eid jama and kaltun bacado mahadnaq

eid jama and kaltun bacado mahadnaq

mcbarry10

14 лет назад

1,302,919 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Cadey Apdy
Cadey Apdy - 03.10.2023 21:47

03/10/2023. 9:47 Pm
Xasuus ahaan Baan ugu soo laaban doonaaa I.a

Ответить
Dr_ Abdala
Dr_ Abdala - 03.10.2023 08:26

Ala maxay xusuus itahey hestan wagan Ciyaal dugsileyda ahaa wlhi meshan ka maqlo wan istaagi jirey xiiso aan u qabo maqalkeeda😆 waxan aad ujeclaa Musica❤️☺️

Ответить
Ali Abdirahman
Ali Abdirahman - 03.10.2023 01:36

Heestaan waxan dhagaysan jiray anoo yar markaana jacel iyo waxaa gaarin 2011 kii , waxan xasuustaa in aad u jeclaa sabab la,aan hada caawa talaado so gelayso taarikhdana tahay 3.10.2023 .
Aad Ban ula dhacsanahay hesstaan Allah maxaa micno badan ku jiraan halkaaan ❤❤

Ответить
Khadar shaani
Khadar shaani - 02.10.2023 21:43

Waxaan xasusta habin anoo safara waliba masafo wada ayaa heskana ii daranyahay ayan anoo u jedin checkpoint ciudan kasoo dul dhacay kadibna mp3 ayaa dhereysna baburku waa sruff samecad jug keh uyu laha ana wax ma maqal xabad ayaa la igu soo riday xabdi labad ayaa mirrorka gadhiga iga dhcaday kadib ayan daremay inuu cidan yahay wuxu markaas ayaa miyir igu horeysay

Ответить
Jimcaale Cabdi
Jimcaale Cabdi - 02.10.2023 21:05

Waqti xasuus mudan 13 sano ka hor heestan ayaan heesah lugu jecelyahay ayey ku jirtay kaltuun &iid batalale legendary ❤

Ответить
Geele Abdillahi
Geele Abdillahi - 01.10.2023 15:38

waa hees iyo badh old is gold❤

Ответить
—AchRaf🍃
—AchRaf🍃 - 30.09.2023 23:12

2023😢❤

Ответить
—AchRaf🍃
—AchRaf🍃 - 30.09.2023 23:12

Long time 😭😭😭

Ответить
Saciid Maxamed
Saciid Maxamed - 29.09.2023 14:16

Mr walba aan qalbi jab💔 daremo hesta kliya aan niyada kudhsto

Ответить
Hamse sudeysi
Hamse sudeysi - 27.09.2023 17:23

Cajiib kama daalo dhagaysigeeda 27/9/2023❤

Ответить
Ahmed Cazka
Ahmed Cazka - 26.09.2023 03:11

13 sano ka dib baan cawa kusoo laabtay Heestan inkaston markii igu horeysay Ee aan dhagaysto aan Aad u yara se cawa Oo bari safar ahay baa isoo xasuusisay iyo aniga oo Gurigayagii iyo Hooyaday Oo aan 8 sano ka hor kasoo safray dib ugu Guri Noqonayo wax kale Ma lihi se old is gold.❤

Ответить
khadar boy
khadar boy - 25.09.2023 19:33

iida ay badan laso dayn jiiray uversal tv inta ka dawan jiirtay ismujiiya😊

Ответить
aragsan
aragsan - 23.09.2023 01:40

Aaaaax heestani waxay igu reebtay xasuus gooni ah wadanka uk ayan ku cusbaa sheffield xaajigayga ayaa gaadhiga heesta ka shidi jiray marku college iyo shaqada ii wado walahi waan is jeclayn berigaas aaaaax caruurna manu haysan masha Allah imikana 3 ayan haysana iyo mid caloosha ku jira lakin jacaylki faraha badnaa waa is bedelay aaaaax tolaaay

Ответить
DURRAN OFFICIAL🎥
DURRAN OFFICIAL🎥 - 22.09.2023 08:50

Wow What A Song I'm Still Listening 2010 Up to Now Song 🎵

Ответить
MKARAMATV
MKARAMATV - 18.09.2023 07:55

10/February/2010 after 13yrs Alx I’m still alive monday 18/September/2023 12:50am Old is gold Toronto Take me back to this Era!!!!!🙏🏻 Eid Jama batalaale and Kaltuun bacado Farxad & Caafimaaad Ku Noolaada Xiligeenii Waad Nooo Qurxiseen Waana Kusoo Moodnay Waxaan Makiinada Cajiinka & Birta ZOOBE Nalagu Balamiyaba S/O to Hablihiiiii hore 😅

Ответить
king ipriyoz 47 official
king ipriyoz 47 official - 10.09.2023 14:20

Hablo sabanka kula nool kolna kulama simaye waligay qof aan is jecelnay mahelin😢 ilahy waxan waydisanaya mustaqbal qurux badan ❤10_9_2023

Ответить
Aarka Bihidareys🦁
Aarka Bihidareys🦁 - 06.09.2023 22:56

Top Somg 🔥🔥

Ответить
Ahmed Arab
Ahmed Arab - 06.09.2023 17:09

Listening sept 5 -2023

Ответить
Ubah Hassan
Ubah Hassan - 02.09.2023 09:58

2/9/2023😢❤

Ответить
Abdisalam Xasan
Abdisalam Xasan - 30.08.2023 12:22

Ответить
Fardowso Xasan
Fardowso Xasan - 26.08.2023 22:59

26/8/2023❤

Ответить
mudan sheeko xariiro
mudan sheeko xariiro - 25.08.2023 23:33

Hablo sabanka kula nool kolna kulma simaayee kalgacalka ila sidoo taan kali ku sooraay

Saatir baan ku mahadshaa nimcadu isiiyee sawjadayda kaa dhigay jah intaa wax la siisto maba lahaneee ayyy 😭❤😂 ninkeyga mustabalkoow walaal iska joog waxba hay guursane hadnad heestan igu amaanayn🔪🙄

Ответить
Mahamed Qurbo
Mahamed Qurbo - 24.08.2023 21:57

Old Is Gold 2023 Still Lisening

Ответить
nostalgic_nomad
nostalgic_nomad - 24.08.2023 16:28

This song makes me miss a girlfriend which I never had. 😂😂

Ответить
Abdilahi Hussein
Abdilahi Hussein - 22.08.2023 16:47

Late 2023

Ответить
Ifrah Dahir
Ifrah Dahir - 19.08.2023 15:35

Xasuus 2010 kii 😊

Ответить
Hamda Muuse
Hamda Muuse - 17.08.2023 02:33

Heeso wakhti hore dhageysan jirey ❤ilaa hada kama daalo 17 :8:2023 time :2:33 khamiisa

Ответить
Naima Farah
Naima Farah - 10.08.2023 11:24

Kalgaceylkan Aan sido❤
Kaan Keli Ku Soocdow😊

Ответить
Cumar Cabdi
Cumar Cabdi - 10.08.2023 03:08

Waah waah wakhti tagayoow salama ala muxuu sharaf lahaa heesta maxan dhalinyaro badan ku qalday bayskeeda

Ответить
nasra awil
nasra awil - 09.08.2023 22:51

miss old days 💔👋

Ответить
Mohamet Abdulkadir
Mohamet Abdulkadir - 09.08.2023 09:21

2010's old memories 😢❤

Ответить
Daallo Cabdi diiriye
Daallo Cabdi diiriye - 08.08.2023 23:39

🔥8/8 2023

Ответить
ℋ𝒶𝓀𝒾𝓂 ⊛
ℋ𝒶𝓀𝒾𝓂 ⊛ - 08.08.2023 01:52

Xsuuso hore 2008 ….🔝

Ответить
Abdirizak Zalah
Abdirizak Zalah - 07.08.2023 22:39

Still watching 2023Aug 💔 the beatiful days🥰🥰

Ответить
Khaled Daher
Khaled Daher - 07.08.2023 13:19

MON Augost 7 2023 1:19am, OLD IS GOLD❤

Ответить
Mohamed CabdiriZaq
Mohamed CabdiriZaq - 07.08.2023 00:41

2024

Ответить
Abdi Wali KaLif
Abdi Wali KaLif - 05.08.2023 17:10

WHO IS LISTENING 2030 I AM RAITING THIS COMENT 2023😂

Ответить
Mohamed Aideed
Mohamed Aideed - 04.08.2023 14:44

Waa hees xasuus badan igu leh I love this song

Ответить
Abdi Hakam
Abdi Hakam - 04.08.2023 02:25

I'm still here

Ответить
Filsan Filsanadbirisaaq222
Filsan Filsanadbirisaaq222 - 03.08.2023 20:45

Heestan xasuus bey igu lee dahay jacaylkeygii hore aan kala Harney ban marwalba uu shaqada iga soo qadayo ban wada dhagaysan jirney iyo habeyn walba aan isla joogney 😢😢😢💔💔

Ответить
Apdle Seid
Apdle Seid - 03.08.2023 17:33

Heesta waa heesta kaliyeen talantali loo wada qaadayo oo gabadhu ninka ka horayso😊

Ответить
Leylah Axmed
Leylah Axmed - 02.08.2023 23:23

2/8/2023......23.23❤❤❤

Ответить
ipNu HassaN🥵🔫
ipNu HassaN🥵🔫 - 02.08.2023 13:41

0Ld is goLd♥️🫶🏻 2023 stiLl hitinG heaart😭💔

Ответить
taliso ali
taliso ali - 31.07.2023 07:59

Nimcaduu isiiyee❤😢

Ответить
Yaxye Ym
Yaxye Ym - 29.07.2023 13:43

Old is gold🥺

Ответить
Nawaal Sadiiq
Nawaal Sadiiq - 28.07.2023 10:32

28/7/2o23🫶😩

Ответить