MAALGASHO NAFTAADA HORUMARKEEDA | Asiya's tv show,  Hargeisa #somali #somalitiktok

MAALGASHO NAFTAADA HORUMARKEEDA | Asiya's tv show, Hargeisa #somali #somalitiktok

Asiya's TV Show

2 года назад

6,396 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Asiya's TV Show
Asiya's TV Show - 06.12.2021 18:11

QODOBKEE AYAAD AAD UUGA HESHAY OO AAD KU DHAQAAQI, HOOSTA COMMENT-KA NAGULA SOO WADAAG FADLAN.

Ответить
Sadia Mohamud
Sadia Mohamud - 04.10.2022 12:37

Mashallah qaaliyeey Dhamaantood Qodobadu waa xul wllhi mid aan ikhuseyn kumajiro waanan sameynayaa isla maantaba inshallah, Marka laga reebo qodobka ah Qofka kaa aqoonta badan wax kakororso, Qodobkaas waxaad moodaa inuu adagyahy marka loo eego Dadku sidey cadow isugu yihiin oo aaney ogoleynba inaad wax kafaaido,, Wllhi anigu waxaan quustay dhowr jeer oo intaan Su'aal weydiiyo la iigu jawaabay maxaad maalin walba wax iiweydiisaa hadaadan garaneyn maad iska deysid, Xataa mararka qaar ayadoo ley maqlayo ayaa ley dhageysanayaa layma jawaabayo, Markaa aniguna reera Asxaab maahi oo qof kaliya ayaan kukoobanahy,,,


MAHADSANID XBBTI❤💯

Ответить
macalin xasan
macalin xasan - 27.08.2022 18:00

9- social madia dhnka ficn u adeegso
10- ku dhiiro hmigaaga io waxa ku wcnth
11- luqado bdn baro
12- say no wax kast oo xun
Mhdsnidin

Ответить
macalin xasan
macalin xasan - 27.08.2022 17:47

1- wax akhrisa / reading
2- kuwa ka cilmga bdn ka kororso wax
3- sxbo wngsn smyso
4- safar ama dhoof
5- qaado koorsoyin ku anfca
6- ku dadaal cafimdkga
7- jawi dagn ama good environent
8- dhaqaalahga ku dadaal

Ответить
Sadia Mohamud
Sadia Mohamud - 20.06.2022 14:55

❤❤❤❤❤❤❤💯👍

Ответить
Muse Ruqiyo
Muse Ruqiyo - 21.05.2022 15:02

Ruunb💚aadana
Jisakalaah qeer

Ответить
Muse Ruqiyo
Muse Ruqiyo - 21.05.2022 14:55

Kiiii okej waayfiinyiihiin
Luqdaha.

Ответить
Muse Ruqiyo
Muse Ruqiyo - 21.05.2022 14:41

Waat nofaa iideeysay
Masha Alaah jisakalaah qeer 💚

Ответить
Muse Ruqiyo
Muse Ruqiyo - 21.05.2022 14:39

Asc Abaayo macaan
Masha Allaaha jisakalaah qeer 💚💚

Ответить
Sahra Farah
Sahra Farah - 18.04.2022 22:21

Masha alaah abaayo

Ответить
Kamal Khaldoun
Kamal Khaldoun - 23.03.2022 20:32

WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN HORE U SOCO INSHALLAAHU TACALLAA

Ответить
nasteeho mahamed
nasteeho mahamed - 31.01.2022 16:00

Mansha allah ❤️ ♥️

Ответить
Nimo Aden
Nimo Aden - 16.01.2022 02:59

Jzkallshu khayr🥰🥰🥰

Ответить
Madiina Hassan
Madiina Hassan - 14.01.2022 19:21

Masha Allah wllo asiya Allah ku sharfo waxbadan baan kaa faa.iiday aniga wan jeclahay inaan wax akhriyo lkn maan moodi jirin in faa.iido iyo cilmi kororsi itahay

Ответить
Sahra Ismail
Sahra Ismail - 09.01.2022 19:49

Dank qaali

Ответить
Loyal Ahmed
Loyal Ahmed - 08.01.2022 23:41

Sister Masha Allah wan Ka helay video yadada hada ayan kugu so biiray horay u soco sister

Ответить
haweeya fanax
haweeya fanax - 08.01.2022 09:37

Makhsii wllo French baan jeclahay inaan barto imika.

Ответить
Sucaad cannel
Sucaad cannel - 07.01.2022 14:45

Maansha allah wllo ciwaankaa isoo jiitay

Ответить
maxamed xuseen
maxamed xuseen - 06.01.2022 14:24

Maashaa allaah wll guulayso

Ответить
luula channel
luula channel - 05.01.2022 22:58

Mahadsanid wll qiima badan Asia waxaad noso gudbisey wax aad noo anfacaayan allaha naga dhigo kuwii ka faideysta

Ответить
Halima Isse
Halima Isse - 01.01.2022 08:04

Asc wllo mardhw ayaan kugu soo biiray waxan kaa fiirsada canada masha allh waxa tahy gabadh daacada daacaduna wey guuleysataa laakin dadkeedu waxa ku badan xaasidka marka keep going mahadsan

Ответить
Umuahmad Mohammed
Umuahmad Mohammed - 01.01.2022 04:14

Masha Allah, very good advice. Thank you sister

Ответить
Umuahmad Mohammed
Umuahmad Mohammed - 01.01.2022 04:11

Masha Allah, very good advice thank you.

Ответить
ام محسن
ام محسن - 29.12.2021 23:46

Maasha allaah waxaa isoo jiitay kalmada ah "Maalgasho naftaada Horumarkeda"

Ответить
Naima Kahie
Naima Kahie - 25.12.2021 15:31

masha allah mahadsanid wllo wax wangsan ayaa noo faideyse

Ответить
Khadra Dahir
Khadra Dahir - 24.12.2021 21:09

Mashalla wllo horo u soco waxan ahay qof qurbe to qorbe wadanki imatinkiisa ayan aad ugu faraxsanahay anoo yarban ka tagay inkastaan ka warawr qabo Sidan u su fahmi layn dadka

Ответить
RAHMA
RAHMA - 23.12.2021 18:33

Masha allah this is much needed information thank you 😊

Ответить
umu nihaal
umu nihaal - 22.12.2021 12:57

Maeha allh waan kaheley lkn taca maxa laga wada

Ответить
kowsar abdirahman
kowsar abdirahman - 22.12.2021 11:21

Asc asiyaa wloo wxa uu bahan labarkaa ama istgram

Ответить
Ahlaam channel
Ahlaam channel - 12.12.2021 17:43

Qodobada kuli wan ka helay gaar ahaan wax akhriska isaga ayan u baahanahy inan so celiyo jazakallah khayr qali aasiya sidad noogu faaidaynaysid🥰♥️♥️

Ответить
Asha Mohamed
Asha Mohamed - 09.12.2021 06:34

Aslam alaykum xabibti man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay ha ku xifdiyo
Shukran

Ответить
nasra adem
nasra adem - 07.12.2021 21:15

mansha allaaah

Ответить
Xidiigta Reer Sool
Xidiigta Reer Sool - 06.12.2021 21:42

Mansha Allaah Asiyay walal mahad sanid khayr Alle haku siiyo waa talo iyo wano iyo fa'iido tii ugu wacnad bad nasiisay ajar iyo xasanad Rabi haka siiyo.😘

Ответить
Liino Maxamed
Liino Maxamed - 06.12.2021 21:37

waxa niyadeyda kujira bey ka hadashe masha allh qali cafkaga cano ku cab

Ответить
Liino Maxamed
Liino Maxamed - 06.12.2021 21:36

walahi waa runta ilahi haku Sharfo

Ответить
Liino Maxamed
Liino Maxamed - 06.12.2021 21:35

asc abyo asiyo wnku salame mcnto

Ответить