Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Mohamad Boodhle
Mohamad Boodhle - 13.02.2023 02:05

Sheekh JAZA KALLAA KHAYR WAA JAZAA AMIIN 🤲

Ответить
shamsa sharaf
shamsa sharaf - 12.02.2023 17:48

Ninki so jog laga wayo so jifsa laga helaa walo tag wayay tolayay halkay ku danbaysay

Ответить
Osman Mohamed
Osman Mohamed - 11.02.2023 16:37

Waa wacyi qabyaaladeysan

Ответить
Zahra Isaak
Zahra Isaak - 10.02.2023 23:09

Maxaad uga hadli weydey markey reer laascaanood ay soo tarxiileen dadkii intaas sano la deganaa xoolahoodiina ka qaateen unsur aqaaka daaliman aw madluum markaas maxaad u soo istaagi weysey diinta run ka sheega ilaahey ka cabsada.

Ответить
Ayaan Burhan
Ayaan Burhan - 10.02.2023 22:07

Sxiix

Ответить
MHassan
MHassan - 10.02.2023 21:00

waxaan maqli jiray wadad yaqaana diinta qiil ma waaya

Ответить
Axmed cali Axmed cali
Axmed cali Axmed cali - 10.02.2023 20:26

Masha allah

Ответить
Daraawiish
Daraawiish - 10.02.2023 19:53

Alshaababb ayaaad thy adiga

Ответить
Daraawiish
Daraawiish - 10.02.2023 19:51

Adiga mid ayaan kuleeyahay
Garadad ka imid Kenya iyo kuwa Ka imid Ethiopia ayaa shirqoolkan keenay adigana koley waad la ogtahay EEE allle ka cabso

Ответить
Daraawiish
Daraawiish - 10.02.2023 19:49

Sheekh darood waa beenale Horta darood oo dhan maxaa ka dhigay beenalaay

Ответить
Said Ahmed
Said Ahmed - 10.02.2023 19:48

Nin quman quweytiis Nin qaldan qabashadiis iyo Nin qatan quudintiis

Ответить
Daraawiish
Daraawiish - 10.02.2023 19:47

Kitaabka darood ayaa Ku xukuma maxd uga hadli weydey kuwa Ethiopia leyso
Naarta inoo balana

Ответить
Daraawiish
Daraawiish - 10.02.2023 19:46

Alleh Ka cabso xaaranyahoe

Ответить
Ahmad Seaman
Ahmad Seaman - 10.02.2023 19:46

masha Allah

Ответить
Abdi Rahim ethiopia somalia
Abdi Rahim ethiopia somalia - 10.02.2023 19:30

Manshllah brother

Ответить
Khadija Mohamud Yusuf
Khadija Mohamud Yusuf - 10.02.2023 19:11

🤲🤲🤲💔

Ответить
Saredo Faraxg
Saredo Faraxg - 10.02.2023 19:07

✅✅✅✅✅✅

Ответить
Samar Hasan Mohamed
Samar Hasan Mohamed - 10.02.2023 18:51

carurta iyo hoyoyinka unba anigaba kanaxaya alha kala qabojiyo

Ответить
Shukri Warsame
Shukri Warsame - 10.02.2023 18:34

Asc habo sh.m.jasakumulapah

Ответить
A A. Abdi
A A. Abdi - 10.02.2023 17:59

Sheikhaw. Dhinac. Baad. Ka. Rarantahay was. Dhinicii
Qabyaallada

Ответить
muhumed abdi
muhumed abdi - 10.02.2023 17:59

Run sheeg rabi yaqaan

Ответить
muhumed abdi
muhumed abdi - 10.02.2023 17:59

Sheekh waakan.
ilaahay kabaqaya waa intaan kafahmay

Ответить
Sarah Ali
Sarah Ali - 10.02.2023 17:56

Masha Allah Shrek Allah ku barakeeyo

Ответить
Ali Wargadud
Ali Wargadud - 10.02.2023 17:18

Ayadoo aysan naga eheyn caadhifad iyo dhinac in lalajiro waxaan aad u soo dhoweynayaa hadalka ama baaqa sheekha uu kayiri degaalka ka socda Laascaanood ee dhiiga daadanaya waa in laistaajiyaa walaalyaal thanks

Ответить
Halima
Halima - 10.02.2023 16:59

Waa run sheeg

Ответить
Abdishakur Ar_6767
Abdishakur Ar_6767 - 10.02.2023 16:30

Mashaa allah ,sheikh runta ilahay baa kugujecel, ilahay ha ku barakeeeyo.

Ответить
Xayaad Abdinaasir
Xayaad Abdinaasir - 10.02.2023 16:25

Mash Allh shikh

Ответить