"Habarjeclo dhawaan bay furihii jannada cid u dhiibi doontaa" Boqor buurmadow.

"Habarjeclo dhawaan bay furihii jannada cid u dhiibi doontaa" Boqor buurmadow.

SAHAN TV

1 месяц назад

36,464 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 - 10.09.2024 17:50

Noo jeegan

Ответить
@malyunismail7313
@malyunismail7313 - 10.09.2024 17:52

❤❤❤❤

Ответить
@hersijama6742
@hersijama6742 - 10.09.2024 17:54

Asc.waar ninkan eega.maanta oo la joogo 2024 ayuu wuxuu rabaa gabay uu isugu keeno.waa yaab.

Ответить
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh - 10.09.2024 17:55

Maansha allaah boqorka somaliland

Ответить
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 - 10.09.2024 18:00

Caydii garaad ka Ayaad ku so gashay

Ответить
@B055SNM
@B055SNM - 10.09.2024 18:03

mar alla markay u baahdaan codkiisa ayay u yeedhaan, shan sano ayay cayda ku waadaan.

Ответить
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn - 10.09.2024 18:03

The second most powerful king in Africa. Midnimo waa fiican tahay
Wax hala ka qorto
Nidaam dhexe oo Midnimo waarta leh .

Ответить
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 - 10.09.2024 18:03

Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan C/Raxmaan . Suldaanka Guul Ee Habar Awal , Boqor Buur Madow Salaan Boqor iga Gudoon.

Ответить
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 - 10.09.2024 18:04

Odaygan caloosha qaadi la yaa wax way diin

Ответить
@faaraxwarfaa4037
@faaraxwarfaa4037 - 10.09.2024 18:05

Banooni la afuufay.⚽

Ответить
@faaraxwarfaa4037
@faaraxwarfaa4037 - 10.09.2024 18:08

Muuse cawar iyo kooxda la tuugaysata iyo midkan buuqi waa gun qaswalaaq ah. Qashin.

Ответить
@user-mn5fl5fh1y
@user-mn5fl5fh1y - 10.09.2024 18:09

Warkaas waxaan ufahmey dhulbahante waan laaluusheynaa hadey soconweydo wan lladagaalameynaa.marka dhulbahantow midnimadiina ilaasha oo wixiina kuqayila

Ответить
@cabdiwahaabmaxamed2699
@cabdiwahaabmaxamed2699 - 10.09.2024 18:10

suldan mawlid ayan salamaya

Ответить
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h - 10.09.2024 18:12

Sool socotay

Ответить
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h - 10.09.2024 18:14

Jeegaanti soo nooleeee

Ответить
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu - 10.09.2024 18:14

Furaha Canada alaa haya ee habarjeclo ma hayso

Ответить
@Qorsho
@Qorsho - 10.09.2024 18:14

Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤

Ответить
@marwo5431
@marwo5431 - 10.09.2024 18:19

War buurmadow boqormaha waa sarkhana anaga naqana ninkan tariikhadisa naqana Somali mataqano isaaqaliand sarkhaninta ayay boqorka dhigatan

Ответить
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg - 10.09.2024 18:21

Manta habr jeclo waa inaye kala dort garxajisna iyo awl been beenti waye dhamataye xogagi bariska awl laa so yaacaye en iyo garab dhaba garxajis habar jeclo hadhaw haa odhinina garxajis ayaa nagu dawadaye

Ответить
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu - 10.09.2024 18:22

Dalka jeegaani waxba uma hayso waayo dadkii ayey kala qaybiyeen inta jeegan leedin wax ma bedeli karaan isaaq idinkaa kala eryey iyo inta kale ee dalka waxku leh

Ответить
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu - 10.09.2024 18:24

Arab iyo ayuub iyo habarjeclo iyo habar awal dalka males inta garxajis ka maqanyey khaayimiin garxajis uheshiiyey

Ответить
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 - 10.09.2024 18:28

Madax dhaqameedkii la yaqaanay waakaaa bal nimankaa aanu walaalaha nahay h awal siyaasadi bari bi i waaa waa ragaan lahaa waa noo ilbax

Ответить
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu - 10.09.2024 18:29

Habarjeclo iyo habar awal ayaa malaa difaacaya car waa taase xabad aan garxajis ku jirin rida

Ответить
@KhadraXuseen-b4b
@KhadraXuseen-b4b - 10.09.2024 18:34

Wews

Ответить
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 - 10.09.2024 18:34

Mashaa Allah il. Iyo xasadaba la ow. Jiri oo joog 🎉❤🎉

Ответить
@KhadraXuseen-b4b
@KhadraXuseen-b4b - 10.09.2024 18:34

M,a

Ответить
@mohamednur1696
@mohamednur1696 - 10.09.2024 18:36

MAQAJAAN MAQAJAAN MAQAJAAN MAQAJAAN

Ответить
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi - 10.09.2024 18:37

CISMAANOW reerkii soomali la odhan jirey waa kaaga dhamaatey 😂

Ответить
@salmanosman3966
@salmanosman3966 - 10.09.2024 18:40

Ma qof waalan baa, ma qof miyir qabaa, maxaa lagu sheegi karaa?

Ответить
@Mamar6310
@Mamar6310 - 10.09.2024 18:53

Libaax

Ответить
@CAWO-KULUL
@CAWO-KULUL - 10.09.2024 19:09

Ala Boqor Buur Madawoow ku jecliyaa inder
Noolow gob tahaye

Ответить
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 - 10.09.2024 19:15

Walahi ninkani waxa uu yaqaana sida mucaaridnimada sumcad looga sameeysto

Ответить
@mustafesulyman
@mustafesulyman - 10.09.2024 20:39

Walee.rag.isbaray

Ответить
@djamasaid6839
@djamasaid6839 - 10.09.2024 20:41

Isaaq habar jeclo ayuu wax ku yahay
Walee nin garxajis ah ayaan sidaa u hadlin waligii

Ответить
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi - 10.09.2024 21:09

Yoonis tuugoow Lagu tilmaan

Ответить
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi - 10.09.2024 21:16

Furaha naart soo qaata

Ответить
@sacestmoi851
@sacestmoi851 - 10.09.2024 21:32

sajiin😅😅😅😅

Ответить
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz - 10.09.2024 21:40

Mansha allah safarkii boqor buurmadaw 4 afar habeenba xafada jigjigayar soo dhawayntiisa ayan dhaliyarada xafada jigjiga yar usoo jeeden boqorka guude beesha isaaq oo muujiyay jacaylkay u qabeen bulshawaynta reer hargaysa soo guryo noqoshadoodiisa hanbalyanu leenahay guul iyo gobanimo somaliland

Ответить
@moegreenback6854
@moegreenback6854 - 10.09.2024 21:43

Sidii 1991 oo ay HJ C/Tuur doorteen bay 2024 Cabdiraxmaan kale u codaynayaan waa sanad colaad reer bari’na arke Muse

Ответить
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk - 10.09.2024 22:10

M.muuse ayaa hore u yidhi furaha nabada anagaa heyna wixii ina qabsadey waala ogaa furaha janada allah ayaa ka toobad keen hadalkaa jahilnimada ah wax laga hadlo iyo wax kale ayaa kala jira is hubso h.jeclo waa dad balaadhan dad nin iyo laba kaxeyn karaan maaha h.jeclo iyo kulmiye halkey kala marayaan caruurta ayaa og xaqiiqada waxad heli markad burco gaadho

Ответить
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira - 10.09.2024 23:08

furaha chanada hanaga cawryina habarhoonis hadaad tihiin.
chin ooman baa idinku chireee.

Ответить
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 - 11.09.2024 01:44

Waqtigan boqorka vartaa haysa haduu dhaho kulmiye raaca h.jecloy.
Waa bilaa mabda ee ogaada ninkuu shalay lahaa waa maqajaan.

Bal raaca hana dhaho

Ответить
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 - 11.09.2024 06:52

Adeer horaan kuu raacay oo meel baas i geysay io kulmiye walay naga tahy

Ответить
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs - 11.09.2024 08:53

Masha’Allah, Allah barakeeyo Boqor Cismaan Buurmadow. Allah ha ku waafajiyo inaad taageerto Musharaxa wadanka ka sari kara meesha aan maanta taaganhy. Wadani iyo Ciro Ayaan rajaynayaa in HJ Taageerto. I approve this massage anigoo HJ ah.

Ответить
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 - 11.09.2024 20:50

Guuul guuul boqor osman aw maxmuuud buurmadow



Waa geesi

Aar bari

Hayadu waa darbi isaaq

Ответить
@Niciimaclahi
@Niciimaclahi - 12.09.2024 06:17

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 - 13.09.2024 16:26

الملك اسود أود أن انصح لك أن اسالك ريك المغفر والعفوي لانه ماىة الصوماليين وغيرت رؤيتك ورءيتك مرارا وتكرارا لعل لكي تحصل الشهرة والاحترام والتقدير ولعل المال. وتفرقت بين الصوماليين ووضعت بينهم الفتنة والأنانية والعصبية والقبلية وتسخير..

Ответить
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho - 15.09.2024 17:49

Muuse ilahay naguma soo ceesho dalku jar buu saaray haddii muuse soo noqdo waa siday soomaaliland uu burburi lahayd.
Muuse waan dooranay lkn wuxuu laalay isku xidhkii shacabka soomaaliland wuxuu laalay tashigii soomaalind wuxuu laalay isu tanaasulkii soomaaliland muuse markaan eegay maah nin hogaaminta ku wanaagsan shaqsiyan ila hada ma fahansana qaladkiisa muuse ma qaato qaladkiisa talo wanaagsan oo shaqsiyadeed ma laha .
Muuse daladii soomaaliland wada hadhsanaysay wuu burburiyeey in jar bay ka dhacday ina jar bay saarantay dalku badbaado buu uu bahan yahay .
Muuse dalkiisa ma necba lkn muuse waa ka bas .
Farteena waynu ednay .
Muuse haddu soo noqdo soomaaliland baa lays waydiin maanta dabo la qabto bay leedahay aynu is maqalno .

Ответить
@CaashaRuum
@CaashaRuum - 30.09.2024 16:43

Benmadow miyuu washay mase anamoodey

Ответить
@CaashaRuum
@CaashaRuum - 30.09.2024 16:44

Maisasoo cansaraya benmadow

Ответить