Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Astaan

3 года назад

6,214,333 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@user-rq1rl9io3s
@user-rq1rl9io3s - 10.02.2024 03:15

Nin nasiib badan sideyda okale

Ответить
@user-rq1rl9io3s
@user-rq1rl9io3s - 10.02.2024 03:13

Anakulahaayo legend

Ответить
@Mohamet_ahmed
@Mohamet_ahmed - 07.02.2024 23:48

🪫✌🏽

Ответить
@hajiyowinakeynan9075
@hajiyowinakeynan9075 - 06.02.2024 09:18

Yaac...ala maxan tari!.....this song is dedicated to sweet wife Hibo-Nur Hamdi Hassan who cures me after I underwent hectic rlshp which faded in the 2019......she really treated me with true love 💘...I love you mum Huda...

Ответить
@saladabdiolad7082
@saladabdiolad7082 - 05.02.2024 23:21

2024 ayay iibaxaysaa anoon kaba xiiso go'ayn cajiib!

Lafoole waa unique fannaanintii dhexe mar ka loo eego.

Ответить
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 - 05.02.2024 11:21

Cajabey cajiib ❤

Ответить
@Nimco_Updy
@Nimco_Updy - 03.02.2024 10:50

Heestan waxan dhagaysanayaa 3/Feb/2024❤
Toban cisho kadibna hooyaday baa I safraysa oo ay labo sano ka hor iigu danbeysay hadana bil Bey joogaysa wey iga nqonysa😢❤



Hadii aad dhaqaaqdoo
Inaad dhoofto jeceshahy
Gaadhigaa dhaqsanayee
Kusidaa madheeliyo
Uma seexdoo dhinacoo
Ilaahy dhantaalkiyo
Kuma tuso dhibaato
Ayaan dhalad nasiibliyo
Mid hooodo leh hakaa dhigo❤💋Hoooyo

Hadad iga danbeyso iigh ducee inaan hooyady nolosha meel ku wada qaadano😢 idinkana alle haydiin xafido hooyooyinkiin cimri dheer alle ha siiyo❤😊

Ответить
@ahmadjama6593
@ahmadjama6593 - 03.02.2024 02:24

My favourite somali singers bro u legend

Ответить
@user-ty9oo1kn2j
@user-ty9oo1kn2j - 01.02.2024 14:57

1/2/2024 manta Ayan sificnan udagestay qisadii hestan😢

Ответить
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 - 01.02.2024 14:24

Dhaga hadal kal iyo lab ah nin heskan malmaha I qado dhof keyga riyoday u maleyn

Ответить
@HodaNisha-ru7ne
@HodaNisha-ru7ne - 01.02.2024 11:01

Best sonĝ🎉🎉❤

Ответить
@abdisamad6708
@abdisamad6708 - 01.02.2024 10:07

Hadii aad dhaqaqdo ina dhofta jaceshahay gariga dhaqsanaye kusida madheliyo uma seexdo dhinaco😢❤😭😭😳😳 love dhac kusii🙏

Ответить
@user-mr9ke7bf5f
@user-mr9ke7bf5f - 01.02.2024 00:33

InshaLaH markle wan Dhagaysan doona😢

Ответить
@abdiraxmaan0
@abdiraxmaan0 - 30.01.2024 23:00

30 1 2024👀

Ответить
@ayaannqadar297
@ayaannqadar297 - 30.01.2024 16:57

2024

Ответить
@Justinenagudi69
@Justinenagudi69 - 30.01.2024 15:23

Wad idhiri galisey 😢dawici hore an qabay waxaa tahy daqtaraadhiii🎉❤Aaaaay!cesh hala hees cabsi casbsi waye runtii legend lafoole 😊

Ответить
@alimuza3488
@alimuza3488 - 28.01.2024 09:15

Still iam listening now soo if i died pay me😢😢😢 1/1/24
Hadda dhinto isoo ducey😢

Ответить
@maslahharet5151
@maslahharet5151 - 27.01.2024 14:36

Qisadha hesta aya maqle mante kadib aya dageyste ,,,,buh,,, it kills 😮

Ответить
@user-vx8fn6gp6w
@user-vx8fn6gp6w - 24.01.2024 15:00

Ok I lak such music

Ответить
@user-qe1ry1kj1l
@user-qe1ry1kj1l - 24.01.2024 10:59

Manta oy tarikhdu tahy 24/1/2024/sacaduna tahy 5 sac barqi nimo aya waxa iga fogatey wallshey iga wayn waxy adey dalka dibadisa waxn qorya anigo ilmeynaya ayn qorya allha ku nabad galiyo hadu tarka so.dhacay dhawan sobax kugu yiri dharqudha adunyda hanti ad ku dhaqatiyo haka wayin dharago 😢😢 ad ayn I jcla agjogaga lkn wakhtiga inkla fogeyay nabad allha nagu kulmiyo❤🥺😭🫶♥️

Ответить
@Lazanodiyara
@Lazanodiyara - 24.01.2024 01:47

2015 waa markii igu horeysay oo aan maqlo hestan waxaan ahaa safar qatay mudo dheer.waxaan mar walba ku ceshanayanay aniga iyo will aan shaqo.wadaag.ahyn runtii qisad heestu waxaad modayey iny aniga.iga.hdlyoso 😢 waan hubaa inaad halkan kusoo noqoty fadalan like isaar 😢❤😊

Ответить
@guledomer2114
@guledomer2114 - 23.01.2024 22:20

Ilahay janatu fardowsa haku irsaaqo

Ответить
@cityzen0faily1
@cityzen0faily1 - 23.01.2024 14:27

After 2024 2.p.m😊

Ответить
@nuurmuxudiin5994
@nuurmuxudiin5994 - 22.01.2024 20:46

2024 💪🏿🔥

Ответить
@ash26121
@ash26121 - 22.01.2024 19:09

Uga dhigan Naftaydee🥺

Ответить
@munaahmed2712
@munaahmed2712 - 22.01.2024 18:47

Wligy ma yeelan jacayl😂

Ответить
@ayanmahamoud6327
@ayanmahamoud6327 - 22.01.2024 00:44

Xusuus (1)2024] Baan dhegaysanaa 😢

Ответить
@abdiqadirsiciid280
@abdiqadirsiciid280 - 20.01.2024 11:53

Heestan waxa dhagaysanayaa mar aan ku kala dhex jro nolo qabow iyo kulayl ah waayo waxa jirta gabadh aan jeclahay iyaduna balan ii qaaday oon rabo in aan guursado xaga kalena waxa jirta inan aad ii jecel oo iga fugi la waxaaan sameeyana mayaqaano balse waxa sugayaaa jawaabta uu wakhtigu ka bxiyo arimahan cakiran.

Heesktan waxaaa dhagaysanayaa 20 1 2024
Ilaaa muddo bilo ahba nafsi ka baqaya

Ответить
@manaarmohmoud4388
@manaarmohmoud4388 - 19.01.2024 08:53

LAFOOOlE❤🥺

Ответить
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 - 17.01.2024 22:01

17/01/2024 habeen khamis ah ayaan dhagaysanaya
Heestan xasuus baY iGu leedahay wiiL aan is jecelnahay baa ii qaada marksta😮
Qoralkan xasuus ahaan baan u qoray insha allaH dib baan ugu soo laaban doona markaan midowno qlpi❤😢dartaa baan heesta u jecelahaY xamsehaYgii❤

Ответить
@abdullahabdirsaq3416
@abdullahabdirsaq3416 - 17.01.2024 10:26

2024 this one it will never be old

Ответить
@hamunali1901
@hamunali1901 - 11.01.2024 12:20

1/1/2024 ❤🥹

Ответить
@user-nb8ez6ce5n
@user-nb8ez6ce5n - 07.01.2024 12:50

Heestan 😭😊

Ответить
@usaamadhaqane1076
@usaamadhaqane1076 - 06.01.2024 12:24

06/01/2024 sabti saacaduna tahay 12:24pm

Ответить
@barwaaqoapdilahi6246
@barwaaqoapdilahi6246 - 06.01.2024 10:17

Fv song 2024❤😊

Ответить
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 - 06.01.2024 01:20

Waan Hubaa inaad Heestaan ila dhgeysn Doontid 2024 mise waa kaligeyga Hadaad iga danbeysid like isaar old is gold Lafoole😮❤❤🧏‍♀️🙋

Ответить
@Mohamud10
@Mohamud10 - 04.01.2024 22:09

🥺❤

Ответить
@HaniXasan-ig4is
@HaniXasan-ig4is - 26.12.2023 08:07

Hetan wii iqadi jiray markas maga ladies joogay. Kadabna maka laban rabay hetan iqadi jiray lakin maka kasootagay😢 wuu isbadalay 😭💔💔

Ответить
@user-gr4rh3xe8w
@user-gr4rh3xe8w - 24.12.2023 09:04

😢😢😢😢

Ответить
@Armanofficial-mv4me
@Armanofficial-mv4me - 19.12.2023 13:24

Love me like this only for which Amazing ❤❤❤❤❤

Ответить
@Ikraan_Abdi_Aziiz
@Ikraan_Abdi_Aziiz - 16.12.2023 23:25

Waa habben axada 16/12/2023 nolosheydi ina Canada tago aad u jecla 4 sano aya riyo lee ku nola iyo in un malina aa Canada tagi dono lakin ma dhicin habben aya ina tahribo ku fikiray ano wax lacaga haysan oo libiya ina maro rabin rabi waxa ka barya in u riyadeyda I rumeyo sanadka cusub bisha labad aya safar ahay iso duceya in u illhay riyadeyda I rumeyo malinkan tahribka ku guleyso oo meshan rabe tago ayan qoralkan ka so jawabaya oo riyadeyda rumeyo rabiyow I garab gal oo hamigeyga I rume😭😭😭

Ответить
@Ikraan_Abdi_Aziiz
@Ikraan_Abdi_Aziiz - 16.12.2023 23:23

Waa habben axada 16/12/2023 nolosheydi ina Canada tago aad u jecla 4 sano aya riyo lee ku nola iyo in un malina aa Canada tagi dono lakin ma dhicin habben aya ina tahribo ku fikiray ano wax lacaga haysan oo libiya ina maro rabin rabi waxa ka barya in u riyadeyda I rumeyo sanadka cusub bisha labad aya safar ahay iso duceya in u illhay riyadeyda I rumeyo malinkan tahribka ku guleyso oo meshan rabe tago ayan qoralkan ka so jawabaya oo riyadeyda rumeyo rabiyow I garab gal oo hamigeyga I rume😭😭😭

Ответить
@Ikraan_Abdi_Aziiz
@Ikraan_Abdi_Aziiz - 16.12.2023 23:20

Waa habben axada 16/12/2023 nolosheydi ina Canada tago aad u jecla 4 sano aya riyo lee ku nola iyo in un malina aa Canada tagi dono lakin ma dhicin habben aya ina tahribo ku fikiray ano wax lacaga haysan oo libiya ina maro rabin rabi waxa ka barya in u riyadeyda I rumeyo sanadka cusub bisha labad aya safar ahay iso duceya in u illhay riyadeyda I rumeyo malinkan tahribka ku guleyso oo meshan rabe tago ayan qoralkan ka so jawabaya oo riyadeyda rumeyo rabiyow I garab gal oo hamigeyga I rume😭😭😭

Ответить
@sahalazaabdul4745
@sahalazaabdul4745 - 16.12.2023 16:32

Oday wakhti hore noolaa oo aan magaciisa ku dhex maqal sheekada ayaa wuxuu ku dhaawacmay berbera barigii snmta.

Waaa qadar eebee nin kaas odayga ah maahayn nin reeer berbera ah taas waxaa kaaga filan inuusan heli karin cid si toosa u caawisa markasta oo uu caawinaad u baahdo .

Nin kii odayga ahaa iyo dadkaloo ku soo dhaawac may dagaladii socday dhaawacadoo waxaa laysugu geeyey meel caafimaad. Nasiib wanaag wuxu helay gargaar cafimaad oo dhamaystiran balse goobta caafimad oo aan ahayn meel ku filan dhaawacyada waxaa dhaawacyadii qaar laysugu geeyey meel ka baxsan goobtii caafimadka oo geed hoostiis ahayd masaafo dheerna aan u jirin goobtii caafimaadka si looga warhayo, boosna loogu helo dhaawacyada cusub ee la keenayo .

Nin kii odayga ahaa hadda ma heli karo gargaarkii uu heli jirey taasna waxay sababtay lugtii uu dhaawaca ka ahaa inay caabuqdo, gabdhihii caafimadkisa qaabilsanaa oo marmarka dhayi jirayna dhamaantood waa ka wada tageen hal gabar mooyee .

Gabadhaas yari waxay iska xilsaartay nin kaas odayga ah maadaama uusan degaankiisii joogin .
Dadaal dheer kadib ilaahay caafimaad ayuu ka siiyey dawooyin kii ay ku dhayi jirtay.

Hadda sxbkeen wuxuu awoodaa inoo socdo lugtiisii caabuqii waa ka soo bi'i rabaa subax kastana gabdhu waxay ku dhaqdaa biyo kulul oo cusbo leh iyo dawo wixii ay heli karto si uu u caafimado .

Gabal gaab habeen sii galaya ayey gabadhii u timi odaygii kuna war gelisay berri inay safar u tahay nairobi oo ay uga sii gudbi doonto norway ayna ka tagi doonto waxayna ka codsatay inuu u so duceeyo .

Nin kii odayga ahaa ma jeclaysan inay gabadhani ka tagto aad ayuu uga werwaray xaalada uu la kulmi doono hadduu kiligiis noqdo. Waa nasiib xumee xataa mahaysto wuxuu ugu abaal gudo hadduu u abaal gudi lahaa .

Raggu howshu waa u doore nin kii odayga ahaa gabadhii wuxuu ka codsaday inay warqad iyo qalin u keento berrina soo marto marka ay baxayso .

Habeen kii oo dhan ayuu soo jeeday wixii uu qori lahaa markuu qorayna subaxdii wuxuu gabadhii u dhiibay warqadii kulana dardaarmay inay warqadaas nin ka lafoole la dhaho oo nairobi jooga u gayso.

Maalmo kooban kadib lafoole waxaa gaartay warqadii waana qisada heesta aad hadda dhagaysanayso oo isugu jirta amaan, qirasho abaal loo galay oo uusan gudi karin, iyo duco la sheego inuu ilaahay gabadhii u aqbalay .

Halkaan hadaa soo gaartey like kuqabo. ❤❤

Ответить
@suhaybsallo6318
@suhaybsallo6318 - 14.12.2023 23:31

2018 5 22 ❤ayaan ku xasuustaa n

Ответить