PROFESSOR SHUCEYB Oo La Sii Daayay. Dibna Xoriyadiisa Loo Siiyay. Rali Galina Ka Bixiyay.

PROFESSOR SHUCEYB Oo La Sii Daayay. Dibna Xoriyadiisa Loo Siiyay. Rali Galina Ka Bixiyay.

ASAL MEDIA

54 года назад

2,394 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@mohamednur1696
@mohamednur1696 - 31.10.2024 20:37

LACNADDA YAHUUDDU HAKU DHACDO ASHRAAF IYO YAHUUDDA KU GABBATABA MAXAA LAGU HAYSTAA PROFESSOR KA RUN BUU SHEEGAY ADEER DIISAMBAR SOOMAALIYA IYO BADDA CAS DAGAAL AYAA LAGA RIDAYAA WEYNA SOO BAXAYAAN CIDAHA ISLAAMKA KU GABBABAYA EE YAHUUDDA ASALKAA AH WOQOOYI IYO KOONFUR BA ASHRAAF BANII QURAYDA AYAA QABUURAHA KU QORAN MAXAA BANII QURAYDA OO LAGA MASAAFURIYEY MADIINA IYO KHAYBAR IYO ASHRAAF ISKA GALAY BAL CIBAARADAA EEGA XAMAR NA WAA MEEL LA ROGAYAA HADDAANEY XAQA ISKU TAAGIN CADCAD IYO BAKHTIGAANA WAA IN WADDANKA LAGA SAARAA

Ответить
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 - 31.10.2024 23:05

Alxamdulillahi rabbil calamiin

Ответить
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl - 01.11.2024 05:30

Isku dir iyo been aad wadiin xitaa dadka xirey waxaad tiraahdwen carab iyo shisheeye mar danbe dadkiin aan la aqoon mar danbe hadaan danbigiina fiirsado aan is eedo.

Ответить
@abdilkadirmussaosmanosman4007
@abdilkadirmussaosmanosman4007 - 01.11.2024 05:36

Anagii baa shaki nagaliseen Bini cantuun kaan ku jiraa anoo awalba shaki ka qabay baaigu xoogeestay.

Ответить
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 - 01.11.2024 06:32

Waaaa la xiraaa yabuud baa somali ku duugan haduuw yiray

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 07:55

Oo Asharaaftu ma Yuhuuday noo qarinayaan?

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 07:56

Wixii ku qornaan jiray ee hore ee uu arki jiray odaygan Da,da ah uun buu sheegay

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 07:58

Wuxuu ogaa uun buu sheegay Asharaaf ku sheegay

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 07:59

Wax Asharaafa Soomaaliya ma joogaan Tankale goormay Asharaaftu Awoodan yeesheen ay Barfasoorka ku qasbayaan

Ответить
@shiinedoonka2411
@shiinedoonka2411 - 01.11.2024 07:59

Odey waalan weeye

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 08:02

Soomaaliyeey beryahan dad Carab sheeganaya ayaa la buun buuninayaa waad ogaydeen Xafladii Xamar lagu qabtay in Calan keena lagu tuuray dhulka Hadana Asharaaf ku sheegtii baaba nagu kibirtay miyaa oo ay Carabtii nagu ciyaar siinayaan intay lacago siiyeen

Ответить
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c - 01.11.2024 08:04

Soomaaliyeey yaan dhulkiina laydin ku gumaysan ee iska cesha waxan ay carabtu soo adeeg sanayso ASHARAAFEEY QABRIYADIINA NAGALA BAXA ILAA ASHARAAF MAAHA SOOMAALIYEE LA AADA DHULKIINII LAFIHIINA

Ответить
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 - 01.11.2024 09:31

Aad ban ugu faraxsanahay

Ответить
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 - 01.11.2024 09:35

Weli ma is weydiiseen Asharaaf waa ayo? Halkee ka soo jeedaan? Xagee degaan yihiin?

Ответить
@AbdiRashiid-j2w
@AbdiRashiid-j2w - 01.11.2024 10:43

waa wax laga yaq yaq sado sxb somaliya ha jirto

Ответить
@Umofficial3191
@Umofficial3191 - 01.11.2024 10:50

Sorry abti 😢wa xanun inaad wadan kaaga xorka eheen

Ответить
@CanabbCilmii
@CanabbCilmii - 01.11.2024 12:53

Carabta wadankeena hanooga Baxdo asharaadu ha ka Baxaan wadakeena. Sababtoo ah Carabey sheegtaan wadakaan soomaali Ayaa iskaleh

Ответить
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 - 01.11.2024 21:50

In laqasbey way muuuqataa somaalaay shame on you

Ответить
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h - 02.11.2024 01:56

Sirbadan buu sheegey

Ответить
@SaidaYousif-s3e
@SaidaYousif-s3e - 02.11.2024 04:10

Alxamdulilaah

Ответить
@abuahmed8464
@abuahmed8464 - 02.11.2024 04:14

Waa in lookaco perfasor ka asharaaf waa yahuud wanna u egyihiin qaabkooda iyo dhaqankooda❤❤
Xaqiiqada ayuu sheegay labada asharaaf difaaceeso oo handadaayo perfasor ka bal arag naxariis daradooda in ey yihiin yahuud waayeel oo 80 jir ah ey ka xesho waayeen wa wasaq asharaafta asalkooda na waa yahuud Somalia ma ahan asharaafta❤❤❤❤

Ответить
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr - 02.11.2024 05:58

Kalimad "Ashraaf" carabta ma yaqaaniin ee waxay dhahaan dadka aalu beytka "SAADA". Marka waa kalmad soomali ah. Waa Made in Somalia. Dadkan gaar ahaan ku nool qayb ka mid ah Shangaani iyagaa sheegan jiray inay yihiin Ashraaf Banuu Nadiir. Reer Banuu Nadiir waa la yaqaanaa inay ahaayeen yahuudii deganayd Madiina an nabawiya. Si kastoy ahaataba Reer banii Nadiirta hadda deggan Shingaani waa dad walaalaheen oo Muslim ah. Carabna naceeb uma qabno, waan jecel nahay. Waana waajib in qof kastoo Muslim barto luqada Carabiga, Qur'anka ayaa af carabiga kusoo degay. Qofka carabta iyo carabiga necban waa munaafiq sida ku sugnaatay xassan ka dhigayo sheekh Naasirudiin Al Baani. Marka yaan lagu fududaanin necebka carabta, maxaa yeelay taasi diintaadi ayey dhaawaceesaa.

Ответить
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 - 08.11.2024 07:59

Aadbaan uga xumahay hujuumka loo gaystay barfasoorka

Ответить