XOG Sir ah Ninkii Yussuf Wilki Rerkisa Radinayay oo Sir Fashiliyay Qabku Rerkan ku Racay….

XOG Sir ah Ninkii Yussuf Wilki Rerkisa Radinayay oo Sir Fashiliyay Qabku Rerkan ku Racay….

HAYE MEDIA

2 месяца назад

77,164 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@user-hq9jk9hj6r
@user-hq9jk9hj6r - 26.04.2024 22:37

Alle Haka baqaan dadka beenta ineey kuqatan Rabo qofaan waalidkii aqonin yusufow mama foos iyo adiga DNA iska qaads

Ответить
@aminadubat9109
@aminadubat9109 - 26.04.2024 22:45

I don't think Yusuf is belong to that family ,and is weird why he isn't ready for the DNA. I think the family paid money to Yusuf. to be part of them.

Ответить
@aminadubat9109
@aminadubat9109 - 26.04.2024 22:46

This case has to involve to the government .

Ответить
@ashaoali8020
@ashaoali8020 - 26.04.2024 23:30

Koley anigu waxaan umaleynayaa in Yusuf Oromo yahay oo somaliba aheeyn

Ответить
@abdiali319
@abdiali319 - 26.04.2024 23:31

Qoyskan Shalay sheegtay inanka way iska qaadeen DNA waanay xaqiiqsadeen inuu yahay inankooda. Adigu maxaad muran u galinaysaa arrinka?

Ответить
@MohamaedAhmed-pc4vx
@MohamaedAhmed-pc4vx - 26.04.2024 23:56

Asc Salan Kadib Yusuf wanin basa ah rerkuracay umaeko wuxu uegyahay mamafos100

Ответить
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k - 27.04.2024 00:21

Yusuf isgay khayamo wada oo badhanya umada

Ответить
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 - 27.04.2024 02:16

Yuusuf maydinka dhalay waa nin xora maskaxdiisu ku socda ha ceebayn

Ответить
@khadijaomar605
@khadijaomar605 - 27.04.2024 02:42

Cidaan uma eka mama foos ayuu u eg yahay lakiin asaga waa lacag radis maxuna u diida dhiiga hala xiro dawlada ha barto

Ответить
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 - 27.04.2024 04:22

Armuuba dadka wareerinayayo uuraba inuu saas waxkaga cuno dadkas somaliyedo dadkakala maqanyihiin waain ninkaas ladabo galo

Ответить
@khadardahiir4983
@khadardahiir4983 - 27.04.2024 05:34

Asc wll ilahay yaab yuusuf dhibaato weyn ayaa haysa marka wll dhibka yuusuf haysato saacado noloshaada ka mida uma dulqaaqadateen marka wll qof dhib weyni hayso ayaad ciyaar fuyuus ku raadinaysa looma bahna in dadka dhibaataysan dhibkooda lagaa macaasho oo wax walba wax laga dayo marka inan yuusuf wuxuu inaga baahan yahay inan garab istaagno u ducayno looma baahna in buuq horleh lagu furo

Ответить
@Kaartomo
@Kaartomo - 27.04.2024 06:42

Horta ninkaan hadii la sheegto maxaa u faa iido ah reerka sheegtay 🧐🧐 ileen ma aha ilma yar oo la rabo in la koriyo eh
War anagaa yaab aragnay
Anu waxaan dhihi lahaa ninkaan waan Lumay leh war xamaalo oo shaqayso is keen kadib adaa guul gaadhi

Ответить
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 - 27.04.2024 07:42

wiilka waxaay eg.tahy inay dhashay mama foos

Ответить
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 - 27.04.2024 07:42

malaha wuxanun snayaa

Ответить
@user-gu9ue3tf2f
@user-gu9ue3tf2f - 27.04.2024 10:35

Waxoo dhecaanka u diidan yahay waa Lga yabaa inoo ku qaraba naayo reerka ayaa iga maqan oona yahah elaay 😂

Ответить
@fadumaabdi7903
@fadumaabdi7903 - 27.04.2024 11:32

Subxan allaah kolay waxba qaldan

Ответить
@fatumaahmed4488
@fatumaahmed4488 - 27.04.2024 12:01

Yuusuf waa elay dadka kaqanta tuuga

Ответить
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 - 27.04.2024 15:04

Ni nku waa khaayin xoolodaan ah

Ответить
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i - 27.04.2024 22:34

Waa tuug waayo waa in DNA laga qaado waa lacag Doon waa in la xidhaa oo DNA ga lag qaado

Ответить
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i - 27.04.2024 22:35

Waa lacag Doon oo wuu bahaloobey

Ответить
@munaabdi539
@munaabdi539 - 28.04.2024 02:34

Ani hadii aangikirka dhibto wiilkan waxaa ku shaqaysenay dad maskaxdiisa alhaa baadho

Ответить
@alisaed8393
@alisaed8393 - 28.04.2024 05:19

Aniga rayigayga waxan u malaynayaa inuu kasoo jeedo koonfur galbeed ama raxanwayn ama oromo waayo Afsoolimali giisu waa nooc kale

Ответить
@najma649
@najma649 - 28.04.2024 06:22

yusuf waxay ahayd in laga qaado dhiig

Ответить
@najma649
@najma649 - 28.04.2024 06:23

yusuf uma eka qayska hada sheegtay

Ответить
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk - 28.04.2024 07:32

Yusuf hala badho inu xis yhy baan umalaynayaaa hadey cidi dhashey isalaanta foos bu Ila egyhy

Ответить
@fiburale5200
@fiburale5200 - 28.04.2024 08:08

Yusuf waa tuug arin tiisuna waa qaraabsi hadduu diiday in dhiig laga qaado

Ответить
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g - 28.04.2024 10:52

Meel xita iskagama eko cida uu racay lkn aniga ahan ninka wajigisa somali uma eko xita ilko iyo waji oromo ayuu leeyahy 😂

Ответить
@adenomer9018
@adenomer9018 - 28.04.2024 13:44

Reerka Yusuf qaatay hadayna d n e ka qadin maxay uqaten say ku ogaaden inuu wiilkodi yahay

Ответить
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s - 28.04.2024 14:43

Waxaan u malayn in uu jaajuus yahay

Ответить
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p - 28.04.2024 14:48

Yuusuf wuu qaldamay hadii uu raacay qoys aan labaarin dheecaankooda

Ответить
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 - 28.04.2024 17:02

Tuga ayu aha wxan kushgaysta

Ответить
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 - 28.04.2024 17:56

MAXA LAA GUU FAALYE QOFKAN MADOWGA BADAN

Ответить
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 - 28.04.2024 18:01

WAARKANI WAA NIIN WEYN WAA XOOR

Ответить
@SiyadBorow
@SiyadBorow - 28.04.2024 22:15

Yuusuf waxaa dhalay hooyo foos

Ответить
@enginiamohamedabdow9534
@enginiamohamedabdow9534 - 28.04.2024 22:45

War niyohow yussuf qoyska oo hada lajogo cayo uey yahay

Ответить
@mussekhaderabdi1173
@mussekhaderabdi1173 - 28.04.2024 22:55

Horta waxaa fiican qofka wax raadinaya in uu DNA qoyskisa ku hello ama ku waayo. Lakin waad noo eegtahay ama tilmaamo ayuu wiilkayaga ku yahay. Sax maahin

Ответить
@MahadCabdidalaan
@MahadCabdidalaan - 28.04.2024 23:50

War yuusuf anaa dhalay oo aabohiis ayaan ahay waana lay dulmiyay

Ответить
@MohamedHassan-rr9hx
@MohamedHassan-rr9hx - 29.04.2024 14:56

YUUSUF WAA WIIL KUQARABTO

Ответить
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 - 29.04.2024 17:16

Cidiisheegataba waa in Dineelagaqaado
Saasa igu wanagsan
Cidwalibana aayku qanacdo

Ответить
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 - 30.04.2024 22:28

War qofka hadad asxan u samaysan haku dhibatay nina wanagii aad usamaysen.

Ответить
@umukalthum2144
@umukalthum2144 - 30.04.2024 23:21

Ninku wa oromo

Ответить
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan - 30.04.2024 23:39

Cidaan hadda leh anagaa dhalnay uma eka wiilkaan foos baa dhashay ayadu u egyahay waa laqiyaamay ninka

Ответить
@mancityfan660
@mancityfan660 - 01.05.2024 22:16

Yusuf hala baaro reer waqooyi iyo asi waa is og yahiin dad u soo laayey koonfurta

Ответить
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 - 02.05.2024 22:43

wiilkii hargeisa ku caawiyay waxa uu ku yidhi DNA aya lagu kala baxaya wuu kaga baxay qolo ayu iska raacay ninka yuusuf isago marwal qolo ayuu racaya,

Ответить
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 - 02.05.2024 22:45

ninkii hargeisa ku caawinaayay ee DNA halaga qaado ku yidhi 25 qoys aya la soo xidhiidhay howshi halka ayado maraysa reer iska raacay

Ответить
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 - 04.05.2024 17:03

I listened to Yussuf and some of the family members. They said they have taken DNA tests to ascertain his relationship to them if I am not wrong. If that is not the case then there is a hidden agenda that needs to be unearthed.

Ответить
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 - 04.05.2024 17:07

In addition, Yussuf doesn't resemble these people physically

Ответить
@sadia.simanomar9754
@sadia.simanomar9754 - 05.05.2024 02:20

NINKU MA JINBAA😅

Ответить
@user-mw8ti3hk5e
@user-mw8ti3hk5e - 05.05.2024 11:12

Dhiiga halaga qaado waayo Somali badan Aya isku hyta in laka la saro

Ответить
@FilsanAbokor-ms6ft
@FilsanAbokor-ms6ft - 05.05.2024 13:47

😊😊

Ответить