4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?

4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?

Eng. Abdishakur Mohamed

10 месяцев назад

295,630 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Daahir Dayax
Daahir Dayax - 02.10.2023 19:56

Sxb waad mhansnty😊

Ответить
Hiigsiga Nolosha
Hiigsiga Nolosha - 10.10.2023 20:24

Ii soo sheeg sida muuqaal lacag looga sameeyo

Ответить
Qasim Mohamed
Qasim Mohamed - 10.10.2023 17:36

WAAD MAHADSANTAHAY USTAAD

Ответить
Abdifatah Ali
Abdifatah Ali - 10.10.2023 13:05

Sidee looga sameeyaa lacagta Facebook taasi iga caawi sxb

Ответить
Abdourazak Fatouma Abdourazak
Abdourazak Fatouma Abdourazak - 09.10.2023 19:07

How can I start please help 😭

Ответить
Jamila Nor
Jamila Nor - 09.10.2023 17:01

Conteny cratiom

Ответить
Cawil Hiigsade
Cawil Hiigsade - 09.10.2023 14:15

Content Creation iyo Video editing makala maarman markaa wll Crouse-ka Qof bixinaya miyaa jira.

Ответить
AHMED DESIGNER
AHMED DESIGNER - 09.10.2023 10:43

Sxb inaa barto ayaan rabaaa

Ответить
Alamagan Ciise
Alamagan Ciise - 09.10.2023 02:19

Saxiib ka Soo hadal bybit copy trading wuxu yahay wax jira ma yahay lacag maxa sameynkara sxp videogan midka xiga videoga Ayan Ka sugayna.

Ответить
Diraac Awsahal
Diraac Awsahal - 08.10.2023 23:33

Nidaamka cusub ee tiktok soo eeg sxb mahadsanid

Ответить
Hooyo Aabe
Hooyo Aabe - 08.10.2023 23:19

❤❤ i wanna to be blogger and freelancing 🎉

Ответить
SOMALI ICT
SOMALI ICT - 08.10.2023 20:57

Sxb Mahadsanid lkn crypto waxaa ka muhiimsan inuu qofku trader noqdo
Isbuucan kaliya waxaa sameeyey lacagtaan sanadka physical ahaan ku shaqeeyey 1Week ❤🎉🎉

Ответить
Radio Sanaag
Radio Sanaag - 08.10.2023 18:19

Maa Shaa Allah

Ответить
Ara welo
Ara welo - 08.10.2023 17:11

Wll waxaan kuwaydiin lahaaa
Hadaa graphic design sifiican u aqaan sidee ku helaaa dad aan usameeyo freelancer ahaan

Ответить
cadnaan cali salaad
cadnaan cali salaad - 08.10.2023 12:22

thanks c/shakur sxb

Ответить
Abdisalam Farah
Abdisalam Farah - 08.10.2023 12:09

laakin social media wuxuu wax kaga soo galla in aa contentiyo dadkale isa soo dulsarto 😭😭😭

Ответить
Mr jeey
Mr jeey - 08.10.2023 09:23

Waxaan jeclaan lahaa content creation

Ответить
Bare Yare
Bare Yare - 08.10.2023 05:51

Ustaad casharo aan fahmeyno inoo soo sameey

Ответить
Bare Yare
Bare Yare - 08.10.2023 05:51

Telkayga waxaas oo dhan maku baran karaa

Ответить
Mubaarik Colaad
Mubaarik Colaad - 07.10.2023 21:25

Freelance ayaan rabaa inaad iga jaahil saarto.

Ответить
Mubaarik Hassan
Mubaarik Hassan - 07.10.2023 19:07

appka freelacerka ee aan ahyn upwork magaciisa noosoo qor

Ответить
JN
JN - 07.10.2023 11:35

Freelancing

Ответить
Naima Mohamed
Naima Mohamed - 07.10.2023 09:43

Mahadsanid abowe shaqadan wan aqan wa shaqo fican ninkeyga ayana ibaray lkn basaborka somaliga ma lesku diwan galin karo Dowladaha wawen sida marakn ka sharcigisa lo bahanyhay marka dhalin yarada maxa u xal ah hadi ay raban qasatan kuwa somalia joga ?

Ответить
Maryan Elmi
Maryan Elmi - 07.10.2023 07:58

Qofki raba inu barto o ay ka goanthy wll an is cawino wn baran karnaye plz an isla barano 🥰

Ответить
Asad Hajio Fans
Asad Hajio Fans - 07.10.2023 07:01

Sxb ani tiktok ayn leeyahy 21k ayu maraya siden lacagta ugu furtaa wxanan joga Ethiopia plz bro

Ответить
Maher Mahmut Sabrie
Maher Mahmut Sabrie - 07.10.2023 07:00

ok diyaar waaye usttaad

Ответить
deka mahamud
deka mahamud - 06.10.2023 22:16

Content creation 🖐️

Ответить
deka mahamud
deka mahamud - 06.10.2023 22:16

Content creation 🖐️

Ответить
Jaylaani Channel
Jaylaani Channel - 06.10.2023 21:45

Facebook profile sidee lacag looga sameeya ?

Ответить
Talasame Show
Talasame Show - 06.10.2023 20:24

Great man masha allah.

Ответить
Mohamed Shariif
Mohamed Shariif - 06.10.2023 14:51

Content creation ila wadaag

Ответить
Binti Mohamed
Binti Mohamed - 06.10.2023 13:18

Content creation 🙋‍♂️🙋‍♂️

Ответить
Shafici Abdi
Shafici Abdi - 06.10.2023 09:50

Lacagta halkee igu soo diraysaa shirkada

Ответить
Shafici Abdi
Shafici Abdi - 06.10.2023 09:47

Wll free lenser maxaa laga wadaa

Ответить
Shafici Abdi
Shafici Abdi - 06.10.2023 09:33

WhatsApp kaga isoo sheeg

Ответить
Khalif maalim
Khalif maalim - 06.10.2023 00:21

Mahadsanid.bro❤

Ответить
Saacid Duwane
Saacid Duwane - 05.10.2023 22:23

Wll mcn sida tiktok lacag looga sameeyo ino sheeg

Ответить
Khaled IBRAHIM
Khaled IBRAHIM - 05.10.2023 22:21

Mahadsanid walaal

Ответить
Saacid Duwane
Saacid Duwane - 05.10.2023 22:20

حب الخير للغير جهاد، لا تقدر عليه كل النفوس

Ответить
Saacid Duwane
Saacid Duwane - 05.10.2023 22:19

ماشاء الله شكرا يا أخي الحبيب

Ответить
Daahir Lucky
Daahir Lucky - 05.10.2023 21:05

Eng.Abdishakur waad mahadsantahay, run ahaantii xog muhiim ah ayaad noo soo gudbisaa. suaal: cryptocurrency-ga ma u baahna miyaa investimens fara badan

Ответить
Hassan Sharif
Hassan Sharif - 05.10.2023 18:34

Haa❤

Ответить
Rohan 229
Rohan 229 - 05.10.2023 13:50

Xagan ka bilaaba

Ответить
liii cade
liii cade - 05.10.2023 09:19

Sxb labtop mahysto talfonka makusamayn kara

Ответить
Cusmaan Osmaan
Cusmaan Osmaan - 05.10.2023 09:03

Wall waxn raba ina lcag ka smyoFacebook marka igu caawi zxp 😢

Ответить
FAAFIYAHA KHEYRKA
FAAFIYAHA KHEYRKA - 05.10.2023 08:47

Mahadsanid

Ответить
FILMS AND VLOGS
FILMS AND VLOGS - 05.10.2023 05:30

Content creation ❤

Ответить
Axmed Kulule
Axmed Kulule - 04.10.2023 23:32

Sida aad lacagta uga sameyso noso dhig

Ответить
Rahma Abubakar
Rahma Abubakar - 04.10.2023 23:02

like iyo share wala hubiyay dr

Ответить