kale uu dilayo.

Somalinad ha adkaysato guusha waa dhawdahay midnimadoodana gaws dambeedka haku qabsadaan.

Ilaahay baan ka baryayaa mar kastana ka baryaa inay aqoonsi helaan waana fikradda kaliya ee aanan waligay badalin badali doonin...

Xigasho ustadh Mohammad Diinooz

Ответить
@AbdikadirMegen
@AbdikadirMegen - 24.05.2025 23:48

🤲🤲🇸🇴❤️🤲🤲🤲🤲☝️

Ответить
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 - 24.05.2025 23:57

Xabsiga buuxa hala baneeyo, isagana halaga daba geeyo, daalinka

Ответить
@abdirizakali-f3u
@abdirizakali-f3u - 25.05.2025 00:29

😮anigu WAXA AAN LA YAABAA KUWA DIFAACA ARGAGIXISDA DADKA DHAMEEYAY WAA FATAALIIN

Ответить
@Mubaarak87
@Mubaarak87 - 25.05.2025 00:48

Diinta Dadka kala Gaysay aw Sheegaaayo ma Cid Gaaal ah ayow ogaaaday oo Muslim ahayn Cajiib waaaye. Aniga All Shabaaaab iyo Dowlada Hasaan Shekh isku mid ayay ka yihiin agtaydha Dinbiilaal u baaahan Toosin 🥹🥹

Ответить
@Bidhaanshe-BM
@Bidhaanshe-BM - 25.05.2025 00:51

Ragaan abuukaate yaasha ah ee maalin kasto ragan iyo kuwo la mid ka ah u doodayo waa in baaritaan lagu sameeyo far baa ku godan

Ответить
@abdiyare2025
@abdiyare2025 - 25.05.2025 01:00

Hadii aad aragtaan qof maxkamada sooxaarado markastoo shabaab lamaxkamadaynayo oo joogin marka maxkamada eedeemo kale kajirto kamaqan walaga shakinkara

Ответить
@MoustaphaMohamed-p1m
@MoustaphaMohamed-p1m - 25.05.2025 01:07

Waar dakhare wajigiisa ayaa ku markhaati furayaba lkn inaa ladilin markaan dagaal shisheeye galayno ayaan ku dagaal galay naa ye

Ответить
@AbdullahOmar-d5e
@AbdullahOmar-d5e - 25.05.2025 01:28

Muxyidin dakhare waa nin ahlu sharf ah wanagsan gob ah wan aqanaa

Ответить
@MrMustish
@MrMustish - 25.05.2025 01:50

Eey eey dhalay dakhare tiirka hala geeyo ama qabiil ha yeesho wasiir halaga dhigo

Ответить
@abdiali6166
@abdiali6166 - 25.05.2025 02:16

Maxkamadihi iyaga dhalay shabab waa iskumid

Ответить
@AyaanleHassan-y6z
@AyaanleHassan-y6z - 25.05.2025 02:20

Ninkaan waa alshabab argagixiso ah tankale talefanadiisa hala baaro
Waa la helaa dadkoow xirirka la lahay tankale nin duurka galay waa cadahay inuu waxa kale qabanen inuu dhagar maleegi jirey alshabab waa inee si sax ah loo dilaa

Ответить
@CamuYazzer
@CamuYazzer - 25.05.2025 02:26

اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين، والحمد لله رب العالمين.

Ответить
@AbdullahiMohamed-r7t
@AbdullahiMohamed-r7t - 25.05.2025 03:04

Nacalatu llah calayk..and calaal shabab ..nacalala ku yaaal ..dhagar qaba yaasho dhan alshsbab .ilah naarta migu fogeeyay

Ответить
@Alfredo-v7i
@Alfredo-v7i - 25.05.2025 03:28

waxan mar hore wye

Ответить
@heersare6628
@heersare6628 - 25.05.2025 04:04

Tuhun io jir dil lagu sameeyo shacab
Ka ayaad ku dhmyseen duf ku baxa

Ответить
@SBREXPRESS-y4u
@SBREXPRESS-y4u - 25.05.2025 04:28

Shaqo wacan

Ответить
@MG_elkacaso1
@MG_elkacaso1 - 25.05.2025 04:36

Jeego midhiyah ayaan ka arakay ayuu yidhiy 😂😂

Ответить
@SBREXPRESS-y4u
@SBREXPRESS-y4u - 25.05.2025 04:38

Xeerga ay diidanyihiin miyaa lagu difacaa?

Ответить
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 - 25.05.2025 04:52

Masakinta halaga lexdo Somalia 🇸🇴 dowlad kama jirto ee shacabka yan ladilin

Ответить
@emperor_605
@emperor_605 - 25.05.2025 06:07

Hooyadii wasaha dila nabigii somaliyed ayu ku casiyay markasu nabi carab ah oo khaniis ah cabudayaa liidka liidku dhalay ee foosha xun marka ladiyana Nabiga somaliyed ku sali dhaha intan dhafoorka la qarxin hooyada iyo carabtad cabudaysaba anagaa wasna

Ответить
@quenlucky9221
@quenlucky9221 - 25.05.2025 06:54

Odeyga jaakada brownka wato waa kii sayid ali u doodaye hadane shabaaab u doodaya ilhey ma yaqaano

Ответить
@HaykalHakul-uw9vb
@HaykalHakul-uw9vb - 25.05.2025 07:49

Ilaahay nooma kiin keeeno hadaanu nahay reer DJUBOUTI IYO SOMALILAND halkiina idinkana ILAHAY nabad ha idinku siiyo lakin somalia dad dal ahan iyo damiir ahaaanba wey burburtay cid rabtaaana ma jirto dad iyagu is cunaya nidaamka qaraxa iyo amni darada dalka ka jirtana waxa kow ka ah hawiye iyo darood oo xaqii dadka kale cunay kuna sheeegay 0.5 marka ninka walalkiin ah eed sero ga ku sheegaysan eed yasteen qarkoodna aad gubteen ma waxa aadka sugaysan in aaad nabad ku nolataan jawabtu wa maya iska qarxa weligiin

Ответить
@farduus_
@farduus_ - 25.05.2025 08:07

Odaygan waa loyar isku shegaa waa ki luul cabdicasis ninki dilay u dooday maxaa ilahay xagisa ku yal😢

Ответить
@NurHassanMohamed
@NurHassanMohamed - 25.05.2025 08:18

Wagalay

Ответить
@LibaanAbdi-t8f
@LibaanAbdi-t8f - 25.05.2025 08:42

Qofki kitaabka alle iska diiday ee dastuur qaatay waa gaal xukunka alle inaa diidaan na waxaa ku raali galinaysaan kufaarta, wadankaan raga iskale ayaa u hari doono iyo xukunka alle oo lagu xakumo dhulka somali oo dhan wcs.

Ответить
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 - 25.05.2025 09:04

Waa ninka ugu qatarsan oo kuwa kale oo dhan macalin u ahaa. Sidee kuso qabteen?

Ответить
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada - 25.05.2025 10:25

Aaheey shacabka sunaha iyo diinta ka muuqato wadooyinka iyo masaajidyada ka soo aruursada ee dil kuxuma laakiin maalin waxaa jiri doonta niila xisaabin doono alle hortiisa la imaan doono oo maxkamad cadaalad lafuri doono jawaabteeda ayaa niilaga rabaa iyo kuwa usacaba tumaayo ee qoraalka soo qoraayo ee leh dila tiirka ciyoow geeya boobsiya xisaab adag ayaa nii sugeeso لا حول ولا قوة إلا بالله

Ответить
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada - 25.05.2025 10:37

Kuwa commentiyada soo qoraayo kuligood waa ciidanka xasan garguurte maxaa yeelay qof ee waligood arkin aqoon ulaheen oo maxkamada shuute la keenay ee leeyihiin dila boobsiiya tiirka geeya kadabo geeya kuwii hore war ilaaheey ka cabso dabcan alle maba ka cabsaneesid ileen adiigaba dad nool dilaayo oo xoogooda maalanaayo sida bajaajleeyda iyo mobil dhacoowga shacbka marka qoraalkaada iyo afka aad katiraahdo dila agtaada waxbo kama ahan ileen waxaatahay qaatil alle iyo rasuulkiisa kafurtay

Ответить
@ChouaibSaid-to2km
@ChouaibSaid-to2km - 25.05.2025 12:50

Sidan aragno malin walbaa dhacdoo kaa dowan tikalee =waxa sidaa igu dambeysoo waa Madaxda dalkaa sababto ah sidaa Ibrahim traore ayan oo bahanehy markii hore Burkina Faso sidey ahy iyo manta waa kalaa duwan wyn ee welcome Madaxwayne Farmajo ❤

Ответить
@atiquehalim5527
@atiquehalim5527 - 25.05.2025 13:05

x

Ответить
@AbdinasirHassanganey
@AbdinasirHassanganey - 25.05.2025 13:42

Cadaaladu ku dishay ma odaygan dhiigya cabkaa ayay difaacayan 😂 war odayga koronto ku dila😂

Ответить
@NuurdiincaliFaarax
@NuurdiincaliFaarax - 25.05.2025 14:32

Daqare hadii ay sii daayan ayagaa gacantooda isku dilay waana qalad kaas in bulshada lagu Soo dhex daayo markale lkn wiilka yarkaa waa la qiyaanay shabab maaha San arkayo xuriyadiisa halasiiyo

Ответить
@MunaHussein-w3g
@MunaHussein-w3g - 25.05.2025 14:39

Sharciga ha sareyo, qofke lagu arko oo ay ku cadato wa in se toosa lo dela

Ответить
@FaadumoCabdullaahi-d2s
@FaadumoCabdullaahi-d2s - 25.05.2025 15:23

War ninkan sixun buu kuufirinayaa iska jir inuu kuruugo buu rabaa

Ответить
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 - 25.05.2025 16:19

Ninku ma khabiir Arsenal ah baa?🙏

Abu kaataha udooda dadka Alshabaab ku eedaysan ayaan layaabaa anu🙏

Ответить
@XuseenDaahir-em5uv
@XuseenDaahir-em5uv - 25.05.2025 21:39

Xoolo miyaa kuwa qaadanaya tashkiilin non dhunsan

Ответить
@munasagal2496
@munasagal2496 - 26.05.2025 01:11

Haddi uu hawiye yahay lama dilaayo cadaalda hawiye sidaa qoraaya

Ответить
@KDAdeed
@KDAdeed - 26.05.2025 12:28

Hawiyoow qareenadaan tuugadaa maa joojino😂 arsenal waaye waloo jeedaa maaha kulahaa😂

Ответить
@aliscotish5924
@aliscotish5924 - 26.05.2025 13:08

Ninkan in la togtaa wa qalad sababtu waa Muqtar roobow ayaba xil haya oo shabab ah

Ответить
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO - 26.05.2025 18:39

dadka cadaalad ayaa deeqda

Ответить
@IbruuMohaJK
@IbruuMohaJK - 26.05.2025 20:08

Horta is nacay ee shababan ahay iska Soo jara si loo dilo ma loska cunaa lee mise waa lasii baaraa

Ответить
@CayniAhmed-h9l
@CayniAhmed-h9l - 27.05.2025 15:58

Gaalkan Daqare ha la dilo yuhuudka sheydanka ah umada muslim ayuu xasuuqay

Ответить
@Aliabdulahi12345
@Aliabdulahi12345 - 28.05.2025 02:06

Xaa hasyo igu soo celi waxaa haayo oo daawo uha tiraka in lageeyo 30 xaabo lagu farujiyo mara dabe maxanunsanayo man loo bahan doon in xabsika kusii jiro adiga walka iyo hooyada madiliin

Ответить