AHMED ZAKI | ISMAHAAN | "(Official Video)" 2013

AHMED ZAKI | ISMAHAAN | "(Official Video)" 2013

Haataf Abdi

10 лет назад

2,699,252 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@hassanbaresalah3808
@hassanbaresalah3808 - 26.01.2024 16:28

Ubaxa ruxmaaye im still listen this masterpiece song...... old is gold. Oslo is nothing without ur presence 🎉❤

Ответить
@user-oq4wh3ld7l
@user-oq4wh3ld7l - 24.01.2024 12:37

Heestan wan jeclahy waxan dawanaya /24/1/2024

Ответить
@abdullahmetjiite3525
@abdullahmetjiite3525 - 23.01.2024 16:08

Waqtiga wuu ordaa wlh heestan markee so baxeysy hade ila tahay 9 year laga jooga aduunyo

Ответить
@ayaandhool2547
@ayaandhool2547 - 19.01.2024 20:14

Heestan 2015 ani yariis ah ayan dhagesan jiray lkn jecel ahan Uma dhagesan jiran buufis aya I hayay quruxda mesha ayan dawanayay gorme tage ayan is dhihi jiray 2018waxan rabay inan tahribo sas ay thy 2024 still Africa joga jamacad ayan kabaxaya After one year wali inan tahriba raba hadadan dhiman mar uun Africa wan kata rabiyow irid kher ah I fur please ISO duceya 😢😢😢😢

Ответить
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 - 11.01.2024 09:43

Clqhkejarkd❤

Ответить
@kiinoowggmu233
@kiinoowggmu233 - 01.01.2024 00:34

Waxaan dhageysanayaa heestaan qiimaha badan ee erayada macaan dhalashada sanadka cusub 2024 kaliya 34 daqiiqo uun ayaa ka baxday saacada waa 12.34 habeenimo

Waan salaama inta iga dambeyso👍

Ответить
@abdishakuurmaxamedfantasti4603
@abdishakuurmaxamedfantasti4603 - 29.12.2023 03:46

Heestan waxa la qadeey anigo nuna milcamdaa dhigtaa . lakiin waxa dhegysanayaa cawaa tarikhadu tahay 2023/12/29.
Wakhti tarikhii baa ka hadhaa

Ответить
@sadianuura8483
@sadianuura8483 - 26.12.2023 16:29

still I’m listening this song
Tuesday 26 December 2023❤️👌

Ответить
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz - 19.12.2023 01:53

18/12/2023❤ Best music😢

Ответить
@user-re8pn6bm9b
@user-re8pn6bm9b - 15.12.2023 23:30

15/12/2023

Ответить
@mohamudinshar3446
@mohamudinshar3446 - 12.12.2023 14:57

Nearly 14 years later still searching and watching iconic movies🫡❤️‍🔥🔥

Ответить
@mohamedcd6122
@mohamedcd6122 - 07.12.2023 16:27

2024 🫡🙏

Ответить
@abdirahman1603
@abdirahman1603 - 07.12.2023 13:50

Hestaan waxaan dhageysi jirey xaaskeyga najmo markaan shukaansi jirey alxmd hadan waxaan nahay qows ujoogo seddex ubad lawo wiil iyo hal gabadh gabdhah soomlia laabta ayaan ka ogsoonahay ❤🎉

Ответить
@micraajabdirishiid1440
@micraajabdirishiid1440 - 06.12.2023 12:18

2014markey sobaxde wllshey ba dum uqadi jiray ayago shekesta wan xasusta ilmo aha 2017diina ana ley qadi jiray xasus ila xiliga wan dhagesta hestan😊

Ответить
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 - 24.11.2023 23:28

My song❤😢

Ответить
@abdullahibicir9619
@abdullahibicir9619 - 24.11.2023 16:29

Inta tiktok kasoo aragtay is muujiya

Ответить
@supermk879
@supermk879 - 23.11.2023 20:49

Legends still listening this song ❤❤❤❤

Ответить
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 - 21.11.2023 03:52

Still witching 2023❤🙌

Ответить
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 - 20.11.2023 18:13

Wow 2 lgends nateho indho io ahmed zaki.❤

Ответить
@allweather7847
@allweather7847 - 19.11.2023 19:31

Trending today…..Legend 🫡

Ответить
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 - 19.11.2023 08:47

Still watching big legend ahmed zaki

Ответить
@zakimohamed8133
@zakimohamed8133 - 18.11.2023 12:14

18.11.2023❤

Ответить
@MahattWadani
@MahattWadani - 18.11.2023 08:20

Waw waxna hes ah qiiro

Ответить
@AbdiQafar-kw4pg
@AbdiQafar-kw4pg - 17.11.2023 20:25

2024❤❤😂

Ответить
@SihaanAbshir
@SihaanAbshir - 17.11.2023 12:05

Siduu qays aduunyad laylo ugaladey❤🫶🤍💔🫀🤴🏻

Ответить
@mohamedbashir8781
@mohamedbashir8781 - 16.11.2023 11:56

16 Nov 2022 still listening 🎧

Ответить
@user-lc3sr4uo8l
@user-lc3sr4uo8l - 14.11.2023 12:33

Tuesday, 14 November 2023 still listening 🎧

Ответить
@ubahnuurmuhumed5776
@ubahnuurmuhumed5776 - 13.11.2023 21:03

2023 Inta dawanayso❤

Ответить
@user-tc4gs4fl1y
@user-tc4gs4fl1y - 12.11.2023 14:13

11/12/23 dawanaya onta iga dambeso wa idin salame

Ответить
@Birimo12
@Birimo12 - 11.11.2023 23:34

Heestaan xasuus bay igu leedahay tan iyo markay soo baxadayba waan dhagaysanayay

Ответить
@aqoonmedia4228
@aqoonmedia4228 - 03.11.2023 14:42

2023 stil😢

Ответить
@ahmedsiyad9969
@ahmedsiyad9969 - 24.10.2023 10:47

Am still listening this song
Tuesday 24 October 2023
Ahmed zakii

Ответить
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 - 18.09.2023 11:45

Heestan sanadkiba marban so booqdaa😊❤

Ответить
@MomtasOmar
@MomtasOmar - 01.09.2023 19:21

Still 2023 hataf muuqaaladisu aadbay u qurux badnaayen wlhi ❤️

Ответить
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe - 13.07.2023 15:41

❤❤❤❤❤

Ответить
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 - 08.07.2023 12:13

ax ax ax axmey zaki

Ответить
@jamalahmed9372
@jamalahmed9372 - 30.06.2023 16:54

suleekha🎉🎉🎉

Ответить
@dayaxsane131
@dayaxsane131 - 02.06.2023 23:24

still am listening this song aduun fakin

Ответить
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 - 07.05.2023 22:43

Ubaxaa ruxmaayee
Il biyo leh ku yaal
Sidaad tahay ufiyo laydh
Ama uduga geedaha

Waxaan la ashqaraaraba
Miyaan eegmo dhugashadaa
Indhahaaga cawsha ah
Aan waayey aragtidaa

Aayatiinka nololeed
Ismahaan allahayoow
Ubad ii dhashaayoo
Ooridayda noqotaa

Ответить
@mohametkaarie.
@mohametkaarie. - 26.03.2023 02:37

Still I'm leasing this song 🎉😊

Ответить
@roodacabdi1283
@roodacabdi1283 - 21.02.2023 20:47

Gggh

Ответить
@hajifarhan2229
@hajifarhan2229 - 10.02.2023 19:39

Illahow naag wanaagsan oo i fahmaysa isaa, oo indhaha Nasteexo indho oo kale leh 😂

Ответить
@cabdifitaax6233
@cabdifitaax6233 - 25.01.2023 01:46

Hees the best

Ответить
@suudiibraahim
@suudiibraahim - 29.12.2022 23:58

2023 time ⌚ 📱😴😭😭😭😭

Ответить
@maxamuudyaasir1657
@maxamuudyaasir1657 - 15.12.2022 00:16

Quen cadey poolo

Ответить
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 - 14.12.2022 18:13

Ahmed Zaki we love you brother waxa thy fanan heesa mcn ino qada

Ответить
@farxaanahmed693
@farxaanahmed693 - 02.12.2022 19:54

Bilin allahayow ubad ii dhashaayoo ooridaydii noqotee amin allahayow

Ответить